Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dr. Cabaas oo Geeryooday

Dr. Cabaas oo ahaa Aaabihii daawaynta ee magaalada Buuhoodle oo ILaahay inaga jeclaaday. Dhaqtarka ayaa ahaa lafdhabarka Dhakhtarineed ee deegaanada Gol-Caynneed.

Jamaal Xaaji Cali oo ku hadlay dhamaan magaca reer Xaaji cali ayaa u tacsiyadeenaya qoyska Dr. Cabaas meelkasta oo ay joogaan Waxayna Marxuumka Ilaahay uga baryaan inuu u naxariisti qaraabadana samir iy iimaan kasiiyo,

Waxaa kale oo tacsi nasoo gaadhsiiyay uu udirayo Qoyska Dr. Cabaas Dr. Cali Cawl Xuseen , Waxuuna Marxuumka Ilaahay uga baryayaa inuu u naxariisto qaraabadana samir iy iimaan kasiiyo AAMMIINN.

Anagoo ah bahda Ceegaag.com waxaan illahay uga baryanaa inuu qabriga u nuuriyo kana yeelo kuwa uu u naxariistay ee kitaabkooda midigta laga siiyo dhamaan teena samir iyo iimaan inaga wada siiyo AAMMIINN yaa rabi .

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply