Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 103)

New York. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Iyo Xooghayaha Guud ee QM Baan-Kii-Moon Ayaa Shir Gudoominayey Kulankii Gaarka Ahaa Ee Looga Hadlayey Arimha Soomaaliya

New York. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Iyo Xooghayaha Guud ee QM Baan-Kii-Moon Ayaa Shir Gudoominayey Kulankii Gaarka Ahaa Ee Looga Hadlayey Arimha Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali iyo Xooghaya Guud ee QM Baan-Ki-Moon ayaa shir gudoominayey kulankii gaarka ahaa ee looga hadlayey Arimaha Soomaaliya waxaana shirkaas ka soo qayb galay…

Edmonton oo lagu qabtay xaflad lagu taageerayay madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud + Daawo Sawiradda

Edmonton oo lagu qabtay xaflad lagu taageerayay madaxweyne Xasan Shiikh Maxamud + Daawo Sawiradda

Xaflada ballaadhan oo loogu dabaaldegay dawladda Federal Soomaaliya ee uu madaxwaynaha ka yahay Mudane Xasan Shiikh Maxamuud  ayaa lagu qabtay Iskuulka Islaamka ee ku yaal magaalada Edmonton ee gobolka Alberta…

Xaflad Lagu go’aamiyay isgarbtaaga Dawlada Soomaaliya oo ka dhacday Magalaada Boston, MA USA

Xaflad Lagu go’aamiyay isgarbtaaga Dawlada Soomaaliya oo ka dhacday Magalaada Boston, MA USA

Xaflad si heersare ah  loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynayay isbadalka siyaasadeed ee kadhacay wadankii hooyo ayaa caawa kadhacday caasimada gobolka Massachusetts ee magaalada Boston ee cariga Maraykanka. Xafladan…

Maamulka Puntland oo Buuhoodle ku soo Bandhigay Furashada asxaabta Siyaasada ee Puntland laga Hirgaliyey( Daawo Full Video)

Maamulka Puntland oo Buuhoodle ku soo Bandhigay Furashada asxaabta Siyaasada ee Puntland laga Hirgaliyey( Daawo Full Video)

Maamulka Puntland ayaa Magaalada Buuhoodle ku soo Bandhigay Furashada asxaabta siyaasada ee Puntland oo dhawaanta laga Hirgaliyey deegaanada Puntland, Waxana kulan Balaadhan oo Magaalada Buuhoodle uu ku Qabtay Gudoomiyey Kuxigeenka…

Deeq Raashin ayaa loo Qaybiyey Qoysas isugu jira Agoomo Danyar iyo Dad Waayeel ah oo Buuhoodle Ku nool

Deeq Raashin ayaa loo Qaybiyey Qoysas isugu jira Agoomo Danyar iyo Dad Waayeel ah oo Buuhoodle Ku nool

Qaarkamid ah Qoysas isagu jira agoomo danyar iyo dadwaayeel ah oo Kunool Magaalada Buuhoodle ayaa Maanta la Loo Qaybiyey deeq Raashin ah oo uu ku deeqay Cali Diiriyey Gamaadiid( Cali…

Ogaysiis: Xaflad lagu muujinayo dareenka, tageerada iyo farxada jaaliyada reer Boston u hayaan dib u curashada dawladnimadii Soomaaliya oo Axadan Sept 23, 2012 kadhacasa……

Ogaysiis: Xaflad lagu muujinayo dareenka, tageerada iyo farxada jaaliyada reer Boston u hayaan dib u curashada dawladnimadii Soomaaliya oo Axadan Sept 23, 2012 kadhacasa……

Goobta Xafladu waa Boys and Girls Club of Boston 115 Warren St. Boston, MA 02119. Saacaddu xafladu waa Lixda makhribkii 6:00 PM ilaa iyo  kow iyo tabanka 11:00PM   Maalinnimada Axada,…

Mudaharaad looga soo Horjeeday aflagaadadii loo Gaystay Diinta islamka iyo Nabi Maxamed(NNKH) ayaa ka dhacay Buuhoodle(Daawo Full Video)

Mudaharaad looga soo Horjeeday aflagaadadii loo Gaystay Diinta islamka iyo Nabi Maxamed(NNKH) ayaa ka dhacay Buuhoodle(Daawo Full Video)

Mudaharaad Balaadhan oo Looga soo Horjeeday aflagaadadii loo gaystay Diinta Islamka iyo Nabigeena Suuban ee Maxamed (NNKH) ayaa Maanta Waxa uu ka dhacay Magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Cayn, Waxana…

Ongeri is making serious diplomatic blunders by revealing intrigues behind Somalia’s assassination plot

Ongeri is making serious diplomatic blunders by revealing intrigues behind Somalia’s assassination plot

Foreign Affairs Minister Sam Ongeri has for the first time revealed the power struggles in Somalia that led to last week’s attempted assassination of President-elect Hassan Sheikh Mahmud. The Minister…

Ha’yada Maxaliga ah ee SRO oo Buuhoodle ka Bilowday olole Balaadhan oo Nadaafadeed oo lagu Nadiifinayo Bilicda Gobolka Cayn( Daawo Video)

Ha’yada Maxaliga ah ee SRO oo Buuhoodle ka Bilowday olole Balaadhan oo Nadaafadeed oo lagu Nadiifinayo Bilicda Gobolka Cayn( Daawo Video)

Ha’yada Maxaliga ah ee SRO ayaa Magaalada Buuhoodle ka Bilowday olole Balaadhan oo Nadaafadeed oo lagu Nadiifinayey Wadooyinka iyo Goobaha Dadwaynuhu isigu Yimaadaan Waxana Qashin farabadan oo laga Xaadhay goobaha…

Shir lagu qabanqaabinayo xaflad u agaasiman hab heer qaran ah oo ay jaaliyada reer Boston ku muujinayaan taageerada ay u hayaan dawladooda ka hanaqaadasa dalkooda Hooyo Soomaaliya oo ka dhacay Boston. MA ee USA

Dhisida Gudi Hoosaadyada   Gudiga Wargalinta Waxaa loo xilsaaray Xasan Warfaa, Cabdiraxmaan  Yuusuf, Maxamed Xabeeb. Shaqadooduna waxay tahay inay dadka ku wacyi galiyaan sababta kaliftay in xafladan jaaliyadu isugu timaado…

Prophet Muhammad enbodied the Quran (May the peace and blessings of Allah be upon Him)

Prophet Muhammad enbodied the Quran (May the peace and blessings of Allah be upon Him)

“A WALKING QUR’AN”, EMBODYING THE LAWS OF ALMIGHTY Allah (Exalted and Majestic) The Prophet (peace and blessings of Allah be upon Him) has been said by his wife, Aisha (May…

Booliska Kenya oo magaalada Nairobi ku qabtay, Suumanka qarxa, Hub iyo Ragg Soomaali (Sawirro)

Booliska Kenya oo magaalada Nairobi ku qabtay, Suumanka qarxa, Hub iyo Ragg Soomaali (Sawirro)

Booliska dalka Kenya ayaa maanta ku qabtay magaalada Nairobi Hub, rasaas iyo suumanka la isku qarxiyo, iyagoo gacanta ku dhigay labo nin oo Soomaali ah, oo lagu soo eedeeyay inay…

Aqalka Talada ee Madaxtooyada oo Madaxwayne Shariif ku wareejiyay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud

Aqalka Talada ee Madaxtooyada oo Madaxwayne Shariif ku wareejiyay Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud

Hadiyaddo kala duwan oo madaxweynihii hore uu madaxda kasoo gudoomay intii uu xilka hayey oo isugu jira dahab,luul iyo qalin oo maanta uu la wareegay Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda. Madaxweynaha Jamhuuriyadda…

Reer Buuhoodle oo siwayn u taageeray Madaxwaynaha Cusub ee Somalia( Daawo Full Video)

Reer Buuhoodle oo siwayn u taageeray Madaxwaynaha Cusub ee Somalia( Daawo Full Video)

Banaan bax lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriya Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa manta ka dhacay Magaalada Buuhoodle, iyadoona banana baxaasi ay kasoo qayb galeen Madax ka tirsan…

MM Khaatumo oo aanu ka waraysanay Fikirkiisa Doorashada Madaxwayneha Soomaaliya (Cod Dhagaysi)

MM Khaatumo oo aanu ka waraysanay Fikirkiisa Doorashada Madaxwayneha Soomaaliya (Cod Dhagaysi)

Maamulka Khaatumo state of Somalia ayaa si Rasmi ah Magaalada Taleex uga dhawaaqay inay soo dhaweynahaa Doorashada Madaxwaynaha Somalia, Waxana kaloo Shalay Magaaladaasi ka dhacay dibad bax baladhan oo lagu…

Banaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo ka dhacay Taleex

Banaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya oo ka dhacay Taleex

Madaxweynaha Jabuuti oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Somalia.

Madaxweynaha Jabuuti oo u hambalyeeyay Madaxweynaha cusub ee Somalia.

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si weyn usoo dhaweeyay qaabkii ay u dhacday doorashadii madaxtinimada Soomaaliya oo shalay ilaa xalay ka dhacday Muqdisho, isagoo u hambalyeeyay madaxweynaha cusub ee…

Maamulka Somaliland ayaa maanta dhambaal hambalyo ah u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Maamulka Somaliland ayaa maanta dhambaal hambalyo ah u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Marka hore Aniga oo ku hadlaya magaca Maamulka Somaliland, waxaan doonayaa in aan halkan ugu hambalyeeyo Madaxweynaha cusub ee xalay Baarlamaanka dalka Soomaaliya ay u doorteen Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,…

Xasan Sheekh Maxamuud Oo loo dooranayo Madaxwaynenimada Soomaaliya

Xasan Sheekh Maxamuud Oo loo dooranayo Madaxwaynenimada Soomaaliya

  Wareega 2aad ee madaxwaynenimada Soomaaliya oo ay isugu soo hadheen sadex musharax oo kala  R/Gaas, Shariif Sh. Axmed, iyo Xasan Sh. Maxamuud ayaa lafilayaa inuu ka tanaasulo raysalwasaare Gaas taasoo…

Toos u daawo Doorashada Madaxwayne ee ka dhacasa muqdisho ilaa tii 1986 kii 7da sanadood laagu doortay madaxwayne Siyaad Bare

Live Video streaming by Ustream…