Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Waa kuma Musharaxa ugu cadcad Doorashada Madaxwayne ee Soomaaliya 2021

Iyada oo ay dhawaan bilaaban doonto tartanka loogu xusul duubayo cidii hogaamin lahayd Soomaaliya afarta sano ee fooda inagu soo haya, ayaa waxaa hada yeedhaya guuxa ay shaqsiyaad badani doonayaan inay ku hantaan jagadaa,

Waxaa jira shaqsiyaad badan oo iyagu ku hadaaqayay inay rajo kaleeyihiin jagada balse ninka isagu ugu cadcad ee daneenaya jagadaa si uu waxa uga badalo habka siyaasada Soomaaliya gabi ahaanba ayaa ah Musharax Bashiir Xaaji Cali oo ku magac dheer Jamaal.

Masharaxan ayaa ah mid isagu sodonkii sano ee tagayba u shaqeenayay umada Soomaaliyeed isaga oo ah ardaydii markii horoba uu wax soo baray soona tababaray qaranka Soomaaliyeed.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply