Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
November 29 (Ceegaag) — Wasiirka difaaca Somalia C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa ugu baaqay dhinacyada ku dagaalamaya magaalada Gaalkacyo ee dirirtu u dhexeyso inay si deg-deg ah u joojiyaan dagaalka…
November 29 (Ceegaag)— Ergeyga Qaramada Midoobey ee u qaabilsan Soomaaliya Amb. Nicholas Kay oo bisha soo socota xafiiska ka tagaya ayaa walaac ka muujinayay dagaalada ka soo cusboonaaday magaalada Gaalkacyo…
Nofembar- 29 ( Ceegaag)- Sheekooyinka ay dadkii hore iiga sheegeen waxa ay dowlad tahay, hanaankii loo shaqeyn jiray, iyo awoodii Dowladda Soomaaliya awoodii ay ku lahayd Africa inteeda kale Ayaan…
Madasha Lixdanka shacabka ku dhaqan ayaa maanta ka dhiidhiyay dhibaatada dagaalada Colaadeed ee ku hayaan shacabka reer Gaalkacayood iyaga oo cod dheer u diray dadka hurinaya colaadan inay maxkamad danbiyo…
Maamulka Khaatumo oo ku hawlan dhisida Goloyaasha deegaan dhulka maamulkan uu gacanta ku hayo ayaa waxaa maanta la dhmaystiray Golaha deegaanka ee degmada Boocame iyada oo Gudoomiye iyo Gudoomiye ku…
Ka dib qulqaldii colaadeed ee magaalada Gaalkacayo ee ay isku hor fadhiyeen ciidamadaPuntland iyo Galmudug oo aysaaka isku dhuftee Maryo Calas kasoo jeeda labada dhinac ayaa waxaa madasha Falanqaynta Siyaasada…
November 28 (Ceegaag) — Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika, Jecob Zuma ayaa waraaqihiisa aqoonsi danjirnimo ka gudoomay danjiraha Somalia u fadhiya dalkaas, Jamal Maxamed Barrow. Zuma ayaa aqalka madaxtooyada dalkiisa kaga…
November 28 (Ceegaag)— Dagaal u dhaxeeya ciidamada kala taabacsan maamulada Puntland iyo Galmudug ayaa saaka dib uga qarxay magaaladaas, kadib markii odayaashii ku howlanaa waan waantii maalmahan socotay ay ku…
Qardho Nov 28, 2015(Ceegaag) Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ah Boqorka beesha Daarood ayaa goor dhow soo saaray farriin degdeg ah oo u diray qeybaha kala duwan ee waxgaradka ku dhaqan gobolka Mudug,…
Muqdisho. Nov 26, 2015 (Ceegaag) Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Masar iyo Jaamacadda Carabta Allaha u naxariistee Dr. C/llaahi Xasan Maxamuud ayaa maanta lagu aasay magaalada Muqdisho, kadib markii diyaarad…
Hargaysa Nov 26, 2015 (Ceegaag) Musharaxa madaxnimada maamulka Somaliland Jamaal Cali Xuseen ayaa afka furtay isaga banaanka soo dhigay siyaasada Dahsoon ee gudoomiye Faysal Cali Waraabe Daaha Dabadiisa ku kal…
Hargaysa Nov 26, 2015 (Ceegaag) Boqor Buurmadoow oo gaadhay Caasimada Gobolka waqooyi Galbeed ee Hargaysa ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay in siyaasadii Somaliland loo ee gaysiiyay sida tan Ereteriya.…
November 26 (Ceegaag)— Wasiirrada Wasaaradaha Warfaafinta ee Dawlada Federaalka ee Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya oo ay la jiraan inta badan ururadda ay…
Ceegaag. Nov 25, 2015: Habeenimadii Xalay waxaa madasha 60ka ee falaqaynta siyaasada Soomaalida Nabadoon Yaasin Cabdisamad Cumar isaga oo si waafiya uga hadlay xaalada cakiran ee magaalada Gaalkacayo, Anagaa Soo dajinay…
November 25 (Ceegaag) Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng. Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo in dadka ka soo jeeda Somaliland ee ku sugan magaalada Muqdisho inay fikirkooda…
November 25 (Ceegaag) — Guddoomiyaha Al-shabaab ee gobolka Shabeellada Hoose, Sh. Maxamad Abu-cabdalla ayaa hadal uu jeediyay wuxuu ugu baaqay Al-shabaab iyo dadka ku nool deegaannada ay ka taliyaan inay…
Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Maxamed Aadan Laangadhe ayaa Booqsha uu ugu kuuro galayay xaalada Ciidamada Qalabka sida ee ku sugan Jubaland ku tagay magaalada Kismaayo isaga oo la hadlay…
November 24 (Ceegaag)—Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo haatan baneynaya xafiiska Nicholas Kay ayaa ugu baaqay maamulka Puntland in uu sii daayo weriye Jaamac Dabarani oo ku xiran magaalada Garowe.…
November 23 (Ceegaag)— War ka naga soo gaaray Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid uu xilalka ka qaaday labo wasiir, iyadoo xilalkooda ku bedelay labo kale.…
November 24 (Ceegaag)— Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Ban Ki-moon ayaa Ergey cusub u soo magacaabay Soomaaliya, kaasoo bedeli doona ergeygii hore Danjire Nicholas Kay. Ergeyga cusub oo u dhashay…
Figradihiina