Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Entries posted by admin (Page 63)
Stories written by admin

Hambalyo: Meherka Maxamed Cabdi Aw Aaden iyo Amaal Aaden Maxamuud

Hambalyo: Meherka Maxamed Cabdi Aw Aaden iyo Amaal Aaden Maxamuud

Asalaamu calaykum, Bahda CEEGAAG.COM iyo dhammaan mudanayaasha iyo marwooyinka hoosta ku xusan ayaa hambalyo kal iyo laab ah u diraya Maxamed Cabdi Aw Aadan iyo Amaal Aaden Maxamuud, oo maanta…

ALLE Barigii Sanadlaha ahaa ee Reer Ceegaag oo lagu qabtay sanadkan Baliga Magaaladaasi

ALLE Barigii Sanadlaha ahaa ee Reer Ceegaag oo lagu qabtay sanadkan Baliga Magaaladaasi

Ceegaag Dec 18, 2015(Ceegaag)War uu Somali Chanel usoo tabiyay wariyaha Mandaqada Caymeed ee Cali Dhagjar ayaa kusoo waramaya in ALLE Bari Sanadla ah oo sanad walba ka dhaca Magaalada Ceegaag…

Video of Ottawa-area children’s choir singing traditional Arabic song goes viral

Video of Ottawa-area children’s choir singing traditional Arabic song goes viral

A children’s choir made up of more than 200 Ottawa-area schoolchildren sing a traditional Arabic song at a December 2015 concert. A video of the performance posted to YouTube earlier…

Maamulka Khaatumo oo shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho

Maamulka Khaatumo oo shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho

Muqdisho Dec 10 2015 (Ceegaag) Maamulka Khaatumo ayaa shir Jaraa’id ku qabtay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, iyaga oo ka hadlay DIyaaradaha kor heehaabayay deegaanada Khaatumo siiba dhinaca Nugaasha, iyo waliba…

Madaxwaynaha Awdal State Pro. Nageeye oo ku dhawaaqay Doorashada Gobolkaa

Madaxwaynaha Awdal State Pro. Nageeye oo ku dhawaaqay Doorashada Gobolkaa

Madaxwaynaha Awdal State Pro. Nageeye  ayaa ku dhawaaqay inuu dhamaanba kala diray golihiisii wasiirada isaga oo sheegay  in  Awdal State jiridoonto tahayna Dad taariikh ahaan ka facwayn kan Somaliland. Isaga…

Qudbadihii Dr Cali Ciise Cabdi Iyo Madaxwayne Xasan ee shikii Muqdisho

Qudbadihii  Dr Cali Ciise Cabdi Iyo Madaxwayne Xasan ee shikii  Muqdisho

Muqdisho Dec 09, 2015 (Ceegaag) Magaalada muqdisho ayaa waxaa ka furmay Shir looga hadlayo Horumarka, dhaqaalaha iyo maamul wanaaga, Waxaana Khudbad kasoo jeediyey Dr: Cali Ciise Cabdi iyo madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh…

Wasiirka Warfaafinta Dalka iyo Mas’uuliyiin Kale Oo Booqday Caruurta Ay Ka Geeriyaatay Marxuumad Hindiya

Wasiirka Warfaafinta Dalka iyo Mas’uuliyiin Kale Oo Booqday Caruurta Ay Ka Geeriyaatay Marxuumad Hindiya

Muqdisho Dec 07, 2015 (Ceegaag) Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudaneMaxamed Cabdi Xayir Maareeye,Wasiiru dowlaha Wasaaradda Warfaafinta Dalka Maxamed Cabdi Xasan Beekoos, Wasiir ku xigeenka wasaaradda ganacsiga iyo…

Max’ed Cabdi Afey oo u daacad waramay madaxda Jamhuuriyada Dimoqraatiga Soomaaliya

Max’ed Cabdi Afey oo u daacad waramay madaxda Jamhuuriyada Dimoqraatiga Soomaaliya

Wakiilka ururka IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Afey ayaa markii ugu horeysay waxa uu madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya u jeediyay khudbad xasaasi ah oo uu ku dhaliilayo howlahooda…

Maamulyaasha Maamulada Galmudug Iyo Puntland Oo Markii 3aad Ku Kulmay Magaalada Galkacayo

Maamulyaasha Maamulada Galmudug Iyo Puntland Oo Markii 3aad Ku Kulmay Magaalada Galkacayo

Kulkaani Maanta Magalada Galkacyo ay ku  yeesheen  Raiisul wasaraha Soomaaliya iyo Maamulyaasha Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa waxaa uu ahaa mid looga hadlayay sidii loo dhaqan Galin lahaa heshiiski dhawaan ka…

Warysi 2aad oo Colaada Gaalkacayo lagalayeeshay madasha 60ka Wariye Cali Nuur Cayte

Ceegaag..Nov 03, 2015 Ka dib shaqaaqadii ka dhacday magaalada Gaalkacayo ayaa waxaa madasha 60ka lagu waraystay wariye Cali Nuur Cayte isga oo ka war biciyay sida uu heshiisku ugu dhacay…

Somali 2016-Vision marred by Federal Government Sponsored Galkaio Conflict

Somali 2016-Vision marred by Federal Government Sponsored Galkaio Conflict

Galkaio, the capital city of Mudug Region, is ablaze with the Damjadid-sponsored clan conflict. The inhabitants of the city were displaced. Scores of people either died or were wounded. The…

Pope Francis visits besieged mosque in Central African Republic

Pope Francis visits besieged mosque in Central African Republic

Pontiff meets imam in PK5, where 15,000 Muslims are surrounded by Christian militia, to deliver message of reconciliation Pope Francis has taken the biggest security risk of his papacy to…

Boqor Burhaan oo farriin degdeg ah ka soo saaray xiisadda ka jirta gobolka Mudug

Boqor Burhaan oo farriin degdeg ah ka soo saaray xiisadda ka jirta gobolka Mudug

Qardho Nov 28, 2015(Ceegaag) Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ah Boqorka beesha Daarood ayaa goor dhow soo saaray farriin degdeg ah oo u diray qeybaha kala duwan ee waxgaradka ku dhaqan gobolka Mudug,…

Khilaafkii Xisbiga Kulmiye oo hada usoo wareegay Xisbiga UCID

Khilaafkii Xisbiga Kulmiye oo hada usoo wareegay Xisbiga UCID

Hargaysa Nov 26, 2015 (Ceegaag) Musharaxa madaxnimada maamulka Somaliland Jamaal Cali Xuseen ayaa afka furtay isaga banaanka soo dhigay siyaasada Dahsoon ee gudoomiye Faysal Cali Waraabe Daaha Dabadiisa ku kal…

Boqor Buurmadoow oo ka biyo diiday Siyaasada Isimada ka hadalkeeda loo diiday

Boqor Buurmadoow oo ka biyo diiday Siyaasada Isimada ka hadalkeeda loo diiday

Hargaysa Nov 26, 2015 (Ceegaag) Boqor Buurmadoow oo gaadhay Caasimada Gobolka waqooyi Galbeed ee Hargaysa ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay in siyaasadii Somaliland loo ee gaysiiyay sida tan Ereteriya.…

Gantaalada ridada dheer oo Ciidanka Soomaaliya lasoo dageen

Gantaalada ridada dheer oo Ciidanka Soomaaliya lasoo dageen

Wasaaradda difaaca iyo Taliska sare ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay gantaalo ridadda dheer, Qorshahan ayaa ka mid xoojiyaan awooda gaashaandhiga ee waddankan. Tani waxay sare u qaadi awoodeena…

Maamulada Puntland iyo Galmudug oo Dagaal Madaafiic isu adeegsaday ku dhexmarayo magaalada Gaalkacayo

Maamulada Puntland iyo Galmudug oo Dagaal Madaafiic isu adeegsaday ku dhexmarayo magaalada Gaalkacayo

Wararka naga soo gaadhaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in wado ay dhisayeen Maamulka Puntland ay soo gashay dhinaca xaafada Baraxlay kadibna Maamulka Galmudug ay isku dayeen inay hor istaagaan dhismaha…

Maxamed Sheekh Cabdulaahi oo lagu waraystay Madasha 60ka

Maxamed Sheekh Cabdulaahi oo lagu waraystay Madasha 60ka

Maxamed Rashiid oo kamida madaxda ururka xoraynta Soomaali Galbeed ee Ogaadeeniya waxaa waraysanaya Abaadir. Deeqshisheeye diidnay, Danta JOWXA dhaafsan, Dharag iyo baruuriyo, Dooka caana buuxa, Dalka hooyo yaala, Oon ku…

Barmaamijka Dulmigga Dahsoon iyo Soomaaliya by Wariye Cali Xaraare

Barmaamijka Dulmigga Dahsoon iyo Soomaaliya by Wariye Cali Xaraare

Barnaamijkan ayaa waxaa lagu waraystay Cabdi Xasan Cabdilaahi oo ah sayga Ifraax Cabdiraxmaan oo ah qoyska uu madaxa waaxda Socdaalka Soomaaliya Jeneraal Gaafoow ka haysto hanti Hoy ah,  hadaba daawo…

OGAYSIIS: BISHAARO BISHAARO BISHAARO…WAA MUTAMARKII 8-AAD

OGAYSIIS: BISHAARO BISHAARO BISHAARO…WAA MUTAMARKII 8-AAD

Assalamu Calaykum. Waxaan walaalaha Somaliyeed ee ku nool Boston iyo Nawaaxigeeda loogu bishaaraynayaa in  bishaan November 27-29 2015 uu dhacayo Mutamarkii 8-aad ee markazka Boston Islamic center uu marti galin jiray. Waxaa…