Warning: preg_replace(): The /e modifier is no longer supported, use preg_replace_callback instead in /hermes/bosnacweb02/bosnacweb02al/b1204/ipw.ceegaagc/public_html/allceegaagcom/wp-content/themes/wpnewspaper/functions.php on line 2
Ceegaag Online | Archive | January

Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2015 » January

Toban Cisho oo Danbana Cumarow ku Siinee Safar Salaama(Baarlamaanka Soomaaliya)

Toban Cisho oo Danbana Cumarow ku Siinee Safar Salaama(Baarlamaanka Soomaaliya)

Muqdisho, 31 January, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo caawa saxaafadda la hadlay ayaa uga mahadceliyey xubnaha golaha Shacabka J.F.S in ay ka aqbaleen codsigiisii ahaa in…

Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo Ka Furmayo Adis Ababa

Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo Ka Furmayo Adis Ababa

Madaxda wadamada urur goboleedka IGAD ayaa magaalada Adis Ababa ku yeeshay shirkii 29-aad ee heer madaxweyne. Madaxda urur goboleedka IGAD ayaa waxa ay ka mid yihiin madaxda wadamada midowga afrika…

Faras-magaalaha Ceegaag oo goolada gawaadhida laga dhisay

Faras-magaalaha Ceegaag oo goolada gawaadhida laga dhisay

Ururka Dhaliyarada qurbo joogta Ceegaag ayaa ka dhisay Goolada Gawaadhida magaalada Dhismasa ee Ceegaag. Hadaba nala daawo Gooladaa oo wali dhisme ku socdo. Ceegaag.com…

Cumar Cabdirashiid oo soo dhisay xukuumad ka kooban 20 wasiir (Dhagayso)

Cumar Cabdirashiid oo soo dhisay xukuumad ka kooban 20 wasiir (Dhagayso)

Ra’iisal Wasaaraa Xukuumadda Federalka Somaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa wuxuu caawa magacaabay 20 Wasiiro oo kaliya, iyadoo uu sheegay inuu dib ka soo magacaabi doono Wasiir Ku Xigeenada iyo…

Sheekh Shariif oo Urur Samafal ah kaga dhawaaqay Ingiriiska

Sheekh Shariif oo Urur Samafal ah kaga dhawaaqay Ingiriiska

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa magaalada Bristol ee dalka Ingiriiska kaga dhawaaqay urur samafal ah oo la magac baxay Samadoon Foundation. Munaasabadii ku dhawaaqista ururkan ayaa…

Madaxweyne Erdogan oo Muqdisho soo gaarey, mashaariicna furey

Madaxweyne Erdogan oo Muqdisho soo gaarey, mashaariicna furey

25 January, 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa ka soo degey gegida diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho oo booqasho rasmi…

Madaxweynayaasha Jibuuti Iyo Turkiga Oo Kala Saxiixday Hishiisyo Dhowr ah

Madaxweynayaasha Jibuuti Iyo Turkiga Oo Kala Saxiixday Hishiisyo Dhowr ah

Madaxweynayaasha Turkiga Recep Tayyib Erdogan iyo Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle kulan ay ku wada qaateen magaalada Jibuuti ee dalka Jibuuti ku kala saxiixday hishiisyo dhowr ah oo la xiriira horumarinta…

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qaybgalay Aaskii Boqor Cabdla binu Cabdulcasiis Ahla-Sucuud

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qaybgalay Aaskii Boqor Cabdla binu Cabdulcasiis Ahla-Sucuud

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud oo safar deg deg ah uga soo ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa caawa soo gaaray magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, iyadoo uu…

Sidee looga xusay sanad guurada 3aad ee yagleelida Khaatumo, Dalka Noorway..

Sidee looga xusay sanad guurada 3aad ee yagleelida Khaatumo, Dalka Noorway..

Habeenkii ay bishu ahayd 16/01/2015 waxaa magaalada Oslo ee Caasimada wadanka Norway lagu qabtay si weyn loo soo qaban qaabiyey aad iyo aadna looga soo qayb galay waxaana xafladaasi loogu…

Banaanbax Nabadeed Oo ka Dhacay Magaalada Adhicadeeye Ee Gobolka Sool

Banaanbax Nabadeed Oo ka Dhacay Magaalada Adhicadeeye Ee Gobolka Sool

Adhicadeeye Jan 20, 2015. Beelaha Fiqi-Shine iyo Reer Cilmi oo u banaanbaxay ilaalinta nabad galyada magaaladooda Adhi-Cadeeye. Daawo Ceegaag.com…

Xafladdii Boqor Burhaan Boqor Muuse Oslo – Norway: Daawo

Xafladdii Boqor Burhaan Boqor Muuse Oslo – Norway: Daawo

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Dalka Norway ayaa si wayn usoo dhaweeyey boqor Burhaan Boqor Muuse oo booqasho ku jooga Dalkaas, Xaflada oo xalay ka dhacdey Magaalada Oslo ayaa waxaa kasoo qayb…

Maleeshiyo Beeleedyo ku dagaalamay Tuulada Xudu-Wagle ee Gobolka Hiiraan

Maleeshiyo Beeleedyo ku dagaalamay Tuulada Xudu-Wagle ee Gobolka Hiiraan

Wararka ka imanaya Deegaanada Deefoow iyo Kabxanleey ee Duleedka Magaalada Beladweyne ayaa sheegaya in labo maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda beesha Dir iyo Xawaadle ku dagaalameen deegaankaa, dagaalka ayaa waxaa…

Madaxweynaha Soomaaliya oo saxiixay heshiiska caalamiga ah ee dhowrista xaquuqda carruurta

Madaxweynaha Soomaaliya oo saxiixay heshiiska caalamiga ah ee dhowrista xaquuqda carruurta

Munaasabaddan lagu saxiixayay heshiiska caalamiga ee dhowrista xuquuqda carruurta ayaa waxaa ka qeybgalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, qaar kamid ah siihayayaasha xilalka Wasiirada Soomaaliya, xubno ka tirsan Barlamaanka Soomaaliya, Wakiilka Qaramada…

19 Sirrood: Soomaali Sabool Buu Ku Wacan Yahay!

19 Sirrood: Soomaali Sabool Buu Ku Wacan Yahay!

“Calyhaa Tiscata Cashara”. Qofka Soomaaliga ah haday u suurtoobayso wuxuu jeclaan lahaa:  Inuu ku boobbo, khasab diintaada kaaga saaro – tiisana uu kugu dirqiyo, beertaada inuu xoolahiisa daajisto, geeliisa aad…

Naadiga Qoraalka iyo Akhriska ee Hillin Hayaan oo Muqdisho ka bilaabay Ololaha Dhiirigalinta aqriska iyo Qoraalka (Sawirro)

Naadiga Qoraalka iyo Akhriska ee Hillin Hayaan oo Muqdisho ka bilaabay Ololaha Dhiirigalinta aqriska iyo Qoraalka (Sawirro)

Barnaamijka Ololaha hormarinta Qoraalka iyo Akhriska oo loogu talagalay in lagu soo bandhigo Buugaagta ay qoreen Qoraayaasha Somaaliyeed ayaa Naadiga Qoraalka iyo Akhriska ee Hillin Hayaan waxa uu bilaabo Olole…

Madaxweynaha Puntland oo maanta furey Mashruuca ka soo kabashada isbedel Cilmilada Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland oo maanta furey Mashruuca ka soo kabashada isbedel Cilmilada Soomaaliya

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 19-1-2015 daah-furay Mashruuca Latacaalidda iyo kasoo Kabashada Isbedelka Cimilada Soomaaliya. Shirweynahakani lagu daah furayey mashruucani oo ka…

Muungaab oo Geedkii Aboorka Cunay Hoostiisa ku Qaabilay Dadweyne Isku Heysta Dhulal

Muungaab oo Geedkii Aboorka Cunay Hoostiisa ku Qaabilay Dadweyne Isku Heysta Dhulal

Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa Muqdisho, mudane Xasan Xuseen Muungaab ayaa maanta oo Isniin ah xafiiskiisa ku qaabilay qaar ka mid ah dadweynaha ku nool magaalada Muqdisho. Dadkan oo isugu…

Shirkii Jaaliyadda Reer Kismaayoodka Ee Minneapolis Iyo Dr. Ali Cawaafe

Shirkii Jaaliyadda Reer Kismaayoodka Ee Minneapolis Iyo Dr. Ali Cawaafe

Waxaa magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota lagu gabtay shir ay isugu yimaadeen jaaliyada reer kismaayoodka. Shrikaasoo ay soo qabanqaabiyeen Aden Buqow, Ahmed Mohamed [Dhagah] iyo Abdiyare Ismael Muse. Inkasta oo…

Saraakiil ka tirsan ciidanka Kumandooska oo la dalacsiiyay

Saraakiil ka tirsan ciidanka Kumandooska oo la dalacsiiyay

Ciidamada kumaandooska ee Danab ayaa maanta munaasabad lagu dalacsiinayay qaarka mid ah saraakiishooda lagu qabtay xarunta tababarka ciidamada ee Jaziira, halkaasi oo ay ku soo bandhigeen waxyaabihii ay horey u…

Maxamed Axmed Kuluc oo ku geeriyooday Hargaysa

Maxamed Axmed Kuluc oo ku geeriyooday Hargaysa

Allaha u naxariistee Fannaankii weynaa Maxamed Axmed Kuluc ayaa maanta ku geeriyooday Isbitaalka guud ee magaalada Hargaysa. Abwaan Cabdikariin Faarax  Qaarey Jiir oo ah Maareeye ku xigeenka Golaha Murtida iyo…

Page 1 of 3123