Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wasiirka Warfaafinta Maamulka Khaatumo oo lagu waraystay madsaha 60ka (Dhagaysi 17m)

Wasiirka warfaafinta  Maamulka Khaatumo oo safar shaqo ku jooga caasimada dalka ee Muqdisho ayaa waxaa laga waraystay Madahsa 60ka oo ah goob ay siyaasada Soomaalida ku falanqeeyaan Qurbaawiyuuntu.

Wasiirka ayaa ka hadlay xaalada Guud ee Dalka siiba tan Maamulka Khaatumo waxaana waraysigu u dhacay sidatan iyada oo madasha ay xaadir ku aheeyeen dadwayne kor u dhaafay ilaa 1000 kun Mudanayaal iyo Marwooyin oo aad u xiiseenayay inay ogaadaan xaalada Maamulka Midnimada Soomaaliya ee Khaatumo. Dhagayso…..Wasiirka Warfaafinta Khaatumo Axmed Gacmo yare

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply