Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xaflad Agaasinkeedu Sareeyo oo Lagu Taageerayay Mushrax Bashiir Xaaji Cali oo ka dhacday Muqdisho

Muqdishi Jan 08, 2021: Xaflad aad loosoo agaasimay oo ay kasoo qayb galeen bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa lagu qabtay Beerta Nabada ee magaalada Muqdisho.

Xafladan ayaa lagu taageerayay musharax nimada Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) oo isagu u sharaxan xilka Madaxwaynenimada Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya.

Nala daawo Sawirada Xafladan

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply