Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 102)

Wafti Balaadhan oo Hogaaminayo Garaad Abdilahi Garaad Soofe oo Caawa lagu soo dhaweeyey Deegaanka Goob Wayne( sawirada)

Wafti Balaadhan oo Hogaaminayo Garaad Abdilahi Garaad Soofe oo Caawa lagu soo dhaweeyey Deegaanka Goob Wayne( sawirada)

Caawa Fiidkii Waxaa Deegaanka Goobwaynev oo dhinaca itoobiya ka Xigta Magaalada Buuhoodle lagu soo dhaweeyey Wafti uu Hogaaminayo Garaad Abdiahi Garaad Soofe oo kamid ah Madaxda Dhaqanka ee Gobolada Sool…

OGAAL TV oo waraysi ku saabsan Doorashooyinka idiinka soo tabinaya xarunta ACEDONE

OGAAL TV oo waraysi ku saabsan Doorashooyinka idiinka soo tabinaya xarunta ACEDONE

Waraysi aad u Xiiso badan oo OGAAL TV la yeelatay madaxa ACEDONE Cabdulqaadir Yaasiin, waraysigan ayaa lagu falanqeenayaa macnaha codaynta doorashooyinka, iyo noocyada doorashada iyo sida ay ugu kala muhimsan…

Ra’isulwasaaraha dalka oo la ansixiyay lana dhaariyay

Ra’isulwasaaraha dalka oo la ansixiyay lana dhaariyay

Moqdisho, 17, Oct, 2012 Waxaa maanta shir isugu yimid Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kaas oo kalsoonida lagu siinyayey Ra’iisul wasaare  Dr.  Cabdi Farax Shirdoon (Saacid)  kadib markii 6 bishaan uu Madaxweynaha Jamhuuriyada…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Xafiiska Ku Qaabilay Wafdi uu horkacayay Maxbuub(IGAD)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Oo Xafiiska Ku Qaabilay Wafdi uu horkacayay Maxbuub(IGAD)

(Mogadishu, Somalia, October,16, 2012) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay  Wafdi  ballaaran ee uu hogaaminayey Xogahayah Guud ee Urur Goboleedka IGAD  Maxbuub Macalin…

Dawlada Sucuudiga oo ka waan towday xaalafintii ay ku haysay Dhirta Soomaaliya

Dawlada Sucuudiga oo ka waan towday xaalafintii ay ku haysay Dhirta Soomaaliya

Dawlada Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa si wada jir ah ay u soo saareen wasaaradaheeda Maalyadda, Ganacsiga iyo warshadaha iyo tan arimaha dibadda boqortooyada sacuudiga ayaa waxa ay ku sheegeen inay fulinayaan…

Gudoomiyaha SCERDO oo la gudoonsiiyay bilada dheemanka ee ay bixiso boqoradda Canada/Ingiriiska Queen Elizabeth II. (Daawo Sawiradda)

Gudoomiyaha SCERDO oo la gudoonsiiyay bilada dheemanka ee ay bixiso boqoradda Canada/Ingiriiska Queen Elizabeth II. (Daawo Sawiradda)

 Guddoomiyaha guddiga fulinta ee hay’adda SCERDO ayaa ka mid noqday 30 qof oo ku guulaystay billadda dheemanka ah (Queen’s Diamond Jubilee Medal 2012) ee ay bixiso boqoradda Ingiriiska Queen Elezebeth II. Xaflad caawa lagu qabtay hoolka lagu magacaabo Howard Theatre ee ku yaala magaalada Edmonton ee dalka Canada xafladaas oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu guddoonsiinayay 30 shakhsi oo loo aqoonsaday in ay waxqabad muuqda u qabteen bulshada iyo hay’adaha ay masuulka ka yihiin. Bashir Xaaji Cali (Jamaal) oo ah guddoomiyaha guddiga fulinta hay’adda SCERDO ayaa ka mid ahaa dadkii loo aqoonsaday in ay wax badan ka qabteen horumarinta bulshada ku nool dalka Canada iyo dalka Soomaaliyaba isagoo wakhti badan ugu tabarucay sidii uu wax ugu qaban lahaa dadka Soomaaliyeed ee ku nool  magaalada Edmonton iyo Dalkii hooyaba.  Waxaa si gaar ah loogu ammaanay Bashir Xaaji Cali (Jamaal) sida uu u caawiyo dhallinyarada Soomaaliyeed ee dhibaatadu ka haysato dhinacyada waxbarashada, shaqada iyo hoggaamintaba. Dadkii ku guulaystay biladaha ayaa waxaa gudoonsiinayay wakiilka Boqoradda Ingiriiska ee gobolka ALBERTA ee dalka Canada Xurmadle Donald Ethell oo si wayn ugu dheeraaday muhimadda ay leedahay billaddani iyo isagoo salaam iyo farriin uu ka sido Queen Elizabeth II boqorada Ingiriiska ahna boqorada dalka Canada u soo gudbiyay dadkii ku guulaystay billaddaas, qoysaskooda iyo asxaabtoodaba.  Waxaa kaloo isna halkaas khudbad qiimo badan ka soo jeediyay Mudane Peter Goldring oo ah mudane baarlamanka federaalka Canada oo isna ku ammaanay dadkan ku guulaystay billaddan wax qabadka dhabta ah ee ay u qabtoon bulshadooda iyo dadka sida gaarka ah ugu baahan gargaarka.  Xafladdaas oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin iyo madax ka socota qaybaha kala duwan ee dawladda Canada iyo martis haraf aad u badan ayaa ku soo gabagabowday jawi-farxadeed oo aad u sarreeya.  …

Mashruuc lagaga hirgalinayo Jamaacada Ummadda Soomaaliyeed Buuhoodle “SNUB” (Daawo V)

Mashruuc lagaga hirgalinayo Jamaacada Ummadda Soomaaliyeed Buuhoodle “SNUB” (Daawo V)

Jamaacada Ummadda Soomaaliyeed Ee Buuhoodle (SNUB) UJeedo:- Ogaysiis Waxaa loogu bushaaraynayaa loo la ogaysiisanayaa dhamaanba dadka reer Buuhoodle in la furay Jamaacadda magaceedu kor ku xusan yahay sanad Jaamacaddeedka 2012-2013. Waxaa sharaf…

Sheekh Maxamed Idiris oo Booqasho ku yimid Magaalada Boston isagoo Dawro isugu jirtay Muxaadarooyin iyo wax iswaydiin ah ugu tabarucay Jaaliyada Muslimiinta.

Sheekh Maxamed Idiris oo Booqasho ku yimid Magaalada Boston isagoo Dawro isugu jirtay Muxaadarooyin iyo wax iswaydiin ah ugu tabarucay Jaaliyada Muslimiinta.

Sheekh Maxamed Idiris oo Booqasho ku yimid Magaalada Boston isagoo Dawro(Kulamo) isugu jirtay Muxaadarooyin iyo wax iswaydiin ah ugu tabarucay Jaaliyada Muslimiinta reer Boston.            …

Isbitaalka Alxayaad ee Buuhoodle ayaa Waxa Baadhitaano Caafimaad ka Bilaabay Dr. Xasan Wanaag oo wax kudaaweeya Daawooyinka Chinaha/ Tan Qarbigaba( Daawo)

Isbitaalka Alxayaad ee Buuhoodle ayaa Waxa Baadhitaano Caafimaad ka Bilaabay Dr. Xasan Wanaag oo wax kudaaweeya Daawooyinka Chinaha/ Tan Qarbigaba( Daawo)

Isbitaalka Alxayaad ee kamid ah Isbitaalada ugu Waa Wayn ee ka Hawl gala Magaalada Buuhoodle ayaa haatan Waxa Baadhitaano Caafimaad ka Bilaabay Dr Xasan Wanaag oo Qaabilsan Xanuunada ku dhaca…

Cajaladihii lagaduubay xafladii Soomaalida reer Boston ku muujiyeen Taageerada ay u hayaan Dawladnimada Soomaaliya ka hanaqaaday

Cajaladihii lagaduubay xafladii Soomaalida reer Boston ku muujiyeen Taageerada ay u hayaan Dawladnimada Soomaaliya ka hanaqaaday

Cajaladahan oo ka kooban sadex qaybood waxaa duubay uguna tabarucay Jaaliyada Cabdulaahi Afgaab hadii aan nahay gudigii qabanqaabada Xafladana waxaan mahad celin baladhan u soo jeedinanaa Meerasane ee(Altaqwa Youth Channel).   Qaybata…

Reer Buuhoodle iyo Maamulka Khaatumo oo siwayn u Taageeray Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Jamhuuriyada Soomaaliya Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) oo shalay lagy Dhawaaqay( Daawo Full Video)

Reer Buuhoodle iyo Maamulka Khaatumo oo siwayn u Taageeray Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Jamhuuriyada Soomaaliya Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) oo shalay lagy Dhawaaqay( Daawo Full Video)

Banaan Bax Balaadhan oo lagu Taageersan yahay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa Waxa uu Maanta ka dhacay Magaalada Buuhoodle Waxan Banaan Baxani ka soo Qayb Galay…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo u Magacaabay Ra’isulwasaare C/qaadir Faarax Shirdoon (Saacid )

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo u Magacaabay Ra’isulwasaare C/qaadir Faarax Shirdoon (Saacid )

Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Pro.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daqiiqad ka hor u dhawaaqay raisalwasaaraha Cusub ee Soomaaliya. Waxaana xilka raisalwasaaronimada loo magacaabay Cabdi faarax Shirdoon { Saacid } Magacaabistan waxaa…

Warbixin Garoonka Buuhoodle (Daawo V)

Warbixin Garoonka Buuhoodle (Daawo V)

Mid kamid ah Enjineerada ku takhasudsay Dhisamayaasha Garoomada Diyaaraha ayaa Saaka Booqday Goobta laga dhisayo Garoonka Diyaaraha ee Magaalada Buuhoodle Waxana socdaalkiisa ku Wehelinayey Gudiga Garoonka Diyaarahaha ee Buuhoodle isimo…

Jaamacada Bariga africa oo Faracii Todobaad ee Jaamaceed ka furtay Magaaladada Buuhoodle iyo Wafdiyo Balaadhan oo ka kala socda Qaarkamid ah Jaamacada Somalia oo ka soo Qayb Galay Furitaankii Xaflada(Daawo V)

Jaamacada Bariga Africa oo ka dhisan gobolada kala duwan ee Puntland ayaa maanta si rasmi ah magaalada Buuhoodle uga hirgelisey qayb Cusub oo kamid ah faracyadda Jaamacada.   Qaybta Cusub…

Ha’yada Maxaliga ah ee SRO ayaa Degmada Widh Widh Ku Qabatay Siminaar ku Saabsan Fayo Dhowrka Nadaafada Deegaanka( Daawo Full Vido)

Ha’yada Maxaliga ah ee SRO ayaa Degmada Widh Widh Ku Qabatay Siminaar ku Saabsan Fayo Dhowrka Nadaafada Deegaanka( Daawo Full Vido)

Ha’yada Maxaliga ah ee SRO oo gacan ka helaysa ha’yada kale ee NBA ee Xarunteedu tahay Magaalada Laascaanood ayaa Degmada Widh Widh ee Gobolka Cayn ku Qabatay Siminaar ku saabsan…

Culumada Diinta Buuhoodle iyo Qoyska Reer Xaaji Maxamuud awmuuse oo ka War Bixiyey halka uu Marayo Dhismaha Xarunta loo Dhisayo Carruurta agoomaha iyo Kuwa danyarta ee Buuhoodle

Culumada Diinta Buuhoodle iyo Qoyska Reer Xaaji Maxamuud awmuuse oo ka War Bixiyey halka uu Marayo Dhismaha Xarunta loo Dhisayo Carruurta agoomaha iyo Kuwa danyarta ee Buuhoodle

Culumada Diinta ee Buuhoodle ayaa ka Warbixiyey Halka uu Marayo Dhismaha Xarunta loo Dhisayo Carruurta agoomaha ah iyo Kuwa Danyarta ah ee Kunool Magaalada Buuhoodle Waana Mashruucii ugu Waynaan ee…

Madaxweyne Xasan Sheekh “Hadii dadka reer Hiiraan tashan waayaan waa loo talinaa”

Madaxweyne Xasan Sheekh  “Hadii dadka reer Hiiraan tashan waayaan waa loo talinaa”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan, isagoo shalay booqday magaalada Beled Weyne ee gobolka Hiiraan isla markaana ka hadlay…

Ururka Sahan UK oo Deeq Gaadiidka Curyaamada ugu deeqay Curyaamiinta Buuhoodle( Daawo sawirada+V)

Ururka Sahan UK oo Deeq Gaadiidka Curyaamada ugu deeqay Curyaamiinta Buuhoodle( Daawo sawirada+V)

Ururka Sahan oo Fadhigiis yahay Magalaada London ayaa deeq Baabuurta Curyaamiinta soo gaadhsiiyey Qaarkamid ah Curyaamiinta Gobolka Cayn gaadiidkani Curyaamiinta ee la soo gaadhsiiyey Buuhoodle ayaa tiradoodu dhamayd ugu yaraan…

Munaasabad lagu taageerayay dowladda Soomaaliya oo ka dhacday Magaalada Portland ee Goolka Maine USA

Munaasabad lagu taageerayay dowladda Soomaaliya oo ka dhacday Magaalada Portland ee Goolka Maine USA

Munaasabad lagu maamuusayay soo dhaweynta Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Prof, Xasan Sheikh Maxamuud Iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof, Maxamed Sheikh Cusman(Jawaari) ayaa ka dhacday gobalka Maine Portland ee dalka Mareykanka,…

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo la Kulmay Ururrada Bulshada Rayidka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo la Kulmay Ururrada Bulshada Rayidka

Kulankan oo ahaa kii u horeeyay noociisa oo uu Madaxweynaha la qaato Ururada Bulshada rayidka tan iyo 10-kii bishan ay doorteen Baarlamaanka ayaa waxaa uu ka dalbaday inay muujiyaan doorkooda…