Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
November 21 (Ceegaag)— Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Nicholas Kay ayaa lagu wadaa in bisha soo socoto la bedelo, waxaana Danjiruhu uu…
Assalamu Calaykum. Waxaan walaalaha Somaliyeed ee ku nool Boston iyo Nawaaxigeeda loogu bishaaraynayaa in bishaan November 27-29 2015 uu dhacayo Mutamarkii 8-aad ee markazka Boston Islamic center uu marti galin jiray. Waxaa…
Weerarkii lagu qaaday Salaadii jimcaha kadib hotel Radisson Blue ee ku yaala Bartamaha Caasimada Dalkaasi Maali ee Bamako ayaa waxaa fulisay 10 nin oo hubeysan kuwaa oo wata qorayaha daran…
Taliyaha ciidanka XDS S/gaas Maxamed Aasan Axmed ayaa xarunta wasaaradda Gaashaandhigga kulan kula qaatay saraakiisha ciidanka XDS kaasoo looga hadlay xaaladda ciidanka, iyo habka ay u socdaan howlgallada ciidamadu ay…
Iyada oo ay isa soo tayaan xadgudubka xad beenaadka aynu la leenahay Kiiniya ayaa waxaa shir saxaafadeed qabtay gudi xaqiiqo raadin ah oo uu Baarlamaanku u diray deegaanada lala baxay…
November 18(Ceegaag)–Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan afrax ayaa waxaa maalintii Saddaxaad ku socota,Baaris la xiriirta Dilkii Maarxuum Mahdi Xuseen oo ahaa Madixii Hey’adda Mina Baarista Qarabamada Midoobey ee Gobolka Hiiraan.Guddigii…
November 18 (Ceegaag) — Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole ayaa ka digay in shacabka Soomaaliyeed mar labaad wax loogu qeybiyo nidaamka qabiiliga ah ee 4.5, kaasoo uu…
November 18 (Ceegaag)— Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka John Kerry oo ku sugan magaalada Paris ee dalka Faransiiska ayaa sheegay in Daacish ay maalmaha soo socda ay dareemi doonto culeysyo dheeri…
November 18 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Al-Qaacida iyo kooxda dowladda islaamiga IS ay yihiin xoogag shayaadiin ah, isagoo ku baaqay in laga hortago, kadib weerarkii…
Wariye Axmed Xasan Cawke oo xalay goor danbe ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxa goor dhaweed meydkiisa la keenay magaalada Wajaale halkaas oo Aas…
Maamulaha Maamulka Khaatumo Dr. Cali Kahliif Galaydh ayaa ka duulay gagaida diyaaradaha ee Ismaaciil Mire magaalada Buuhoodla isaga oo hor kacaya wafti culus oo ka qaybgalaya shirka Nayroobi ee maamul…
November 17 (Ceegaag) — Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeeda aysan sinnaba uga bixi doonin Somalia, xilli baarlamaanka Somalia uu soo saaray Qaraar ka dhan ah joogitaanka ciidamada Kenya ee…
November 17 (Ceegaag)— Axmed Xasan Cawke oo ahaa wariye rug-cadaa ah ayaa lagu soo waramayaa inuu saaka ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Sida ay sheegayaan…
November 16 (Ceegaag)— Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in Guddi soo baara u magacaabeen dilkii sarkaal ka tirsan Hey’adda Mine Action maalin ka hor loogu geystay magaalada…
November 16 (Ceegaag)— Shirka wada tashiga heer gobol ee looga arrinsanayo nooca doorasho ee dalka ka dhici karta sanadka 2016 ayaa ka bilowday magaalooyinka maamul goboleedyada dalka, iyadoo shirarkan lagu…
Ceegaag. Nov 15, 2015..Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini oo kulan la qaatay u qeyb sanaha Xog-hayaha guud ee QM Arrimaha Xuququl insaanka Ivan simonovic ayaa ka wada…
November 15 (Ceegaag)— Ugu yaraan todobo ruux ayaa ku geeriyootay shaqaaqo shalay illaa xalay ka dhacay waqooyiga magaalada Galkacyo, kadib markii Ciidamada ammaanka Puntland ay si xoog leh uga saareen…
November 14 (Ceegaag)— Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka doodaya qaraar ku aadan xagudubka Kenya ay sameysay xuduuda, gaar ahaan ay ka dhiseyso xuduuda ay la wadaagto…
November 14 (Ceegaag)— In ka badan 120 ruux ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen weeraro qaraxyo iyo toogasho xalay ka dhacday magaalada Paris ee Caasimada dalka Faransiiska, iyadoo weerarkan…
Maamulka Jubbaland ayaa markii ugu horeysay si kulul uga hadlay darbiga Kenya ay ka dhiseyso xadka ay la wadaagto Soomaaliya, gaar ahaan kusoo xad gudubtay degmada B/xaawo. Wasiirka Arrimaha Gudaha…
Figradihiina