Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2015 (Page 20)

USC waxay inagu soo hubeenasaa Caruurta Faqashtii aynu Aabayaaashood iyo Awoowayaashood ka adkaanay(FCW)

Gudoomiyaha xisbi mucaaradka Somaliland ee UCID ayaa sidii caadada u ahayd marlabaad cay hawada usoo mariyay beelaha DAROOD siiba Harti Waqooyi isaga oo ku canaantay Belaha HAWIYE inay ka safteen…

Al-Shabaab oo dib u qabsaday deegaanka Buq-Aqable ee Gobolka Hiiraan

Al-Shabaab oo dib u qabsaday deegaanka Buq-Aqable ee Gobolka Hiiraan

September 6 (Ceegaag)— Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab ayaa maanta dib ula wareegay deegaanka Buq-Aqable, halkaasoo bishii la soo dhaafay ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM la wareegeen. Qabsashada Al-Shabaab ee deegaankaas…

Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo looga Digay Khilaaf soo Dhex-gala

Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo looga Digay Khilaaf soo Dhex-gala

September 06, 2015 (Ceegaag) — Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha Soomaaliya, kaasoo ay u arkeen mid keenaya khilaaf soo dhexgala…

Guuleed “Haddii aan duruufta nagu qasbin xoog inaan u adeegsano Ahlusuna ma rabno”

Guuleed “Haddii aan duruufta nagu qasbin xoog inaan u adeegsano Ahlusuna ma rabno”

September 6 (Ceegaag)— Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in aanay marnaba la aqbali doonin ciida ka madax banaan ciidamada sharciga ah ee dowladda ka tirsan ee ku…

Cilmibaadhe Ingiriis ah oo marlabaad qaybqaybiyay Dhulka Somaalida

Cilmibaadhe Ingiriis ah oo marlabaad qaybqaybiyay Dhulka Somaalida

Ka dib markii ay dhicisowday rajadii laga qabay in Soomaaliya ay ka dhacaan doorasho hal shaqsi hal cod ah ayaa waxaa cilmi baadhe Ingiriis ah qadaraas lagu sii yay inuu…

Boqorka Sacuudiga oo la kulmay Madaxweynaha Mareykanka

Boqorka Sacuudiga oo la kulmay Madaxweynaha Mareykanka

September 5 (Ceegaag)— Boqorka Boqortooyada Sacuudi Carabiya Boqor Salmaan Bin Cabdulcasiis ayaa magaalada Washington kula kulmay Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama, iyagoo ka wada hadlay arrimo ay ka mid yihiin dagaalka…

AMISOM oo isaga baxday Deegaanno ka Tirsan Shabeellada Hoose iyo Al-shabaab oo Qabsatay

AMISOM oo isaga baxday Deegaanno ka Tirsan Shabeellada Hoose iyo Al-shabaab oo Qabsatay

September 05, 2015 (Ceegaag) — Ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Uganda ayaa la sheegay inay faarujiyeen degmada Kuntu-waarey iyo deegaanka Ceel-saliindi oo kawada tirsan Gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta…

Wafti Isumo ah oo Gaadhay Balicad oo ay Fadhiyaan Madaxda Maamulka Khaatumo

Wafti Isumo ah oo Gaadhay  Balicad oo ay Fadhiyaan Madaxda Maamulka Khaatumo

Wafti balaadhan oo ka yimid dhinaca Nugaasha ee deegaanada Maamulka Khaatumo ayaa soo gaadhay Magaalada saldhiga u ah Maamulka Khaatumo ee Balicad. Waftigan ayaa waxaa hogaaminayay garaadka Guud ee Kahaatumo…

C/fataax “Maka laabaneyno diyaar garowga ay Beledweyn u gashay marti gelinta shirka maamul u sameynta

C/fataax “Maka laabaneyno diyaar garowga ay Beledweyn u gashay marti gelinta shirka maamul u sameynta

September 4 (Ceegaag)— Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax ayaa mar kale si iskiis ah u shaaciyay in magaalada Beledweyn lagu qaban doono shirka maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo…

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Khaatumo oo lagu waraystay madsaha 60ka (Dhagaysi 17m)

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Khaatumo oo lagu waraystay madsaha 60ka (Dhagaysi 17m)

Wasiirka warfaafinta  Maamulka Khaatumo oo safar shaqo ku jooga caasimada dalka ee Muqdisho ayaa waxaa laga waraystay Madahsa 60ka oo ah goob ay siyaasada Soomaalida ku falanqeeyaan Qurbaawiyuuntu. Wasiirka ayaa…

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu magacaabay Taliyaha Xooga Dalka

Shirka Golaha Wasiirada oo lagu magacaabay Taliyaha Xooga Dalka

Muqdisho, September 3,2015(Ceegaag) ——Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, iyadoo looga hadlay qodobo…

Maydadka Askartii Uganda ee Weerarkii Janaale lagu dilay oo la Geeyay Kampala

Maydadka Askartii Uganda ee Weerarkii Janaale lagu dilay oo la Geeyay Kampala

September 03, 2015 (Ceegaag) — Ugu yaraan 10 Askari oo ka mid ah ciidamadii AMISOM ee Uganda ka socday oo lagu dilay weerarkii maalin ka hor ay Al-shabaab ku qaadday…

DEG DEG: Golaha Wasiirada oo xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii Ciidamada Xoogga dalka

DEG DEG: Golaha Wasiirada oo xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii Ciidamada Xoogga dalka

September 3 (Ceegaag)— Golaha Wasiirada Soomaaliya oo shirkoodii caadiga ahaa maanta yeeshay ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Taliyihii Ciidamada Xooga dalka Sareeye Gaas Dahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe), iyagoo magacaabay…

Talo soo jeedin Hiigsiga 2016

Talo soo jeedin Hiigsiga 2016 September 3 (Ceegaag) Dhaqaaqa Bulshada Rayidka( Civil Society in Action) waa dalladda ay ku bahoobeen qeybaha kale duwan ee bulshada rayidka sida dalladaha haweenka.kuwa waxbarashada,…

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta u ambabaxay dalka Talyaaniga

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta u ambabaxay dalka Talyaaniga

September 2 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u ambabaxay dalka Talyaaniga, halkaasoo uu kaga qeyb geli doono Bandhiga Carwada Caalamiga ah oo muddo lix bilood ka socotay…

Guddiga Dib u Heshiisiinta Qaranka oo kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid

Guddiga Dib u Heshiisiinta Qaranka oo kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid

September 2 (Ceegaag)— Xubnaha Guddiga Fulinta ee Guddiga Dib u heshiisiinta Qaranka ayaa kulan la yeeshay 27-kii bishii hore Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke,…

Jaamacada SIMAD oo Maanta xaflad soo dhaweyn ah u Qabatay inkabadan Kun Arday oo Cusub

Jaamacada SIMAD oo Maanta xaflad soo dhaweyn ah u Qabatay inkabadan Kun Arday oo Cusub

September 01, 2015 Ceegaag) — Jaamacadda SIMAD ayaa Maanta Munaasabad soo dhaweyn ah u sameysay illaa 1,000 Arday ah oo cusub, kuwaasoo Jaamacadda kusoo biirtay Sannadkan, waxna ka baran doona…

Gudoonka Baarlamanka Somalia oo loo gudbiyay Mooshin lagu difaacayo Madaxweynaha Somalia

Gudoonka Baarlamanka Somalia oo loo gudbiyay Mooshin lagu difaacayo Madaxweynaha Somalia

01, 2015 (Ceegaag) — Mudanayaal ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Gudbiyay Mooshin looga soo Hor-jeedo Mooshinkii Xildhibaanno Baarlamaanka ka tirsan ay ka gudbiyeen Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh 12-kii Bishii Ogoosto…

FAAHFAAHIN: Weerarkii Al-shabaab ay saakay ku qaaday Saldhigga AMISOM ee Jannaale

FAAHFAAHIN: Weerarkii Al-shabaab ay saakay ku qaaday Saldhigga AMISOM ee Jannaale

September 01, 2015 (Ceegaag) — Xoogag Taabacsan Xarakada Al-shabaab ayaa ku qaaday weerar Saakay Aroortii Saldhig ay ciidamada AMISOM ee ka socda Uganda ay ku lahaayeen deegaanka Jannaale ee Gobolka…

Aabihii Af-Soomaaliga Prof. Ahmed Ali Abokor oo ku geeriyoodey dalka Mareykanka.

Aabihii Af-Soomaaliga Prof. Ahmed Ali Abokor oo ku geeriyoodey dalka Mareykanka.

Waxaa Saaka Hospital ku yaala magaalada Manassas ee gobolka Virginia ee dalka Mareykanka  ku geeryooday ALLE ha u naxariistee Prof. Ahmed Ali Abokor oo si weyn looga yaqaannay loogana tixgalinjiray…