Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » WARARKA (Page 6)

Madasha lix-danka (60ka) oo lagu waraystay Afhayeenka Musharixiinta Mucaaradka Mudane: Ridwaan Xirsi Maxamed

Madasha lix-danka (60ka) oo lagu waraystay Afhayeenka Musharixiinta Mucaaradka Mudane: Ridwaan Xirsi Maxamed

Madasha Lixdanka oo ah madal ay Soomaalidu ku gorfeeyaan arimaha siyaasada, iyo xaaladaha nolosha ishtimaaciga ah ee qurbaha ayaa waxaa shalay marti ku ahaa afhayeenka golaha mucaaradka musharixiinta nadaxwaynaha Soomaaliya…

Kooxda wakaalada oo ku guulaysatay koobkii Cadaado

Kooxda wakaalada oo ku guulaysatay koobkii Cadaado

Kooxda Wakaalada ayaa rigoorayaal uga qaaday koobkii Cadaado ee sanadkan iyada 1-0 uga adkaatay kooxda Kulan. Koobkan ayaa waxaa loogu magac daray Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) oo isagu u tartamaya…

Buuhoodle oo si wayn Looga Taageeray Musharaxnimada Bashiir Xaaji Cali ee Jagada MJFS.

Buuhoodle oo si wayn Looga Taageeray Musharaxnimada Bashiir Xaaji Cali ee Jagada MJFS.

Shir aad u wayn oo ay kasoo qaybgaleen qaybaha kala duwan ee shacabka reer Buuhoodle sida hogaanka siyaasada iyo kan dhaqanka uruada bulshada sida kan haweenka iyo dhalinta, Aqoonyahanada xaga…

Magaalada Balanbale oo kusoo biirtay Magaalooyinka laga taageeray Musharax Madaxwayne Soomaaliya 2021- Bashiir Xaaji Cali ‘Jamaal’

Magaalada Balanbale oo kusoo biirtay Magaalooyinka laga taageeray Musharax Madaxwayne Soomaaliya 2021- Bashiir Xaaji Cali ‘Jamaal’

Magaalada balanbale oo meel gaara kaga taala taariikhda Soomaaliya ayaa waxaa ka dhacday xaflad ay soo agaasimeen dhalinta magaaladaa iyaga oo taageero aad u wayn u muujiyay musharax madaxwayne Bashiir…

Musharax Bashiir Xaaji Cali oo Shir Jaraa’id ka qabtay Xaalada Dalka uu Maanta Marayo.

Musharax Bashiir Xaaji Cali oo Shir Jaraa’id ka qabtay Xaalada Dalka uu Maanta Marayo.

Edmonton Dec 26, 2020. Musharaxa madaxwaynaha Soomaaliya ee 2021 Bashiir Xaaji Cali (Jamaal) ayaa shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa uu ugu diyaargaroobaya safarka Soomaaliya ee ku yaala magaalada Edminton gobolka…

Safiirka Soomaaliya ee Jabuuti Salaad Cali Jeele oo warqadihii aqoonsiga laga qabtay

Safiirka Soomaaliya ee Jabuuti Salaad Cali Jeele oo warqadihii aqoonsiga laga qabtay

DJabuuti Dec 20, 2020. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Soomaaliya u fadhin doona dalkaas mudane Salaad Cali Jeelle…

Munaasabad lagu Taageerayay Musharxnimada Madaxwayne Soomaalia ee Bashiir Xaaji Cali oo lagu Qabtay Gaalkacayo.

Munaasabad lagu Taageerayay Musharxnimada Madaxwayne Soomaalia ee Bashiir Xaaji Cali oo lagu Qabtay Gaalkacayo.

Munaasabad lagu taageerayay musharrax Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Bashiir Xaashi Cali ayaa ka dhacday Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug, waxaana ka soo qayb galay siyaasiyiin, nabad-doono, culimo, dhallinyaro iyo haween. Dadkii…

Madasha 60ka oo lagu wareystay Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya Cusmaan Dubbad.

Madasha 60ka oo lagu wareystay Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya Cusmaan Dubbad.

Waraysigan oo taabanayay qaybo badan oo ka mida xaalada guud ee dalka, meesha uu maroyo u diyaargarawga doorashooyinka, xaalada deegaanada waqooyi siiba dhinaca maamulka Somaliland. Waakan ee nala daawo qaybtiisii…

Gobolka Sanaag siiba Magalada Badhan oo si wayn looga taageeray Bashiir Xaaji Cali-Jamaal

Gobolka Sanaag siiba Magalada Badhan oo si wayn looga taageeray Bashiir Xaaji Cali-Jamaal

Badhan Dec, 19 2020. Iyada oo ay ka hadhsan tahay wakhtiga doorashooyinka Soomaaliya kuwa xildhibaanada iyo tan jagada madaxwaynenimo wakhti aad u kooban ayaa waxaa laga dareemayaa dalka gudihiisa iyo…

Musharax Bashiir oo ka Tacsiyadeeyay Qarixii Ismiidaaminta ahaa ee lala Beegsaday Magaalada Gaalkacayo

Musharax Bashiir oo ka Tacsiyadeeyay Qarixii Ismiidaaminta ahaa ee lala Beegsaday Magaalada Gaalkacayo

‘Innaa lillaahi waa innaa ileehi raajicuun!waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan qarixii waxashnimada ahaa ee ka dhacay magaalada Gaalkacayo ee ay fuliyeen…

Xaflad lagu Maamuusayo Dufcadii 6aad ee Ka Qalin Jabisay Jaamacada Bariga Africa faraceeda Buuhoodle.

Xaflad lagu Maamuusayo Dufcadii 6aad ee Ka Qalin Jabisay Jaamacada Bariga Africa faraceeda Buuhoodle.

Buuhoodle Dec 17,2020. Munaasabad lagu dabaal-degayay guulaha waxbarasho ee ay gaadheen dhalintii wax ka baranasay Jaamacada Bariga Afrika faraceeda magaalada Buuhoodle ayaa lagu qabtay caasimada gobolka Cayn ee Buuhoodle. Munaasabadaa…

Koobka Kubada Cagta Heerka 1aad ee magaalada Cadaado oo lagu Maamuusay Sanadkan Musharax Bashiir Xaaji Cali

Koobka Kubada Cagta Heerka 1aad ee magaalada Cadaado oo lagu Maamuusay Sanadkan Musharax Bashiir Xaaji Cali

Cadaado Dec 17, 2020. Koobka kubada cagta ee kooxaxaha heerka 1aad ee magaalada Cadaado ayaa sanadkan lagu maamuusay musharax Bashiir Xaaji Cali oo u tartamaya jagada madaxwaynenimo ee Soomaaliya sanadka…

Musharax Madaxwayne Bashiir X. Cali oo Qabtay Shir Jaraa’id oo uu Kaga Hadlay Banaanbaxyada Caasimada iyo Faragalinta Dawlada Kiiniya ee Dalkeena.

Musharax Madaxwayne Bashiir X. Cali oo Qabtay Shir Jaraa’id oo uu Kaga Hadlay Banaanbaxyada Caasimada iyo Faragalinta Dawlada Kiiniya ee Dalkeena.

Iyada oo uu sii xumaanayo xidhiidhka u dhexeeya Dawlada Soomaaliya iyo tan Kiiniya ayaa waxaa shir jaraaid oo uu kaga hadlayo arintaa qabtay midkamida musharixiinta jagada madaxwayne ee Soomaaliya ugu…

Qardho oo laga Taageeray Musharaxnimada Bashiir Xaaji Cali ee Jagada Madaxwaynaha Soomaaliya

Qardho oo laga Taageeray Musharaxnimada Bashiir Xaaji Cali ee Jagada Madaxwaynaha Soomaaliya

Qardho Dec 14, 2020. Hoteelka wayn ee Xaashi ayaa xalay lagu qabtay xaflad aad loo soo agaasimay laguna taageerayay musharax madaxwaynaha Soomaaliya Bashiir Xaaji Cali (Jamaal). Mudanae Bood Cali Aar…

Liibaan Fiin oo booqasho ku jooga Jigjiga oo lagu waraystay Barnaamijka Ciyaaraha SRTV

Liibaan Fiin oo booqasho ku jooga Jigjiga oo lagu waraystay Barnaamijka Ciyaaraha SRTV

Barnaamijkii ciyaaraha ee SRTV wiigan ayaa waxaa marti ku ahaa Liibaan Maxamed Cali (Qoslaaye) oo horay u ahaan jiray Kabtankii xulka DDS ee Sagaashameedyadii. Hadaba wariye Ilakacase oo si talantaaliya…

TVga Goobjoog oo waraysi ka qaaday Musharax Madaxwayne Bashiir X. Cali

TVga Goobjoog oo waraysi ka qaaday Musharax Madaxwayne Bashiir X. Cali

Musharax Madaxweyne Bashiir Xaaji(Jamaal) oo Ka Barnaamijiisa Siyaasadeed iyo Hankiisa oo ah Mar Kale Midnimo ayaa waxa uu waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay telefishinka Goobjood. Musharaxa ayaa waxa uu ka…

Idiris M Cali iyo marwadiisa Muna Shaafi Maxamed oo Aqalgalkoodu maanta kadhacay magaalada Jigjiga.

Idiris M Cali iyo marwadiisa Muna Shaafi Maxamed oo Aqalgalkoodu maanta kadhacay magaalada Jigjiga.

Waxaa magaalada Jigjiga ku Aroostay Macalin Idiris oo ahaa macalin wax ka dhiga dugsiyada dadwaynaha ee magaalada Boston sidoo kalena bare sare oo dhalinta soo korasa bara luqdada Af-Soomaaliya ka…

Qurbajoogta Reer Haggar ayaa si buuxda u taageertay Musharaxa Madaxwaynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Xaaji Cali (Jamaal)

Qurbajoogta Reer Haggar ayaa si buuxda u taageertay Musharaxa Madaxwaynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Xaaji Cali (Jamaal)

Shir ballaadhan oo ay kasoo qaybgaleen qurbajoogta reer Haggar ee degan Yurub, Waqooyiga America, Canada iyo Australia oo la qabtay xalay 12 December ayay taageero buuxda ku siiyeen Musharaxa Madaxwaynaha…

Qabowga Qurbaha iyo Xeebha kulul ee Soomaaliya

Qabowga Qurbaha iyo Xeebha kulul ee Soomaaliya

Waxaa hada dhexda lagaga jiraa wakhtigii qabowga ee hawadu diirkaaga gubasay hadii aad wax xoogaa ku lugayso banaanka gurigaaga ama xafiiskaaga, balse hawada xeebaha Soomaaliya ayaa ah kuwo bilaasha oo…

Qurbajoogta reer Boston iyo Doorashada Soomaaliya

Qurbajoogta reer Boston iyo Doorashada Soomaaliya

Iyada oo ay dardar ku jirto soo xulida Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa muuqata in qurbajoogtu haatan dareemeen fursad ay kaga qayb gali karaan amaba ay wax uga badali karaan habka…