Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 158)

Yaasiin Raadaar oo lagu weeray dekada Kismaayo

Yaasiin Raadaar oo lagu weeray dekada Kismaayo

Koox dablay ah oo  ayaa weeyay ku qaadan Yaasiin Raadaal oo ah xubnaha ugu sasareeya ee maamulka Jubaland. Dhaawac kasoo gaadhay weerarkan ayaa hada loola cararay dhinacaa iyo gagida diyaaradaha…

Gudida Jubaland oo la kulmay Edward John “Ed” Markey oo lafilayo inuu ku guulaysto kursigii Senetka ee John Kerry.

Gudida Jubaland oo la kulmay Edward John “Ed” Markey oo lafilayo inuu ku guulaysto kursigii Senetka ee John Kerry.

Gudida reer Jubaland ee magaalada Boston ayaa iyagu ku jira abaabul sare oo ay doonayaan inay dadbadan ugu guryo celiyaan magaalada Dhismasa ee Kismaayo. Gudidan ayaa sidoo kale u xusul…

Doowo Sawirada Madaxwayne Jubbalan oo Addis-ababa lowgu soo dhaweeyay…

Doowo Sawirada Madaxwayne Jubbalan oo Addis-ababa lowgu soo dhaweeyay…

Madaxweynaha dowlada Jubaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Madoobe iyo Wafdi balaaran oo la socda ayna kamid yihiin Prof. Gaandi, Awlibaax, Cabdi Isaaq Ibrahim filoow iyo Coll Darwiish ayaa maanta duhurnimadii…

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo gaaray Adis Ababa

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo gaaray Adis Ababa

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo xubno katirsan maamulka ayeey ka kicitimeen magalan kismayo ayagoo ku sii wajahan magaalo madaxda dalka Ethiopia ee Adis Ababa halkaas oo uu…

Madaxtooyada oo xalay lagu weeraray Madaafiic iyo qasaarihii ka dhashay

Madaxtooyada oo xalay lagu weeraray Madaafiic iyo qasaarihii ka dhashay

Weerar madaafiic ah oo xalay lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada ayaa sababay qasaaro dhaawacyo ah sida ay goobjoogayaal sheegeen. Weerarka oo loo adeegsaday madaafiic ayaa lala eegtay Xarunta Madaxtooyada iyo nawaaxigeeda,…

Qarax Goordhow Masuuliyiin katirsan dowlada lagula eegtay degmada Walaweyn ee gobolka Sh/Hoose

Qarax Goordhow Masuuliyiin katirsan dowlada lagula eegtay degmada Walaweyn ee  gobolka Sh/Hoose

Warar goordhow naga soo gaaray degmada Walaweyn ee gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in qarax xoogan laga maqlay gudaha Magaaladaas. Qaraxan oo loo adeegsaday Bambo ayaa waxaa lala beegsaday saraakiil ciidan…

Kulamo gaar gaar ah oo ka soconaya magalada Kismayo.

Waxaa Magaallada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, xiligaani ka socda Kulamo u dhexeeya Mas’uuliyiinta Maamulka Jubbaland. Kulanka ayaa waxaa banaanka ka jooga Saxaafadda mana jira wax hadal ah oo…

Dilal ka dhacay magaalada jowhar ee xarunta gobalka Sh/dhexe.

Afar Ruux ayaa waxaa la sheegayaa in lagu khaarijiyay duleedka magaalada jowhar ee xarunta gobalka Sh/dhexe, sida ay sheegayaan goob joogayaasha arintaasi oo daba joogta guluf colaadeed oo waayihii danbe…

Dagaalo ka dhacay Lambar 50 waji cusub

 Ciidamo ka wada tirsan dowladda soomaaliya ayaa ku dagaalamay deegaanka Muuri oo hoostaga deegaanka lambar 50 ee gobolka sh/hoose. Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada amaanka deegaanka ay kasoo horjeesteen…

Allaha u naxariistee Wariye Xasan Kuuriye oo geeriyooday

Allaha u naxariistee Wariye Xasan Kuuriye oo geeriyooday

Wariye Xasan Ismaaciil Xasan Kuuriye oo ka mid ahaa wariyayaasha Soomaalida ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho. Xasan ayaan u dabaal tagay xeebta Liido ee magaalada Muqdisho halkaasi oo uu…

Warbixin: kulankii dhaxmaray madaxweynaha Jubbaland iyo ergadii soo dooratay.

Waxaa maalintii shallay ahayd waxa uu kuln ka dhacay xarunta jaamacada oo ah halkii lagu dhisay maamulka jubboyinka, kulankasn oo looga wada hadlayay qodobo aay kamid yihiin ilaalinta Nabada iyo…

Jubbaland oo jiho cusub u jeedisay Jawiga Siyaasadda ee Soomaaliya

Jubbaland oo jiho cusub u jeedisay Jawiga Siyaasadda ee Soomaaliya

Waa warbixin maqal iyo muuqaal ah oo iftiimineysa doorka cusub iyo isbaddalada ku imaan kara saaxada siyaasadda Soomaaliya kaddib unkiddii iyo ku dhawaaqiddii dowlad oboleedka Jubbaland. Barnaamijkan gaarka ah waxaa…

Uruka SAHAL oo shir Jaraa’ad ku qabtay London dhibaatadii Kismaayana Dawlada federaalka ah dusha uga tuuray

Uruka SAHAL oo shir Jaraa’ad ku qabtay London dhibaatadii Kismaayana Dawlada federaalka ah dusha uga tuuray

Ururka SAHAL ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen magaalada London ee cariga boqortooyada Ingiriiska, ku sheegay inay dawladu garabsiisay argagixisada Al-shabaab si ay u carqaladeeso horumarka maamul gobeleedka ee…

Daawo wafdigii uu hogaaminayay Madaxwaynaha dawlad goboleedka Jubaland Axmed Madoobe sidii loogu soo dhaweeyay Kismaayo

Daawo wafdigii uu hogaaminayay Madaxwaynaha dawlad goboleedka Jubaland Axmed Madoobe sidii loogu soo dhaweeyay Kismaayo

Wafdi uu hogaaminayo Axmed madoobe Madaxwaynaha dawlad goboleedka cusub ee Jubaland ayaa ku guryo noqday magaalada Kismaayo shalay hadaba daawo sidii loogu soo dhaweeyay magaalada iyo hadaldii ay ka jeediyeen…

Daawo Shirjaraa’id oo Beesha Cowramale oo qulquladii Kismaayo dusha uga tuureen madaxwayne Xasan Shiikh

Daawo Shirjaraa’id oo Beesha Cowramale oo qulquladii Kismaayo dusha uga tuureen madaxwayne Xasan Shiikh

Dagaaladii lagasoo abaabulay Muqdisho ee lasaga hor keenayay shacabka Jubaland ayaa ahaa kuwo gabi ahaanba ay fashiliyeen ciidamada amaanka ee Jubaland State. Hadaba nala daawo  Beesha cawramala oo shir Jaraa’id…

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Jubaland oo Kismaayo soo gaaray (Sawiro)

Wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha Jubaland oo Kismaayo soo gaaray (Sawiro)

Waxaa  manta magalda kismayo soo gaaray wafdi uu hogaaaminayo  madaxweynaha juba land state sheekh Axmed max’ed islaam (Axmed madowbe) Sidoo kale waxaa garoonka magaaalda kismayo ku soo dhaweeyay madaxweyne ku xigeenka…

Ogaysiis: Dhamaan Jaaliyada reer Jubaland iyo taageerayaashooda waxaa la ogaysiinayaa habeen danbe june 13, 2013 9:00PM fiidkii

Ogaysiis: Dhamaan Jaaliyada reer Jubaland iyo taageerayaashooda waxaa la ogaysiinayaa habeen danbe june 13, 2013 9:00PM fiidkii

Inay kasoo qaybgalaan shir dhinaca isgaadhsiinta ah oo lagu falan qayndoono qaaditaanka 500 oo Computer laga rarayo Boston Charlestown toosna looga dajinayo Calanlay Kismaayo sidoo kale bilaabida ama ka qaybqaadashada…

Inaalilaahi Wainaa ilayhi raajicuun: Dr. Cawil Cabdi Hirad oo Buuhoodle ku geeryooday

Inaalilaahi Wainaa ilayhi raajicuun: Dr. Cawil Cabdi Hirad oo Buuhoodle ku geeryooday

Waxaa tacsi loo dirayaa dhamaan qaraabadii uu ka geeryooday Cawil Cabdi Hirad oo ku geeryooday magaalada buuhoodle waxaana tacsidan diraya Axmed Atoor iyo Xaaskiisa Aamina Kooreeye, sidoo kale dhamaan ilma…

Munaafaqadii sanadka 2013: Madaxwaynaha Soomaaliya oo sheegay inuu xanuun ku hayo dhiiga uu ka daadinayo Kismaayo!!! Dhega..

Munaafaqadii sanadka 2013: Madaxwaynaha Soomaaliya oo sheegay inuu xanuun ku hayo dhiiga uu ka daadinayo Kismaayo!!! Dhega..

Mar uu shir jaraa’ad ku qabtay maanta Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud uu ugu baaqay in uu shir ugu qaban doono reer Kismaayoodka ka tashaday dhibaatadiisa Muqdisho. waxaa uu sheegay isaga…

Hub dalka Masar ugu deeqdey Dowladda Soomaaliya oo Kismaayo lagaga qabsaday kooxdii laga soo abaabulay Muqdisho

Hub dalka Masar ugu deeqdey Dowladda Soomaaliya oo Kismaayo lagaga qabsaday kooxdii laga soo abaabulay Muqdisho

Dagaalkii ka dhacay todobaadkii hore magaalada Kismaayo ayaa lagu eedeeyey in ay qayb libaax ka qaadatey Dowladda ederaalka ee xarunteedu tahay magaalada Muqdisho, eedayntaas ayaa ka timid maamul goboleedka Jubaland…