Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Mashruuc lagaga hirgalinayo Jamaacada Ummadda Soomaaliyeed Buuhoodle “SNUB” (Daawo V)

Jamaacada Ummadda Soomaaliyeed Ee Buuhoodle (SNUB)

UJeedo:- Ogaysiis
Waxaa loogu bushaaraynayaa loo la ogaysiisanayaa dhamaanba dadka reer Buuhoodle in la furay Jamaacadda magaceedu kor ku xusan yahay sanad Jaamacaddeedka 2012-2013.

Waxaa sharaf iyo magacba inoo ah in ay Buuhoodle hormuud ka noqoto dib u soo noolayntii aqoontii tayada lahayd ee Jaamacaddii umadda
soomaaliyeed lagu yaqiinay, si aynu ula jaanqaadno isbedelka cusub ee siyaasadeed ee dalka ka dhashay isla markaasna uga soo kabano  dib u
dhacii muddada dheer ina saameeyey ama inagu habsaday. Jaamacadda maadooyinka lagu baranayo waxaa kamid ah (Degree Courses)  sida:-
1- Caafimaadka (Medicine And General Surgery).
2- Ingineerimo oo kala A- Dhismaha, B- Computer iyo Isgaadhsiinta.
3- Taba tabarka Macalimiinta heer Jaamacaddeed.
4- MSIT (Management Science And Information Technology).

Fiiro Gaar Ah:-  Mudooyinka Lagu qalin jabinayo waa 6 Sano oo Caafimaadka ah, 3 Sano MSIT iyo 4 Sano oo inta kale ah.

Wixii faah faahin dheeraad ah kala xidhiidh Prof. Ibraahim Maxamed Saciid (Balayax)  Tell: 00252 24083733

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag