Warning: preg_replace(): The /e modifier is no longer supported, use preg_replace_callback instead in /hermes/bosnacweb02/bosnacweb02al/b1204/ipw.ceegaagc/public_html/allceegaagcom/wp-content/themes/wpnewspaper/functions.php on line 2
2015 | Ceegaag Online | 48

Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2015 (Page 48)

Garyaqaan Cabdi-Qawi oo Loo Doortay Madaxweyne Ku Xigeenka Maxkamada Aduunka

Garyaqaan Cabdi-Qawi oo Loo Doortay Madaxweyne Ku Xigeenka Maxkamada Aduunka

Waa markii ugu horeysay oo uu Xaakim Soomaali ah uu xubin ka noqdo guddoonka sare ee Maxkamada Adduunka (World Court) ee fadhigeedu yahay The Hague, Holland. Madaxweynaha Maxkamada Caalamiga ah…

Hidde iyo Dhaqan: Kulan Suugaaneed Boston ka Dhacaya Feb 21, 2015

Hidde iyo Dhaqan: Kulan Suugaaneed Boston ka Dhacaya Feb 21, 2015

Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Jaamacadda Northeastern iyo naadiga BADSO (Barashada Afka iyo Dhaqanka Soomaaliyeed) ayaa si wada jir ah u soo agaasimay kulan suugaaneed loogu magacdaray, “Hidde iyo Dhaqan” (ama…

Xubnaha golaha wasiirada cusub oo u waramay sida dareenkeedu yahay

Xubnaha golaha wasiirada cusub oo u waramay sida dareenkeedu yahay

Ceegaagcom…

Soomaaliya oo heshay Dawlad TAYO leh

Soomaaliya oo heshay Dawlad TAYO leh

Baarlamaanka oo cod aqlabiyad leh ku ansixiyay xukuumadda Ra’isulwasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke Ceegaagcom…

Farmaajo uu iftiimiyay madaxwayne Xasan Shiikh inuu ku dhiirado Dibu heshiisiinta.

Farmaajo uu iftiimiyay madaxwayne Xasan Shiikh inuu ku dhiirado Dibu heshiisiinta.

Dhagayso Raysal wasaare Farmaajo oo si fiican u faahfaahiyay sida loo sixi karo habsami usocodka hawlaha Dawladnimo. Dhagayso Waraysi Farmaajo Ceegaagcom…

Naadiga SOMALI PEN oo soo Bandhigey Lab Buug oo qiimo leh oo kala ah AFKA HOOYO U HIILI iyo WAAD GUULEYSAN KARTAA.

Naadiga SOMALI PEN oo soo Bandhigey Lab Buug oo qiimo leh oo kala ah AFKA HOOYO U HIILI iyo WAAD GUULEYSAN KARTAA.

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimey  isla markaana lagu soo bandhigayey Laba Buug oo ay kala qoreen Cabdulaahi Sheegow Maxamed iyo Sucdi Daahir Diiriye ( Qajaf  weyne) , islmarkaana uu…

Xoogaga Buuralayda ee Awdal State oo u jawaabay maamulka Somaliland iyo oday dhaqamoodkooda

Xoogaga Buuralayda ee Awdal State oo u jawaabay maamulka Somaliland iyo oday dhaqamoodkooda

Xoogaga taabacsan Suldaan Wabar ayaa digniin u diray Maamulka Somaliland iyo qaar kamida Hogaamiyo dhaqamoodada iyaga oo si cad u sheegay in loo baahan yahay in dhulkooda ay isaga baxaan…

Wasiirka Gaashaadhiga “Diini “oo Gaadhay Caasimada iyo Al-shabaab oo gabalkii u dumay isuna diyaarinasa iilka.

Wasiirka Gaashaadhiga “Diini “oo Gaadhay Caasimada iyo Al-shabaab oo gabalkii u dumay isuna diyaarinasa iilka.

Wasiirka Gaashaadhiga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sh Cali Diini oo muddoyinkii ugu dambeeyay ku noolaa dalka Mareykanka ayaa maanta lagu soo dhaweeyay garoonka Diryaaradaha Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho. Mudane C/qaadir…

OGAYSIIS MUHIIM AH

OGAYSIIS MUHIIM AH

Dhamaan jaaliyadaha Khatumo State iyo Awdal State ee Yurub waxaa loogu baaqaya inay kasoo wada qayb galaan banan bax la qabanayo 20.02.2015, 14.30,kaas oo looga soo horjeedo Maamulka lamagac baxay…

Bandhigii labaad ee Ololaha Dhiirigalinta Akhriska iyo Qoraalka ee Naadiga HILLIN HAYAAN

Bandhigii labaad ee Ololaha Dhiirigalinta Akhriska iyo Qoraalka ee Naadiga HILLIN HAYAAN

Naadiga Akhriska iyo Qoraalka ee HILLIN HAYAAN  ayaa soo bandhigay bandhigii labaad ee ololaha dhiirigalinta akhriska iyo qoraalka ee ay  ka wadeen degmooyinka gobolka Banaadir gaar ahaan Dugsiyada  waxbarashada ee magaalada Muqdisho. Naadiga…

Islamic State shows burning of hostage, Jordan vows ‘earth-shaking’ response

Islamic State shows burning of hostage, Jordan vows ‘earth-shaking’ response

By Suleiman Al-Khalidi AMMAN (Reuters) – Islamic State militants released a video on Tuesday appearing to show a captured Jordanian pilot being burnt alive, and Jordan vowed to avenge his…

Warfa Abdillahi scores 16 in fourth quarter as Charlestown turns back BC High

Warfa Abdillahi scores 16 in fourth quarter as Charlestown turns back BC High

By Christopher Frangolini | GLOBE CORRESPONDENT Warfa Abdillahi scored 16 of his game-high 22 points in the fourth quarter as Charlestown defeated visiting BC High, 65-59, Saturday in a nonconference…

Xoogaga Dhaqdhaqaaqa Buuralayda Awdal State oo Digniin u diray Maamulka Somaliland

Xoogaga Dhaqdhaqaaqa Buuralayda Awdal State oo Digniin u diray Maamulka Somaliland

Madaxda Maamulka Xoogaga Dhaqadhaqaaqa Awdal State ayaa ku dhawaaqay inay dagaal Fool ka fool ah lagu soo qaadaya deegaanada Boorame oo ay xoog ku haystaan Maamulka Somaliland. iyaga oo waliba…

Mugabe Dismisses Male-Female Equality

Mugabe Dismisses Male-Female Equality

“It’s not possible that women can be at par with men,” said the incoming chairman of the African Union, Zimbabwean President Robert Mugabe. He made the controversial comment in Addis…

Dr Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Dr Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho

Wuxuusan EEBAHEEY ABUURINOO, Ifkaan yaallo yaa Yaqaan?!! ………………….IYOH…………………………………………………………… Kabbo Walxaatoo ( kaaf ) Ku taal ninki yaqano aan rabaa?!!! AUN Dr:- Xseen Sh Axmad Kadare…wuxuu ahaa aqoonyahan (SUXUFI) Sanaddadii 1960th…

Faisal Hassan win the nomination New Democratic Party candidates, 2015 Canadian federal election in Etobicoke North

Faisal Hassan win the nomination New Democratic Party candidates, 2015 Canadian federal election in Etobicoke North

C/raxmaan ceynte Oo iscasilay HIPS iyo Xilkii Oo Si KMG Ah Loogu Dhiibay Mr. Xaashi

C/raxmaan ceynte Oo iscasilay HIPS iyo Xilkii Oo Si KMG Ah Loogu Dhiibay Mr. Xaashi

Agaasimihii Machadka Daraasaadka Heritage C/raxmaan Yuusuf Cali (Caynte), ayaa iska casilay xilkaasi, ka dib markii uu ka soo muuqday Golaha Wasiirada cusub, ee 27-kii bishii hore looga dhawaaqay Magaalada Muqdisho.…

Toban Cisho oo Danbana Cumarow ku Siinee Safar Salaama(Baarlamaanka Soomaaliya)

Toban Cisho oo Danbana Cumarow ku Siinee Safar Salaama(Baarlamaanka Soomaaliya)

Muqdisho, 31 January, 2015….Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo caawa saxaafadda la hadlay ayaa uga mahadceliyey xubnaha golaha Shacabka J.F.S in ay ka aqbaleen codsigiisii ahaa in…

Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo Ka Furmayo Adis Ababa

Shir Madaxeedka Midowga Afrika oo Ka Furmayo Adis Ababa

Madaxda wadamada urur goboleedka IGAD ayaa magaalada Adis Ababa ku yeeshay shirkii 29-aad ee heer madaxweyne. Madaxda urur goboleedka IGAD ayaa waxa ay ka mid yihiin madaxda wadamada midowga afrika…

Faras-magaalaha Ceegaag oo goolada gawaadhida laga dhisay

Faras-magaalaha Ceegaag oo goolada gawaadhida laga dhisay

Ururka Dhaliyarada qurbo joogta Ceegaag ayaa ka dhisay Goolada Gawaadhida magaalada Dhismasa ee Ceegaag. Hadaba nala daawo Gooladaa oo wali dhisme ku socdo. Ceegaag.com…