Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Muqdisho (Ceegaag Online) – Taliska ciidamada Mareykanka u qaabilsan Africa ee AFRICOM ayaa go’aansaday inay dib usoo celiyaan ciidamada Mareykanka ee joogay Soomaaliya si ay uga falceliyaan duruufaha amniga iyo badqabka…
Soomaaliya waxaa manta u buuxsantay 30 sano oo laga joogo malintii Muqdisho laga qabsaday dowladdii militariga ee Maxamed Siyaad Bare uu hoggaaminayay.Wixii ka dambeeyay 26-kii January, 1991, Soomaaliya waxay lugaha…
Inaalilaahi wa inaa ilehey rajucuun waa geri xanuunbadan waxaa sakay dalka holan ku geeriyotay Marxuumad Xamso Sh. Xuseen (Hanoolato) waxaan ilaheey uga baryaayaa inuu ka dhigo marti lajcelyahay kitaabkeedana gacanta…
SHIR JARAA’ID JANUARY 10, 2021 1. Waxaa qof walba oo muwaaddin Soomaaliyeed ah u muuqda in 20kii sano ee ugu danbeeyay ee la bilaabay yagleelidda dawladda Federalka ee Soomaaliya in hoggaamiyeyaashii…
PRESS RELEASE JANUARY 10, 2021 It is apparent to everyone that Somalia’s successive leaders over the past twenty years have all failed to enact a real and lasting reconciliation. A…
Edmonton Jan 09, 2021. Waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa Raadiyaha Daljir ka qaaday musharax madaxwayne Soomaaliya Bashiir Xaaji Xali. Waraysigan oo taabanayay dhinacyo badan oo khuseeya sidii loo midaynlahaa siyaaasada…
Muqdishi Jan 08, 2021: Xaflad aad loosoo agaasimay oo ay kasoo qayb galeen bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa lagu qabtay Beerta Nabada ee magaalada Muqdisho. Xafladan ayaa lagu taageerayay musharax…
President-elect Joe Biden has picked Boston Mayor Marty Walsh, a former top union leader, to serve as his Labor secretary, according to four sources, ending a selection process that split…
Dr. Cabaas oo ahaa Aaabihii daawaynta ee magaalada Buuhoodle oo ILaahay inaga jeclaaday. Dhaqtarka ayaa ahaa lafdhabarka Dhakhtarineed ee deegaanada Gol-Caynneed. Jamaal Xaaji Cali oo ku hadlay dhamaan magaca reer…
Boohoodle Jan 06, 2021. Waxaa magaalada Buuhoodle ku geeryooday Xuseen Qambi oo ahaa nin si wayn looga yaqaanay gayiga Soomaalida . Waxaa tacsi nasoo gaadhsiiyay Jamaal Xaaji Cali oo ku…
Figradihiina