Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2014 » September

Madaxweyne Xaaji Xassan Sheekh Maxamuud oo soo xajinaya

Madaxweyne Xaaji Xassan Sheekh Maxamuud oo soo xajinaya

Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa galabta ka amba baxay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan ee magaalada Muqdisho isagoo ku siijeeda dalka Sucuudiga halkaasoo uu madaxweynuhu kusoo…

Edmonton Somali leaders denounce warning local men are being recruited by ISIS.

Edmonton Somali leaders denounce warning local men are being recruited by ISIS.

Local leaders, youth and parents from Edmonton Somali community rallied together Monday to condemn a letter released last week that said at least six local men have been recruited by…

Faarax Cade Faarax oo xalay kulan la qaatay ardeyda jaamacada bariga Afrika faraceeda magaalada Buuhoodle.

Faarax Cade Faarax oo xalay kulan la qaatay ardeyda jaamacada bariga Afrika faraceeda magaalada Buuhoodle.

Wasiirka arimaha bulshada maamulka Khaatumo Faarax Cade Faarax oo ay wehlinayeen masuuliyin kale oo ka tirsan maamulka Khaatumo ee Gobolka cayn ayaa waxay xalay kulan balaadhan la qaateen ardeyda Jaamacada…

Wafdigii Khaatumo ee ku sugnaa magaalada Muqdisho oo kulan la qaatay madaxweyne Xasan Sheekh.

Wafdigii Khaatumo ee ku sugnaa magaalada Muqdisho oo kulan la qaatay madaxweyne Xasan Sheekh.

Wafdigan oo ka koobnaa madaxweyne ku-xigeenka Khaatumo Cabdul Maxamuud Cali (Caga-lule), madaxweynihii hore ee maamulkaasi Col Maxamed Yuusuf Jaamac (Indho-sheel), isimo, xildhibaanada dowlada federaalka ugu jira Khaatumo, xildhibaanada cusub ee…

Aas aasihii Olympic-ada Soomaaliya oo baaq u diray dowladda

Aas aasihii Olympic-ada Soomaaliya oo baaq u diray dowladda

Aas aasihii guddiga Olympikada Soomaaliyeed ee GOS Mr. Ali Omar Sheegow ayaa ugu baaqay Dowladda federaalka Soomaaliya iney Sportiga u adeegsadaan soo celinta nabadda dalka Soomaaliya,isagoo u sheegay in kaalin…

Islamic State Member Warns of NYC Attack In VICE News Interview

Islamic State Member Warns of NYC Attack In VICE News Interview

Shirkii Xornimo Doonka Ogaadeeniya ee sanadkan oo lagu Falanqeeyay Tvga Turkiga

Shirkii Xornimo Doonka Ogaadeeniya ee sanadkan oo lagu Falanqeeyay Tvga Turkiga

Reer Lughaya Oo Wacad Ku Maray Inay Talaabo Qaadayaan Hadii Aanay maamulka Siilaanyo Ka Dayn Cunaqabataynta Qabiilaysan Ee La Saaray Dekeda Lughaya

Reer Lughaya Oo Wacad Ku Maray Inay Talaabo Qaadayaan Hadii Aanay maamulka Siilaanyo Ka Dayn Cunaqabataynta Qabiilaysan Ee La Saaray Dekeda Lughaya

 …

Qatari women’s basketball team withdraws from Asian Games over headscarves

Qatari women’s basketball team withdraws from Asian Games over headscarves

The motto of the 2014 Asian Games in Incheon, South Korea, is “Diversity Shines Here,” but basketball’s governing body is not bending any rules to live up to the creed.…

Munaasabad lagu taageerayo maamulka Khaatumo oo Muqdisho lagu qabtay. Daawo

Munaasabad lagu taageerayo maamulka Khaatumo oo Muqdisho lagu qabtay. Daawo

Munaasabadda lagu taageerayay maamulka Khaatumo ayaa waxaa ka qeybagalay Goloha dhaqanka ee maamulka Khaatumo, Xildhibaano, Madaxweynihii hore ee maamulka Khaatumo Madaxmed Yuusuf Indhasheel, Odayaal iyo dadweynaha kale oo munaasabadaasi lagu…

Prominent Muslim Sheik Issues Fatwa Against ISIS Violence

Prominent Muslim Sheik Issues Fatwa Against ISIS Violence

In a speech before the U.N. General Assembly laying out a blueprint for the global battle against the group that calls itself the Islamic State, President Obama called on the…

Walaalkay Cabdi-Saciid ee Maka-Almukarama aan isku baranay maxaa ku kalifay Buugiisa inuu ku aflagaadeeyo Nebi-Maxamed (CSW) iyo asxaabtiisa:Qalinkii:Sheekh Maxamed Idiris

Walaalkay Cabdi-Saciid ee Maka-Almukarama aan isku baranay maxaa ku kalifay Buugiisa inuu ku aflagaadeeyo Nebi-Maxamed (CSW) iyo asxaabtiisa:Qalinkii:Sheekh Maxamed Idiris

Markii aan arkay buugga magaca korkiisa ku qoran, waxaan rumaysan waayey inuu yahay ninkii aan ku aqaanay, Makka Al Mukarramah, Sanada Badan aan isla deganayn, oo isku naqaaney!! Si aan…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo New York kula kulmay madax kala duwan.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga la socda oo si diiran lagu soo dhaweeyay dalka Mareykanka ayaa ka qeyb geli doono shirka guud ee golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxaana…

Aqoonyahan Abdisalan Xaaji Ismail Yusuf oo soo bandhigay Sir ku saabsan boobka khayraadka Soomaaliya.

Aqoonyahan Abdisalan Xaaji Ismail Yusuf oo soo bandhigay Sir ku saabsan boobka khayraadka Soomaaliya.

Edmontonians gather to stop human trafficking

Two years ago, if you would have asked Amal Mohamud about human trafficking in Edmonton, she wouldn’t have been able to tell you much. It wasn’t until the 21-year-old watched…

Wasiirka Arimaha bulshada ee Khaatumo Faarax Cade Faarax oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Buuhoodle.

Wasiirka Arimaha bulshada ee Khaatumo Faarax Cade Faarax oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Buuhoodle.

Waxaa maanta magaalada Buuhoodle si diiran loogu soo dhaweeyay wasiirka arimaha bulshada ee maamulka Khaatumo State of Somalia Mudane Faarax Cade Faarax. Faarax Cade Faarax ayaa meel 15 km u…

R.W Cabdiweli oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway

R.W Cabdiweli oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway

Axad, 21 September 2014…… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo Wafdigii uu hoggaaminayay ayaa magaaladda Oslo ee dalka Norwey kula kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku…

Garaad Jaamac, Suldaan Siciid, Iyo Garaad Mashqare Oo Muqdisho Lagu Soo Dhaweeyey

Garaad Jaamac, Suldaan Siciid, Iyo Garaad Mashqare Oo Muqdisho Lagu Soo Dhaweeyey

Waxaa maanta gaadhay magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya wafti ay hugaaminayaan madax dhaqameedka Khaatumo, oo kala ah garaad Jaamac Garaad Cali, Suldaan Siciid Cismaan, Iyo Garaad Maxamuud Mashqare, odayaashan oo…

Aamina Weheliye Waraysi Rasmiya ka qaaday RW Cabdiwali Arimaha khaatumo iyo Somaliland oo Federalka

Aamina Weheliye Waraysi Rasmiya ka qaaday RW Cabdiwali Arimaha khaatumo iyo Somaliland oo Federalka

Wariye Aamina Muuse Weheliye oo Asay dalka u sidata ayaa su’aalo rasmiah ku garaacday Raysalwasaare Cabdiwali Sheekh iyada oo markii u horeesay uu ku dhawaaqay kalmadii ay Ceegaag.comkasugasay ee Gobolka…

Hambalyo Dhalasho Farxad leh; Axmed C/laahi Farax Caateeye iyo Jamiilo Xuseen Xasan oo Salma iyo Sumaya ugu dhasheen Magaalada Antwerp.

Maashaa Allaah: Axmed C/laahi Faarax Caateeye iyo Jamiilo Xuseen Xasan oo (2) labo gabdhood oo mataana ah ugu dhasheen magaalada Antwerp ee dalka Biljim-ka. labadan gabdhood ayaa loo kala bixiyay…

Page 1 of 41234