Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xuseen Qambi oo ku geeryooday Boohoodle

Boohoodle Jan 06, 2021. Waxaa magaalada Buuhoodle ku geeryooday Xuseen Qambi oo ahaa nin si wayn looga yaqaanay gayiga Soomaalida . Waxaa tacsi nasoo gaadhsiiyay Jamaal Xaaji Cali oo ku hadlaya dhamaan magaca reer Xaaji Cali isaga oo u tacsiyeenaya qoyska Xuseen Qambi iyo marwo Caasha Cali Abokor, iyo qoyska reer Qanbi oo dhan. Waxayna Marxuumka Ilaahay uga baryayaan inuu u naxariisto qaraabadana samir iy iimaan kasiiyo,

Waxaa kale oo tacsi nasoo gaadhsiiyay ay u dirayaan Qoyska Xuseen Qanbi Dr. Cali Cawl Xuseen oo ku hadlaya maga reer Cali Cawl, Waxayna Marxuumka Ilaahay uga baryayaan inuu u naxariisto qaraabadana samir iy iimaan kasiiyo,


Anagoo ah bahda Ceegaag.com waxaan illahay uga baryaynaa inuu qabriga u nuuriyo Marxuum Xuseen Qanbi kana yeelo kuwa uu u naxariistay ee kitaabkooda midigta laga siiyo dhamaan teena samir iyo iimaan inaga wada siiyo AAMMIINN yaa rabi .

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply