Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Muqdisho Nov 27, 2020. Wararkii ugu horreeyey ee aan ka helnay khasaaraha qaraxii is-miidaaminta ee caawa ka dhacay maqaayadda Gelato Divino ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay ku dhinteen ugu…
MOGADISHU, Nov 27, 2020. Somalia (AP) — Police in Somalia say five people were killed when a suicide bomber detonated an explosives belt near the police academy in the capital,…
Madaxwayne Mustafe Ayaana senterka Heegaale u Balan Qaaday.1 Dayactirka Baliga Heegaagle iyo Balaadhan.2 Adeega isgaadhsiinta.3 Tababarka Macalimiinta.4 Kor u Qaadista Xarunta Caafimaadka iyo in shaqaale Lagu Kordhinayo.5 Tayeyda Waxbarashada Dugsiyada…
Muqdisho Nov 26, 2020. Nuxurka khudbada musharax Madaxweyne Cumar C/qaadir Axmed Fiqi oo Muqdisho kaga dhawaaqay maanta Musharaxnimadiisa iyo qorshahiisa Siyaasadeed. Ceegaag.com…
Muqdisho 11-23-2020 Inaa lilaahi, wa inaa Ilaahi raajicuun. Madhinta waa ILLAAH. Marxuum Cabdixakiin Cali Abokor oo magaalada Muqdisho ku geeriyooday hada. Cabdixakiin ayaa ahaa geesi wadani ah, Ilaahay waxaan uga…
Kulanka oo ka dhacay Hotel Rays ayaana Waxgaradka Buuhoodle taageero Balaadhan ugu muujiyeen Musharax Jamal X Cali Cilmi. Cali Dhegjar Buuhoodle…
Professor and onetime prime minister worked to?rebuild his homeland. By Eric Roper Star Tribune NOVEMBER 20, 2020 — 8:38PM A former Somali prime minister and Minnesota resident who devoted much of his life to…
Waxaa duubka xiran kara, oo doonta wadi kara halyey ladoortey oo mudan, musharaxa madaxweyne ee Dowlada Federalka Soomaaliya Bashiir X. Cali (Jamaal).Waa aqoonyahan aragti fog oo yimid wakhti umada Soomaaliyeed…
Musharax Bashiir Xaaji Cali oo sheegay in Soomaaliya aysan kala go’i karin balse ladoonayo in aysan koonfurtu aysan fara maroorsan karin talada dalka hadaba waraysigaa waakan ee nala daawo. ceegaag.com…
Iyada oo sabtidan uu musharax Bashiir Xaaji Cali kaga dhawaaqay musharaxnimadiisa magaalada Edminton wadanka Kanada. Hadaba mar uu Darwiish-tv codbaahiyaha ladhexmaray ayaa dadwaynaha magaalada Laascaanood si diiran usoo dhaweeyeen, waxaana…
Bashiir waxa uu ka shaqeenayay danaha dadwaynaha 25kii sano ee tagay, kadib markii ay u cadaatay in dhibaatooyinkii haystay Soomaalida 25 sano ka hor ay wali haystaan dadka kasoo boqoolaya…
Magaalada Buuhoodle oo ah meeshii uu ku dhashay halgamaagii Sayid maxad Cabdula Xasan Hoyna u ah Halgamaayayaasha doonaya soo celinta midnimada umada Soomaaliyeed ee uu gumaystuhu kala qobqobay qaarna uu…
Cumar Carte Qaalib , waxa uu ku dhashay magaalada Hargeysa sannadkii 1930 , waxaana uu waxbarashada hoose/dhexe uu ku qaatay Hargeysa, waxa la sheegay in uu ka baxay dugsi sare…
Anigoo ah Bashir Xaaji Cali (Jamaal) ahna muwaadin Soomaaliyeed waxaan go’aansaday in aan u tartamo jagada doorashada madaxwaynaha Jumhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ka dib markii aan garawsaday in wakhtigan lagu…
Iyada oo ay dhawaan bilaaban doonto tartanka loogu xusul duubayo cidii hogaamin lahayd Soomaaliya afarta sano ee fooda inagu soo haya, ayaa waxaa hada yeedhaya guuxa ay shaqsiyaad badani doonayaan…
Bashiir Xaaji Cali “Jamaal” oo ah shaqsi u shaqeenayay umada Soomaaliyeed gaar ahaan dadkii dib u dajinta wadanka Canada u yimid ayaa waxa uu u sharaxan yahay Madaxwaynaha Soomaaliya taasoo…
Madaxwaynaha Cusub ee maraykanka ee 46 aad ayaa waxaa noqday Joe Biden oo horay usoo noqday sanator iyo madaxwayne ku xigeen. Joe Biden ayaa helay codadka loo yaqaan Electaro college…
Figradihiina