Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2014

MEHRIJAANKII AFRAAD EE AGOONTA QATAR CHARITY OO LAGU QABTAY MUQDISHO

MEHRIJAANKII AFRAAD EE AGOONTA QATAR CHARITY OO LAGU QABTAY MUQDISHO

Bandhig ama mehrijaan loosameeyey qaar kamid ah agoonta Qatar charity oo gaarayey inkabadan 1,500 kun iyo shanboqol  ookamid ah 9000 sagaalka kun ee agoon ah ee ay xanaanadeeda ay hayso…

Gaaskoowaad ka guureeyay Laaska, Taleex iyo shirka nabadayntana ka kor dhacay

Gaaskoowaad ka guureeyay Laaska, Taleex iyo shirka nabadayntana ka kor dhacay

 Ilaahay baanu idinku dhaarinee noo dadajiya nabada Ragoow. Gabdhahoow ragiina qori dhegta ha u saarina. Maxaad noogu talo gasheen ileen idinku waad is dilasaane. Ceegaag.com…

Sida uu u dhacay Kulankii Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar ee Qaahira

Sida uu u dhacay Kulankii Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar ee Qaahira

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo dhaweyn heerkeedu sareeyo loogu sameeyay xarunta madaxtooyada dalka Masar ee magaalada Qaahira kadib markii casuumaad rasmi ah uu ku yimid…

Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo markale isu sharaxay Madaxwaynenimada Maamulka Gobolada Dhexe Soomaaliya(Galmudug)

Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo markale isu sharaxay Madaxwaynenimada Maamulka Gobolada Dhexe Soomaaliya(Galmudug)

Shir heer qaran ah loosoo agaasimay oo ay kasoo qaybgaleen Bulshada qaybaheeda kaladuwan ayaa lagu qabtay Magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, shirkan ayaa lagu soo bandhigay musharaxnimada Cabdi Qaybdiid tasoo…

Maamulka Khaatumo iyo sida uu uga shaqeenayo midaynta dadka deegaanadiisa

Maamulka Khaatumo iyo sida uu uga shaqeenayo midaynta dadka deegaanadiisa

Waxaa furmay shir ladoonayo in lagu xaliyo Xurguf lagu baneesanayay Dhiiga islaamka oo dhex taalay Beelaha Bahararsame iyo Qayaad ee deegaanka Sool. Daawo Daldoon oo soo tabinaya Waftigii Qayaadeed oo…

Raysal wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Farmaajo iyo Nuur Cade oo ka dooday Xaalada Siyaasada ee dalka

Raysal wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Farmaajo iyo Nuur Cade oo ka dooday Xaalada Siyaasada ee dalka

Labo Raysalwasaare oo aad uga warhaya Siyaasada Soomaaliya ayaa talooyin u soo jeediyay Raysalwasaare Cumar Cabdirashiid oo Khamiistii la wareegay Xilka Raysalwasaarenimo ee Soomaaliya Ceegaag.com…

Idiris Hassan Omar iyo Awo Tubeec Yuusuf oo meherkoodu ka dhacay magaalada Jabuuti.

Idiris Hassan Omar iyo Awo Tubeec Yuusuf oo meherkoodu ka dhacay magaalada Jabuuti.

Waxaa maanta oo ay bishu tahay  December 25th  sanadka 2014 Meher koodu ka dhacay magaalada Jabuuti ee wadanka Jamhuuriyada Jabuuti Idiris Hassan Omar iyo Awo Tubeec Yuusuf. Hadaba Dhamaan Waalidiinta Aabayaasha…

Eng. Xuseen Fiin Mowqifkiisa Masjid u raadinta Jaaliyada Boston.

Eng. Xuseen Fiin Mowqifkiisa Masjid u raadinta Jaaliyada Boston.

Engineer Xussen Fiin oo nasoo gaadhsiiyay warqad uu ku cadeenayo mowqifkiisa uu ka taagan yahay Masjid u raadinta Magaalada Boston. “Masaajid waa Guri Ilaahay Guri ilaahayna shaqsigii u tudhaya naftiisa…

Seeking U.S. funds, Somali clan retains D.C. lawyer Read more

Seeking U.S. funds, Somali clan retains D.C. lawyer  Read more

The Habr Gidr clan suffered significant civilian losses during a U.S. military operation in the Somali capital of Mogadishu in July 1993 — a precursor to the U.S. troops’ battle…

Warkii Somsat.tv: Madaxwaynaha Khaatumo Cali Khaliif oo Gaadhay Caasimada Soomaaliya

Warkii Somsat.tv: Madaxwaynaha Khaatumo Cali Khaliif oo Gaadhay Caasimada Soomaaliya

Madaxwayne Cali Khaliif oo safar dibadaah ugamaqnaa dalka ayaa maanta gaadhay magaalada Muqdisho, Madaxwaynaha ayaa muqdishou tagay siuu arimaha Khaatumo ugalahadlilahaa Madaxda Dawlada Federaalka ee Soomaaliya. Ceegaag.com…

Ra’iisul Wasaare Dr. Cumar C/rashiid oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay

Ra’iisul Wasaare Dr. Cumar C/rashiid oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay

Muqdisho, December 25, 2014—— Munaasabad ballaaran oo ka dhacday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa si rasmi ah xilka ula wareegay Ra’iisul Wasaaraha cusub mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, waxaana munaasabadan goob…

Waxaan idiinku Bishaa reenanaa Jaaliyada Boston iyo Agagaarkeeda in La helay Meel Masaajid Inoogu Dhaw

Waxaan idiinku Bishaa reenanaa Jaaliyada Boston iyo Agagaarkeeda  in La helay Meel Masaajid Inoogu Dhaw

Kadib markii aan aragnay baahida inoo haysa Masaajid la’aanta inagu haysata magaaladan Boston, Kadib markii ay Maryan Gaas uga dhawaaqday Muctamarkii hada lagu qabtay English High in loo baahan yahay…

Dagaal ka qarxay Saaxo kadib markii laga bilaabay Horumarin deegaanka ah

Dagaal ka qarxay Saaxo kadib markii laga bilaabay Horumarin deegaanka ah

Dagaalkan oou dhexeeyalaba beelood oo kasoo kala jeeda Koonfurta iyo Waqooyiga Gaalkacayo ayaa ku dagaalamaya deegaanada Saaxo. Warar aan laxaqiijin ayaa sheegaya in Dagaalkan ay  ka qaybqaadanayaan  Ciidmada Maamulada Galmudug…

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ansixiyay Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ansixiyay Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid

Kulanka labaad ee aan caadiga aheyn ee Kalfadhiga Shannaad ee Barlamaanka Somaliya ee ay ku yeesheen xarunta golaha Shacabka ayaa ka koobnaa ayuu ajendihiisu ka koonbaa sided qodobo oo ay…

Faaqidaada Maanta: U midoobida Shaqada Arimaha Bulshada ee Minneapolis

Faaqidaada Maanta: U midoobida Shaqada Arimaha Bulshada ee Minneapolis

Bulsho kastaaba waxay ku tiirsan tahay wax garadkeeda, waxaana hadba lagu qiimeeyaa sida ay ugu midoobaan ugana wada tashadaan Arimahooda iyada oo la’aqoonsanayo sida iyo meesha uu shaqsigu kaga hagaagi…

Jabhada Xoraynta Awdal oo Digniin Culus u jeedisay Horgalada Gadabuursi ee u shaqeenaya Maamulka Somaliland

Jabhada Xoraynta Awdal oo Digniin Culus u jeedisay Horgalada Gadabuursi ee u shaqeenaya Maamulka Somaliland

Dhaqdhaqaayada milatari ee kacdoonka shacbi ah ayaa ka bilowday deegaanada Awdal State of Somalia ka dib markii ay dantooda ka dhex arki waayeen Maamulka Somaliland oo ay wax ka dhisteen…

Qodobada ay Ku Heshiiyeen Dowladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland

Qodobada ay Ku Heshiiyeen Dowladda Federaalka iyo Maamulka Somaliland

Wada hadaladii u dhexeeyay dowlada dhexe ee Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ee ka socday Wadanka Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa la soo gaba gabeeyay, iyada oo laga soo saraay qodobo lagu heshiiyay.…

Madaxwaynaha Soomaaliyaoo kula kulmay Madaxwaynaha Maamulka Somaliland DJa-buuti kadib kulankii Madobe ee Kismaayo

Madaxwaynaha Soomaaliyaoo kula kulmay Madaxwaynaha Maamulka Somaliland DJa-buuti kadib kulankii Madobe ee Kismaayo

Madaxwaynaha Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Madaxwaynaha Maamulka Somaliland Siilaanyo  kadib markii uu shalay kasoo laabtay kulankii Madaxwaynaha Maamulka Jubaland ee Madoobe. Kulankan ayaa ku salaysnaa…

Sulaadiinta beelaha Jibril Muuse AFGUDUUD iyo Cisman Guulo oo ka mid noqday ciidamada Suldaan Wabar

Sulaadiinta beelaha Jibril Muuse AFGUDUUD iyo Cisman Guulo oo ka mid noqday ciidamada Suldaan Wabar

Suldaankan ooqoriga qaatay kana tanaasulay darajadii Suldaanimo ayaa waxa uu meesha kasaaray in Awdal State Gorgortan ka galo. waxa uu yidhi Anagu ma nihin jabhad ee waxaan nahay askar suldanka…

R.Wasaaraha Magacaaban Cumar C/rashiid oo la kulmay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maman S. Sidikou

R.Wasaaraha Magacaaban Cumar C/rashiid oo la kulmay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maman S. Sidikou

Muqdisho, 18 December 2014 –Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke,  ayaa maanta la kulmay wakiilka midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maman S. Sidikou iyo xubno…

Page 1 of 46123Next ›Last »