Wasiirka Socdaalka iyo dhaqanka dalka Canada oo Shahaado Sharaf gudoonsiiyay Gudoomiyaha SCERDO Bashir Xaaji Cali (Jamaal).

Guddoomiyaha guddiga fulinta  ee hay’adda waxbarashada iyo horumarinta reer miyiga ee marka magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano SCERDO ayaa ku guuleystay Shahaadada Sharafta loo yaqaano  “Paul Yuzky Award 2013”  oo sanadkiiba hal qof la gudoonsiiyo wadankan Canada. Shahaado sharaftan ayaa waxaa sanadkiiba mar bixiya wasiirka Socdaalka iyo dhaqanka ee dalka Kanada Hon. Jason Kenney iyadoo lagu qiimeeyo qofka la siiyo … Continue reading Wasiirka Socdaalka iyo dhaqanka dalka Canada oo Shahaado Sharaf gudoonsiiyay Gudoomiyaha SCERDO Bashir Xaaji Cali (Jamaal).