Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 159)

Howlgal Balaaran oo ka soconaya qeebo kamid ah Muqdisho.

Howlgal Balaaran oo ka soconaya qeebo kamid ah Muqdisho.

Wararka laga helayo degmada Hiliwaa ee gobalka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in maanta ay qeybo kamid ah degmadaasi ay ka socdaan howl-gallo aad u balaaran kuwaas oo sababay in…

Qudbadii John Connolly…Jaaliyada Reer Boston si weyn u taageeray Maamul Gobaleedka Jubbaland Q-2aad

Qudbadii John Connolly…Jaaliyada Reer Boston si weyn u taageeray Maamul Gobaleedka Jubbaland Q-2aad

Qudbadihii John Connolly,  Cabdiraxmaan Warsame Cismaan, Maryan Muuse Booqor iyo dadwaynuhii xaflada kasoo qaybgalay. Ceegaag.com…

Qaybtii 1aad ee Dabaaldagii faneed ee Jubaland ….Boston

Qaybtii 1aad ee Dabaaldagii faneed ee Jubaland ….Boston

Waxaan halkan idiinku soo gudbinanaa bandhig faneedkii xaflada reer Boston ku ayideen dhidibo u taagida Jubaland State of Somalia ceegaag.com…

Xaalada Kismaayo iyo maanta dagaalkii shalay ka dib

Xaalada Kismaayo iyo maanta dagaalkii shalay ka dib

Waxaa istaagay dhamaan colaadii shalay laga oogay magaalada Kismaayo kadib markii ay ciidamada amaanku sugeen amaanka ragii isku soo garabsaday hurinta colaadan ayaa la’garanayn meel ay jaan iyo cidhib dhigeen,…

Daawo qaybtii 1aad ee dabaaldagii Jubaland State of Somalia ee Boston.

Daawo qaybtii 1aad ee dabaaldagii Jubaland State of Somalia ee Boston.

Waxaan halkan idiinku soo gudbinanaa qaybtii 1aad ee xafladii lagu ayiday samaynta Jubaland ee magaalada bosotn iyo nawaaxigeeda.   ceegaag.com…

Culumada iyo Waxgaradka Reer Ceegaag oo ku Baaqay in laga soo Qayb Galo Dhismaha Misaajidka Ceegaag ee Dabaqa ah( Daawo sawirada Misaajidka)

Culumada iyo Waxgaradka Reer Ceegaag oo ku Baaqay in laga soo Qayb Galo Dhismaha Misaajidka Ceegaag ee Dabaqa ah( Daawo sawirada Misaajidka)

Iyadoo Dhawaan Deegaanka Ceegaag laga Bilaabay Dhismaha Misaajid aad u Balaadhan oo dabaq ah ayaa dhismaha Misaajidkaasi haatan Waxa uu Marayaa Meel Wanaagsan waxana gacanta lagu hayaa Dhamaystirkiisa.  Culumada, Cuqaasha…

Amaanka Kismaayo oo gacan bira galay iyo kooxdii isbaaro doonka ahayd oo isku urusaday Qudbiga Jabarti

Amaanka Kismaayo oo gacan bira galay iyo kooxdii isbaaro doonka ahayd oo isku urusaday Qudbiga Jabarti

Amaanka kismaayo ayaa waxaa aad u sugaya ciidmada qalabka sida ee Jubaland State, dhimashada ayaa hada gaadhasa ilaa 7 ruux dhaawacuna waxa uu haatan yahay 13 ruux. Kooxdii Isbaaro doonka…

Wararkii u danbeeyay ee dagaalka Kismaayo iyo Khasaarihii ka dhashay

Wararkii u danbeeyay ee dagaalka Kismaayo iyo Khasaarihii ka dhashay

Anaga oo ku sugan haatan Isbataal gaar loo leeyahay e Al-Raxma ayaa waxaa hada yaala Sadex Qof  oo mayd ah halka isbataalka wayna ay yaalaan laba qof dhimashada ayaa ah…

Arin naxdin leh “Arooskii ayaan rabnay in la galbiyo” oo ka dacday xamar jajab….

Arin naxdin leh “Arooskii ayaan rabnay in la galbiyo”  oo ka dacday xamar jajab….

Askari ka tirsan Ciidamada Hay’adda Nabad Suggida, ayaa wuxuu galabta aroos ka dhacaayay Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir, uu u bedelay goob tacsi. Arooskaan ayaa wuxuu ka dhacaayay guri…

Gudoomiyihii Degmada Hobyo & Nabadoon lagu dilay Degmada Xarar Dheere xalay

Gudoomiyihii Degmada Hobyo & Nabadoon lagu dilay Degmada Xarar Dheere xalay

Dabley hubeysan ayaa gudaha Magaalada Xarar dheere ku dishay Xalay Gudoomiyihii Degmada Hobyo Sheekh Doon Yuusuf Gurey iyo Nabadoon ka tirsan dadka deegaanka ,waxaana meyda Gudoomiyaha iyo Nabadoonka lagu wada aasay…

Maleeshiyada Cabdi-Baaleey iyo Kuwa Maamulka Jubaland oo isku farasaaray Kismaayo

Maleeshiyada Cabdi-Baaleey iyo Kuwa Maamulka Jubaland oo isku farasaaray Kismaayo

Wararka naga soo gaadhaya xarunta maamulka Jubaland ayaa sheegaya in dagaal ba’an uu ka socdo magaalada Kismaayo maanta kadib markii uu isku dayay Cabdi-Baalay oo kamida raga sheegta inuu madaxwayne…

Maamulka Gobolka Bay oo ka Waramay Aragtidooda Xafiiska Qaramada

Maamulka Gobolka Bay oo ka Waramay Aragtidooda Xafiiska Qaramada

Guddoomiyaha maamulka Dawladda Federaalka Soomaaliya Gobolka Bay Cabdi Aadan Hoosoow ayaa ka hadlay Xaaladda Guud ee Gobolkaas haatana ka jirta Siyaasad ahaan iyo ammaan ahaanba. Hoosoow ayaa sheegay in Gobolka…

Aasaaska ciidamada Jabuuti oo laga xusay magaalada Baledweyne

Aasaaska ciidamada Jabuuti oo laga xusay magaalada Baledweyne

Munaasabad lagu maamuusayay Xuska 36-guuradii ka soo wareegtay aasaaskiii ciidamada xoogga dalka Jabuuti ayaa maanta lagu qabtay xerada Ceel-Jaalle ee duleedka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Xuska munaasabadda ayaa waxaa…

Qarax lala beegsaday Ciidamada AMISOM dagmada kaxda

Qarax lala beegsaday  Ciidamada AMISOM dagmada kaxda

Gaadiid ay wateen Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa maanta qarax nuuca Miinada dhulka lagu aaso ah waxaa lagula eegtay Degada Kaxda ee Gobolka Banaadir. Goob joogayaal kusugan Degmada Kaxda…

Gumaad Ba’an oo lagu hayo Soomaalida ku nool Koonfur Afrika(Dhagax iyo Burus bira!!!)Subxaanalaah Bal cawaanimadaa nala arka

Gumaad Ba’an oo lagu hayo Soomaalida ku nool Koonfur Afrika(Dhagax iyo Burus bira!!!)Subxaanalaah Bal cawaanimadaa nala arka

Asakarta amaanka ee Booliska ayaa daawata marka la’gumaadayo Soomaalida ku dhaqan Koonfur Afrika miyayaana lsoo gaadhin wakhtigii ay isga soo wada carari lahaaeen inta aan lawada xasuuqin. ceegaag.com  …

Kismaayo oo aay soo gaareen ciidamo Siraaliyoon ah

Kismaayo oo aay soo gaareen ciidamo  Siraaliyoon ah

Waxaa soo gaaraya magaala Xeebeedka Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose  tiro ka mid ah ciidamada Siraaliyoon ee qyabta ka ah Hawl Galka Amisom ee soomaaliya. Ciidamadan Maanta soo gaaray magaalada…

Tababar ciidamada ka tirsan maamulka jubba land loogu soo gababeeyay magalada Badhaahde

Tababar ciidamada ka tirsan maamulka jubba land loogu soo gababeeyay magalada Badhaahde

In ka badan Kun Askeri oo ka tirsan Ciidamada Milateriga iyo Boliiska Jubba Lanad oo muddo laba Bilood ah Tababar uga soconayay Degmada badhaadhe ayaa maalinimadii shalay halkaa loogu soo…

Xarakada Al-shabaab oo xalay Bare-Hiirale ku weeraray Bam Gacmeed

Xarakada Al-shabaab oo xalay Bare-Hiirale ku weeraray Bam Gacmeed

Waxaa habeenimadii xalay ahaayd weerar lagu qaaday Bare Aadan Shire (Bare Hiiraale) oo dagan xaafada Guul-wade ee magalada Kismayo illo xogagaal ah oo ka ag dhawaa halakaa uu ka dagan…

Xafladii ugu weyneed ee taareegarada Jubbaland State oo Edmonton xalay gilgishay + Daawo Sawiradda.

Xafladii ugu weyneed ee taareegarada Jubbaland State oo Edmonton xalay gilgishay + Daawo Sawiradda.

Xaflad loo qabtay curashada maamulka Jubbaland State of Somalia ayaa xalay lagu qabtay xarunta Islamic Iskuulka ee magaalada Edmonton. Xafladan oo uu goob joog ka ahaa Fanaanka weyn ee Mohamud…

Casho Sharaf ay marwooyinka IsJecel ugu sameeyeen Boston Xildhibaan Saado Cali Warsame

Casho Sharaf ay marwooyinka IsJecel ugu sameeyeen Boston Xildhibaan Saado Cali Warsame

Marwooyinka reer Boston ee Isjecel ayaa ku martiqaaday Olive Garden Restaurant Xildhibaan Saado Cali Warsame oo Boston u timid ka qayb galka Dabaaldega Jubaland State of Somalia.  Marwooyinka Isjecel ayaa…