Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wafti Isumo ah oo Gaadhay Balicad oo ay Fadhiyaan Madaxda Maamulka Khaatumo

Wafti balaadhan oo ka yimid dhinaca Nugaasha ee deegaanada Maamulka Khaatumo ayaa soo gaadhay Magaalada saldhiga u ah Maamulka Khaatumo ee Balicad.

Waftigan ayaa waxaa hogaaminayay garaadka Guud ee Kahaatumo Garaad Jaamac, isaga oo uu lasocday dhigiisa Garaad Mashqare. Suladaano iyo Isimo kale waftigan ayaa waxaa soo dhaweeyay Madaxda maamulkaa iyo Garaad Abshirsaalax oo isagu ku sugnaa goobtaa.

Wadatashi sal balaadhan ayaa lafilayaa inuu furmo Sabtidan taasoo la rajeenayo in diirada lagu saaro masiirka Siyaasadeed ee Khaatumo siiba dhinaca Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya.

Daawo KhaatumoTV Muuqaal

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply