Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Heestan Cusub oo ay ka dhexmuuqdaan dhalinyarada dalka u kacay kuna hanwayn inay wadankooda lasimaan dunida hormartay ayaa ah mid si aada usoo jiidatay dhaha iyo araga Soomaalida ku nool…
Waxaa goor dhaw oo saakadan ah geeriyooday AUN Dr. Maxamad Adan Dheere (Dhagaweyne). oo ku Geeriyooday Boston wadankan Maraykanka Wuxuu ka mid ahaa Asaasayaashi Dawlada Puntland. Wuxuu ka mid ahaa…
BOSTON — Massachusetts Developmental Disabilities Council Welcomes New Member Asha Abdullahi Boston, MA (November 2021) –Governor Charles D. Baker has appointed Asha Abdullahi as a citizen member of the Massachusetts Developmental Disabilities Council.…
Habeenimadii Sabtida ee Dec 04, 2021 xaflad ka dhacday Heteelka Marriot Airportka ee magaalada Columbus gobolka Ohio ee wadanka Maraykanka waxaa sidiiran loogu soo dhaweeyay Musharax Madaxwayne Soomaaliya Bashiir Xaaji…
Deqa Dhalac was formally seated Monday as the top elected leader of Maine’s fourth largest city. SOUTH PORTLAND — Somalia was on the verge of civil war when Deqa Dhalac…
Xaflad aad u balaadhan oo lagu qabtay Hetel Delta Marriot ee magaalada Minnapoils gobolka Minasota ayaa lagusoo dhaweeyay Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) oo u sharaxan jagada madaxwaynaha Soomaaliya 2021. Xaflada…
Waxaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ka dhacday xaflad balaadhan oo loo qabtay Gabdhaha Kubada Kolayga ee Soomaalida waqooyiga America. Xafladaa oo ahayd mid lagu dhiiro galinayo dhalinta siiba gabdhaha…
Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Boston cariga dalkan Maraykanka ayaa soo dhaween aad u saraysa u sameeyay musharax madaxwayne Soomaaliya 2021 Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) oo booqasho qorshaysan ku…
Figradihiina