Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2017 (Page 9)

Abdirashid macalin farah ayaa si adag uga horyimid go’aankii Cali Khaliif ee ku biirista maamulka Soomaaliland.

Abdirashid macalin farah ayaa si adag uga horyimid go’aankii Cali Khaliif ee ku biirista maamulka Soomaaliland.

Wariye Cali Xaraare oo waraysi xiiso badan ka qaaday Cabdirashiid Macalin Faarax oo ka mida Aasaasayaashii Khaatumo isaga oo ka hor yimid in maamulkaasi ku biiro maamulka Somaliland. Daawo Waraysiga…

Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Aadan ‘Sandheere’ Oo cadaalada ugu baaqay Eedesaneyaal Dad Rayid ah ku Laayey Degmada Jariiban ee gobolka Mudug

Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Aadan ‘Sandheere’ Oo cadaalada ugu baaqay Eedesaneyaal Dad Rayid ah ku Laayey Degmada Jariiban ee gobolka Mudug

Dil dad rayida loogu gaystay deegaanka Bali-Busle oo hoostaga degmada Jariiban ee gobolka Mudug, dilkaa oo ciidamada amaanka dawlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug ku soo qabqabteen Eedeesanayaashaas, ayaa  Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed…

Garaadka Guud ee reer Khaatumo uu Ganafka ku dhuftay Heshiiska Hargaysa ee lagaga tanaasulay midnimada Soomaaliya

Garaadka Guud ee reer Khaatumo uu Ganafka ku dhuftay Heshiiska Hargaysa ee lagaga tanaasulay midnimada Soomaaliya

Iyada oo ay wadahadaladii  uga socday Maamulka Khaatumo iyo kan Somaliland magaalada Hargaysa ay soo gabo gaboobeen, lagagana dhawaaqay in ay israaceen Maamulka Khaatumo iyo Somaliland si cadaaladana wax loo…

Qudbadii Jimcaha June 16, 2017 Masjidul Rawda by Sheekh Muuse Ashcari

Qudbadii Jimcaha June 16, 2017 Masjidul Rawda by Sheekh Muuse Ashcari

Iyada oo la galay 10kii danbe ee laga baadhanayay habeenka Awooda u saaxiibka ah ayaa waxaan doorbidnay inaan idinla wadaagno Qudbadii Masjudul Rawdada Boston oo uu  qudbada ka akhriyay Sheekh…

Salaada Taraawiixda ee Masjudul Rawda Boston: Surat Daha – ???? ??

Salaada Taraawiixda ee Masjudul Rawda Boston: Surat Daha – ???? ??

Iyada oo ay hada fooda inagu soo hayo habeenkii u dhigmay kunka bilood ee Awooda u saaxiibka ahaa ayaa waxaan door bidnay inaad wakhtiga nagula qaadataan Surat Daha – oo uu…

Al-shabaab oo xasuuq shacab ka geystay deegaanka Af-Urur.

Al-shabaab oo xasuuq shacab ka geystay deegaanka Af-Urur.

Kooxda argagixisada ee Al-shabaab ayaa saaka xasuuq ka geystay deegaanka Af-urur ee gobolka bari. Sida uu u xaqiijiyay warbaahinta gudoomiyaha gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays,(Dhedo). Xasuuqa loo gaystay shacabka iyo…

Madaxwayne Farmaajo oo booqasha ku tagay Gobolka Jubaland

Madaxwayne Farmaajo oo booqasha ku tagay Gobolka Jubaland

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa booqashao shaqo ku tagay gobolada Jubooyinka iyo Gado oo loo yaqaan maaamulka Jubaland. Madaxwaynaha iyo waftigiisa ayaa si’aada loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo.…

Shacabka Soomaaliyeed oo maanta muujiyay niyadwanaaga ay u hayaan Dawladooda.

Shacabka Soomaaliyeed oo maanta muujiyay niyadwanaaga ay u hayaan Dawladooda.

Daawo Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Muqdisho oo maanta Cashar lama illaawaana u dhigay, kooxaha Nabad diidka ah ee ka shaqeeya buun buuninta Qabyaaladda iyo iska horkeenka Shacabka iyo…

Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Xaaji Cabdi Cali Faatax (Cabdi-baradho) oo ku geeriyooday Ottawa.

Innaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Xaaji Cabdi Cali Faatax (Cabdi-baradho) oo ku geeriyooday Ottawa.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa Saaka ku geeriyooday Magaalada Ottawa ee dalka Kanada  Allaha u naxariistee Xaaji Cabdi Cali Faatax (Cabdi-baradho) oo si weyn looga ga…

Wasiirka Maaliyada Jubaland Cabdirashiid Qalinle oo u jawaabay Odyadii Bu’aale

Wasiirka Maaliyada Jubaland Cabdirashiid Qalinle oo u jawaabay Odyadii Bu’aale

Iyada oo ay odoyo reer Bu’aale ahi ka biyo diideen Siyaasada Jubaland aadna u dhaliilay Maamulka Axmed Madoobe tasoo keentay in Gudoomiyii hore ee `ee deegaanadan hadana ah Wasiir maaliyedeed…

Odoyaal reer Bu’aale ah oo uu hogaaminayay Cabdiraxmaan Juba oo lagu waraystay madasha 60ka

Odoyaal reer Bu’aale ah oo uu hogaaminayay Cabdiraxmaan Juba oo lagu waraystay madasha 60ka

Odoyaasha oo uu waraystay Farxaan Axmed Nuur ayaa ka hadlay dhibaatada ka taagan deegaanadan, iyaga oo odoyadan aad uga cabanayay sida ay dawlada dhexe ee Soomaaliya iyo maamulka deegaanka ee…

Sheekh Mohamed Warsame oo ku geeriyoodey magaalada Caabudwaaq.

Sheekh Mohamed Warsame oo ku geeriyoodey magaalada Caabudwaaq.

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI” Waxaa magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud ku geeriyooday  ALLE ha u naxariistee Sheekh Maxamed Warsame oo si weyn looga yaqaannay…

Jaamacadda muqdisho iyo ururka maandeeq ee gothenburg sweden oo deeq raashin ah gaarsiiyay jubbada hoose – kismaayo

Jaamacadda muqdisho iyo ururka maandeeq ee gothenburg sweden oo deeq raashin ah gaarsiiyay jubbada hoose – kismaayo

Jaamacadda Muqdisho iyo ururka maandeeq ee gothenburg sweden oo deeq raashin ah gaarsiiyay boqol iyo kunton qoys oo ka soo barakacay gobolka Jubbada Hoose, halkaasoo ka mid ah gobolada ay…

Madaxwayne Farmaajo iyo waxqabadka 100kii maalmood ee u horeeyay

Madaxwayne Farmaajo iyo waxqabadka 100kii maalmood ee u horeeyay

Barnaamij aad u xiiso badan oo laga diyaariyay 100ka maalmood ee uu xukunka lawareegay Maxamed Cabdulaahi Farmaajo.nala daawo Ceegaag.com…

Bandhiga Guulayste iyo golaha28ka oo Cali Xaraare iyo Yaasiin ku marti ahaayeen

Bandhiga Guulayste iyo golaha28ka oo Cali Xaraare iyo Yaasiin ku marti ahaayeen

Golaha 28ka ayaa waxaa ka furmay bandhig siyaasadeed uu daadihinayo Guulayste tasoo lagu qaadaadhigi doono Siyaasada Soomaalida iyada oo waliba lagusoo casuumi doono dad siyaasiyiin ah ama u dhuundaloola hadba…

Xildhibaan Maxamed Cali Yuusuf oo lagu waraystay madasha 60ka

Xildhibaan Maxamed Cali Yuusuf oo lagu waraystay madasha 60ka

Waraysiga oo dhinacyo badan Taabanaya ayaa waxaa qaaday wariye Farxaan Axmed Nuur ee nala dhagaysta..Xildhibaan Maxamed Cali Yuusuf oo lagu waraystay madasha 60ka Marka hore waan iskiin-barayaa oo magaceygu waa…

Madaxwayne Farmaajo oo lakulmay Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi

Madaxwayne Farmaajo oo lakulmay Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya iyo waftigiisa oo ku sugan wadanka Qadar ayaa waxay la kulmeen Wadaadka Caanka ah Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi madaxwaynaha ayaa yidhi.  ‘Culumada Soomaaliyeed waxay kaalin muuqata ka…

Wariye Cabdimaalik oo sharcidaradii uu u xidhnaa lagasii daayay

Wariye Cabdimaalik oo sharcidaradii uu u xidhnaa lagasii daayay

Hargaysa: Ayaa saaka warkasoo baxay  madaxwaynaha Maamulka Somaliland ayaa waxa uu ku sheegay inuu cafis u fidiyay wariye Cabdimaalik Coldoon oo u xidhnaa maxaad caasimada dalka u booqatay. Wariyaha ayaa…

Hambalyo Meher: Siciid Abdi Mohamed iyo Nimco Bashir Jaamac

Hambalyo Meher: Siciid Abdi Mohamed iyo Nimco Bashir Jaamac

Waxaa shalay oo ay bishu ahayd Shaban 26, 1438 ee taariikhda Hijriyada, kuna beegan May 22nd sanadka 2017 tariikhda Milaadiga, Meherkooda ka dhacay magaalada Edmonton ee wadanka Kanada Siciid Abdi…

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Farmaajo oo booqasho ku tagay DJabuuti

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Farmaajo oo booqasho ku tagay DJabuuti

Madaxwaynaha Soomaaliya oo booqsho ku tagay Dhulka Soomaalida Jabuuti ayaa sidiiran loogusoo dhaweeyay halkaa madaxwaynaha oo ka hadlay habmaamuuskii loo sameeyay ayaa waxa uu yidhi..’Muddooyinkii aan dagaalka sokeeye ku jirnay…