Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » QODOB (Page 7)

Liibaan Fiin oo booqasho ku jooga Jigjiga oo lagu waraystay Barnaamijka Ciyaaraha SRTV

Liibaan Fiin oo booqasho ku jooga Jigjiga oo lagu waraystay Barnaamijka Ciyaaraha SRTV

Barnaamijkii ciyaaraha ee SRTV wiigan ayaa waxaa marti ku ahaa Liibaan Maxamed Cali (Qoslaaye) oo horay u ahaan jiray Kabtankii xulka DDS ee Sagaashameedyadii. Hadaba wariye Ilakacase oo si talantaaliya…

TVga Goobjoog oo waraysi ka qaaday Musharax Madaxwayne Bashiir X. Cali

TVga Goobjoog oo waraysi ka qaaday Musharax Madaxwayne Bashiir X. Cali

Musharax Madaxweyne Bashiir Xaaji(Jamaal) oo Ka Barnaamijiisa Siyaasadeed iyo Hankiisa oo ah Mar Kale Midnimo ayaa waxa uu waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyay telefishinka Goobjood. Musharaxa ayaa waxa uu ka…

Idiris M Cali iyo marwadiisa Muna Shaafi Maxamed oo Aqalgalkoodu maanta kadhacay magaalada Jigjiga.

Idiris M Cali iyo marwadiisa Muna Shaafi Maxamed oo Aqalgalkoodu maanta kadhacay magaalada Jigjiga.

Waxaa magaalada Jigjiga ku Aroostay Macalin Idiris oo ahaa macalin wax ka dhiga dugsiyada dadwaynaha ee magaalada Boston sidoo kalena bare sare oo dhalinta soo korasa bara luqdada Af-Soomaaliya ka…

Qurbajoogta Reer Haggar ayaa si buuxda u taageertay Musharaxa Madaxwaynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Xaaji Cali (Jamaal)

Qurbajoogta Reer Haggar ayaa si buuxda u taageertay Musharaxa Madaxwaynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Xaaji Cali (Jamaal)

Shir ballaadhan oo ay kasoo qaybgaleen qurbajoogta reer Haggar ee degan Yurub, Waqooyiga America, Canada iyo Australia oo la qabtay xalay 12 December ayay taageero buuxda ku siiyeen Musharaxa Madaxwaynaha…

Qabowga Qurbaha iyo Xeebha kulul ee Soomaaliya

Qabowga Qurbaha iyo Xeebha kulul ee Soomaaliya

Waxaa hada dhexda lagaga jiraa wakhtigii qabowga ee hawadu diirkaaga gubasay hadii aad wax xoogaa ku lugayso banaanka gurigaaga ama xafiiskaaga, balse hawada xeebaha Soomaaliya ayaa ah kuwo bilaasha oo…

Qurbajoogta reer Boston iyo Doorashada Soomaaliya

Qurbajoogta reer Boston iyo Doorashada Soomaaliya

Iyada oo ay dardar ku jirto soo xulida Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa muuqata in qurbajoogtu haatan dareemeen fursad ay kaga qayb gali karaan amaba ay wax uga badali karaan habka…

Xaflad lagu taageerayo laguna soo dhaweenayo Musharaxa Madaxwaynaha Somalia Bashiir Xaaji Cali Jamaal ayaa lagu Qabtey Magaalada Cadaado ee D-Galmudug

Xaflad lagu taageerayo laguna soo dhaweenayo Musharaxa Madaxwaynaha Somalia Bashiir Xaaji Cali Jamaal ayaa lagu Qabtey Magaalada Cadaado ee D-Galmudug

Magaalada Cadadaado ayaa laga daah furay xafladii ugu horeesay ee dalka gudihiisa loogu qabto musharax madaxwayne Bashiir Xaaji Cali oo isaga doonaya inuu majaraha u qabto hogaanka dalka ka dib…

Wasiirka Xafiiska Dhalinyarada iyo Ciyaaraha DDS Mudane Cumar Siyaad Ibrahin Axmed ayaa Koob Kela wareegay xidig yadii kubada cagta ee jigjiga 90-maadkii Liibaan Fiin iyo Maxamed Laambo

Wasiirka Xafiiska Dhalinyarada iyo Ciyaaraha DDS Mudane Cumar Siyaad Ibrahin Axmed ayaa Koob Kela wareegay xidig yadii kubada cagta ee jigjiga 90-maadkii Liibaan Fiin iyo Maxamed Laambo

Jigjiga Dec 08, 2020. Liban Mohamed Ali(Qoslaaye) iyo Mohamed Mohamud Ahmed (Leenbo) , waxay ka mid ahaayeen ciyaar yahanadii Dawlad Degaanka kuwaas oo u ciyaari jiray kooxo ka kala dhisna…

SHACABKA WAQOYI EE MOQDISHO OO WACADARO DHIGAY MAANTA.

SHACABKA WAQOYI EE MOQDISHO OO WACADARO DHIGAY MAANTA.

Doorashadii Xildhibaanada beelaha Dir waqooyi oo si habsami ah uga dhacasa magaalada Muqdisho tasoo ay sababtay in deegaanada waqooyiga ay gacanta ku hayaan siyaasiyiin aaminsan mabda’a gooni iskutaaga. xaflad shir…

Qaarkamid Dhalinyada Casimada Muqdisho ayaa Tageeray Musharax Madaxwayne Bashir Xaaji Cali (Jamaal)

Qaarkamid Dhalinyada Casimada Muqdisho ayaa Tageeray Musharax Madaxwayne Bashir Xaaji Cali (Jamaal)

Muqdisho Dec 06, 2020. Caasimada dalka ayaa dhalinyaradii ku sugnayd ay si mugwayn u taageereen Musharax madaxwayne 2021 Bashiir xaaji Cali ayaa ah mid isagu nolashiisa intii badnayd ku caawinayay…

Musharax Madaxweyne Cumar C/qaadir Axmed Fiqi oo meel fagaara ah kula hadley Bulshada Caasimada

Musharax Madaxweyne Cumar C/qaadir Axmed Fiqi oo meel fagaara ah kula hadley Bulshada Caasimada

Musharax Cumar Fiqi oo u tartamaya jagada madaxwaynenimo ee Soomaaliya ayaa meel fagaare ah kala hadlay shacabka reer Muqdisho taasoo ka turjumasa in shacabka Muqdisho diyaar u ahaayeen in ay…

Rashiid Diiriye oo ka hadlaya taageerada musharax Bashiir ka helay shacabka Soomaaliyeed

Rashiid Diiriye oo ka hadlaya taageerada musharax Bashiir ka helay shacabka Soomaaliyeed

Bashiir Xaaji Cali oo isku sharaxaya jagada madaxwayne nimo ee Soomaaliya ayaa waxa uu helayaa taageeradii ugu badnayd ee uu musharax u taagan jagadaa abdid ka helo shacabka Soomaaliyeed hadaba…

Taariikh Nololeedka, waxbarashadiisii iyo waxqabadka Musharax madaxwayne JFS Bashiir Xaaji Cali (Jamaal)

Taariikh Nololeedka, waxbarashadiisii iyo waxqabadka Musharax madaxwayne JFS Bashiir Xaaji Cali (Jamaal)

Iyada oo oo ay fooda inagu soo hayso doorashadii aynu ku dooran lahayn Baarlamaankeena 4sano ee inagu soo aadan si ay sanadka soo socda horaantiisa inoogu dooraan lahaayeen madaxwaynihii ina…

Isimada Dhaqanka ee Jubbland oo Siwayn u Soo Dhaweyay Musharax Madaxweyne DFS Bashiir Xaji Cali Jama

Isimada Dhaqanka ee Jubbland oo Siwayn u Soo Dhaweyay Musharax Madaxweyne DFS Bashiir Xaji Cali Jama

Iyada oo ay wali jirto is mariwaa ka dhashay gudiga doorashada ee ay soo magacawday dawlada dhexe ee Soomaaliya iyo waliba gudiga qaybtiisii Maamul goboleedada Jubaland iyo Puntland oon wali…

Shir Jaraa’id oo uu qabtay Musharax Madaxwayne 2021 Bashiir X. Cali (Jamaal)

Shir Jaraa’id oo uu qabtay Musharax Madaxwayne 2021 Bashiir X. Cali (Jamaal)

Iyada oo haatan uu marayo dalku meel xasaasi aha aya musharax Bashiir Xaaji Cali soo bandhigay siyaasadiisa uu ku hagi doono dalka 4ta sano ee inagusoo aadan hadii uu ku…

Gelato Divino iyo dhalintii aynu ku waynay

Gelato Divino iyo dhalintii aynu ku waynay

Muqdisho Nov 27, 2020. Wararkii ugu horreeyey ee aan ka helnay khasaaraha qaraxii is-miidaaminta ee caawa ka dhacay maqaayadda Gelato Divino ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inay ku dhinteen ugu…

Madaxwayne Mustafe Muxumud Cagjar oo Kulan La Qaatay Cuqaasha iyo Waxgaradka senterka Heegaale kulankaasi oo ahaa Mid Gaar ah.

Madaxwayne Mustafe Muxumud Cagjar oo Kulan La Qaatay Cuqaasha iyo Waxgaradka senterka Heegaale kulankaasi oo ahaa Mid Gaar ah.

Madaxwayne Mustafe Ayaana senterka Heegaale u Balan Qaaday.1 Dayactirka Baliga Heegaagle iyo Balaadhan.2 Adeega isgaadhsiinta.3 Tababarka Macalimiinta.4 Kor u Qaadista Xarunta Caafimaadka iyo in shaqaale Lagu Kordhinayo.5 Tayeyda Waxbarashada Dugsiyada…

Cumar C/qaadir Axmed Fiqi oo Muqdisho kaga dhawaaqay Musharax Madaxweynenimo ee Soomaaliya

Cumar C/qaadir Axmed Fiqi oo Muqdisho kaga dhawaaqay Musharax Madaxweynenimo ee Soomaaliya

Muqdisho Nov 26, 2020. Nuxurka khudbada musharax Madaxweyne Cumar C/qaadir Axmed Fiqi oo Muqdisho kaga dhawaaqay maanta Musharaxnimadiisa iyo qorshahiisa Siyaasadeed. Ceegaag.com…

Inaa lilaahi, wa inaa Ilaahi raajicuun: Cabdi-xakiin C Abokor oo ku geeryooday Muqdisho

Inaa lilaahi, wa inaa Ilaahi raajicuun: Cabdi-xakiin C Abokor oo ku geeryooday Muqdisho

Muqdisho 11-23-2020 Inaa lilaahi, wa inaa Ilaahi raajicuun. Madhinta waa ILLAAH. Marxuum  Cabdixakiin Cali Abokor oo magaalada Muqdisho ku geeriyooday hada. Cabdixakiin ayaa ahaa geesi wadani ah, Ilaahay waxaan uga…

Cuqaasha iyo Waxgaradka Buuhoodle Ayaa taageeray Musharaxa Madaxwaynaha Dawlada Soomaaliya Aqòon yahay Jamal X Cali Cilmi

Cuqaasha iyo Waxgaradka Buuhoodle Ayaa taageeray Musharaxa Madaxwaynaha Dawlada Soomaaliya Aqòon yahay Jamal X Cali Cilmi

Kulanka oo ka dhacay Hotel Rays ayaana Waxgaradka Buuhoodle taageero Balaadhan ugu muujiyeen Musharax Jamal X Cali Cilmi. Cali Dhegjar Buuhoodle…