Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Gudomiyaha Guud ee Jaaliyadaha Khatumo oo Soogaaray Dalka Belgum

 

Shirbalaaran oo lagu qabtay Dalka Belgum magaalada Antwerp, ayaa waxaa lagu soo dhaweeyay Gudomiyaha Guud ee Jaliyadaha Khatumo Ibrahim Ahmed Musse,  xafladan oo siwayn loosoo agasimay ayaa waxaa kasoo qaybgalay qaybaha bulshada ee jaliyada Khatumo ee Belgum,  halkaa oo loogahadlay waxyaabo badan ookala duwan, waxaa lagusoo bandhigay oo laysku waydaarsaday fikrado iyo aragtiyo kala duwan, suaalabadana lagu waydiiyay Gudomiyaha.

Gudomiye Ibrahim oo kajawabay su aalihi lawaydiiyay kana hadlay marxalada Somalia iyo halka ay marayso xaalada Khatumo iyo guulaha lagaaray shacabka reer khatumo meelayjoogaana wuxuu ugu baaqay guul iyo midnimo.

By Abdifatah Gateway

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply