Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2015 (Page 30)

Abdikarim Hussen Gulled iyo Maantay

Abdikarim Hussen Gulled iyo Maantay

  Cabdikariim Xuseen Guulleed, wuxuu ahaa Macalin Iskuul, Wuxuu Ka Midyahay Xisbiga Nabada Iyo Horumarka loona yaqaan  Damul-Jadiid gudomiyana waxa u ah Madaxwaynaha Somalia Mudane Xasan Sheikh. Dawladii Raysal Wasaare…

Deg Deg:- Ahlusunna oo Madaxweyne uga dhawaaqday Dhuusamareeb

Deg Deg:- Ahlusunna oo Madaxweyne uga dhawaaqday Dhuusamareeb

July 2 (Jowhar)— Waxaa goor dhoweyd magaalada Dhuusa Mareeb loogadhawaaqay Madaxweyne uu yeelanayo Maamul Goboleed loogu magac daray Gobollada Dhexe, oo kala ah Gobollada Mudug, Galgaduud iyo qeyb ka mid…

Zimbabwe’s Robert Mugabe ‘proposes’ to Barack Obama

Zimbabwe’s Robert Mugabe ‘proposes’ to Barack Obama

By: Brian Okoth Zimbabwe’s President Robert Mugabe has mocked America’s decision to legalise homosexual marriages across all 50 states of the U.S, reports Dailymail. Speaking to Zimbabwe’s radio station in…

Madaxweynaha oo xuska 1-da Luulyo awgeed ubax dhigay taalada Daljirka Dahsoon

Madaxweynaha oo xuska 1-da Luulyo awgeed ubax dhigay taalada Daljirka Dahsoon

Muqdisho, July 1, 2015 ceegaag.com: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xuska sanad-guurada 55-aad ee xornimada iyo midnimada dalka awgii ubax dhigey taalada Daljirka Dahsoon ee…

Axmed Cabdisalaan “Dowladda Federaalka hagar-daameyn ayay ku wadaa ololaheyga Madaxtinimo”

Axmed Cabdisalaan “Dowladda Federaalka hagar-daameyn ayay ku wadaa ololaheyga Madaxtinimo”

July 1 (Ceegaag)— Musharaxa xilka Madaxweyne ee Dowlad Gobolleedka Galmudug Axmed Cabdislaan Xaaji Aadan ayaa ka hadlay hagar-daameyn uu sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku hayso olalahiisa ku aadan…

Ciidamada Itoobiya ee ka tirsan AMISOM oo la Geeyay Saldhiggii Lego ee lagu Weeraray Ciidanka Burundi

Ciidamada Itoobiya ee ka tirsan AMISOM oo la Geeyay Saldhiggii Lego ee lagu Weeraray Ciidanka Burundi

Juun 30, 2015 (Ceegaag) — Ciidamada ka socda Itoobiya ee Qaybta ka ah AMISOM ayaa la Wareegay Saldhiggii Ciidamada Burundi lagu Weeraray Jimcihii lasoo dhaafay ee Deegaanka Leego, Halkaasoo lagu…

Al-shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ciidan oo ku yaal duleedka Kismaayo

Al-shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ciidan oo ku yaal duleedka Kismaayo

, Juun 29, 2015 (Ceegaag) —Dagaalyahanno ka tirsan xoogagga Al-shabaab ayaa xalay saqdii dhexe weerar qorsheeysan ku qaaday saldhig ay ciidamada maamulka Jubbaland ku lahaayeen halka loo yaqaan Akadeemi oo…

Cidamada xoogga dalka oo howlgallo ka wada duleedka Leego

Cidamada xoogga dalka  oo howlgallo ka wada duleedka Leego

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa la wareegay Deeganka Leego iyo deegana kale oo ka tirsan Gobalka Shabeelaha Hoose, halkaasi oo laga fara maroojiyay Kooxda Argagixisada ah ee UGUS oo dhawaan weerar…

Odawaa “Inta dhiman howsha dhismaha Maamulka Galmudug waxaa la wareegaya Guddoomiyaha Baarlamaanka”

Odawaa “Inta dhiman howsha dhismaha Maamulka Galmudug waxaa la wareegaya Guddoomiyaha Baarlamaanka”

June 28 (Ceegaag)— Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan maxamed Xuseen (Odawaa) oo ka hadlayay gaba gabadii shirka doorashada Baarlamaanka ee maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegay in…

WAR-DEG DEGAH- Cali Gacal Casir oo ku guuleystay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug

WAR-DEG DEGAH- Cali Gacal Casir oo ku guuleystay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug

June 27 (ceegaag)— Cali Gacal Casir ayaa ku guuleystay doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug, kadib markii wareegii labaad uu ka guuleystay musharaxii kale ee la tartamayay C/llaahi Maalin Gaafow Aasparo. Doorashada…

Ciidamada AMISOM oo khasaare culus soo gaaray weerarkii leego

Ciidamada AMISOM oo khasaare culus soo gaaray weerarkii leego

June 27 (Ceegaag)— Ugu yaraan sodon qof ayaa lagu dilay weerar Al-Shabaab ka geysteen saldhig Ciidamada AMISOM ku leeyihiin deegaanka Leego, oo ku taala wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo.…

Jeneraal C/qaadir Xaaji Maxamed ” Masalle” oo ku geeryooday London

Jeneraal C/qaadir Xaaji Maxamed ” Masalle” oo ku geeryooday London

Inaalilaahi wainaa ilayhi raajicuun: Allaha u naxariistee waxaa Magaalada London ku geeriyooday jeneraal C/qaadir Xaaji Maxamed ” Masalle” oo kamid ahaa saraakiishii sare ee Ciidmada iyo Xukuumadii Milatariga ahayd,Waxaan ilaahay…

CIIDANKA AMISOM OO BAABUUR AY DAD SHACBI LEEYIHIIN KU GUBAY BUURHAKABA

CIIDANKA AMISOM OO BAABUUR AY DAD SHACBI LEEYIHIIN KU GUBAY BUURHAKABA

Jun25 (Ceegaag)- Ciidanka amisom oo marayey buurhakaba ee gobalka bay oo gawaari ay leeyihiin dad shacbi ah ku gubay degmada buurhakaba,baabuurta lagu gubay ayaa waxay ahaayeen laba baabuur oo ah…

Madaxweynaha oo soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka cusub ee maamulka Galmudug

Madaxweynaha oo soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka cusub ee maamulka Galmudug

June25(Ceegaag)- Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay dhismaha baarlamanka maamulka cusub ee loo sameynayo gobollada dhexe, kaas oo lagu dhaariyey magaalada Cadaado ee gobolka…

XARUNTA DALLADDA SOSCENCA OO LAGU QABTEY KULAN QAYB KA AHAA OLOLAHA KA FUR ALBAABKA DADKA BAAHIYAHA GAARKA AH QABA EE (NAAFADDA).

XARUNTA DALLADDA SOSCENCA OO LAGU QABTEY KULAN QAYB KA AHAA OLOLAHA  KA FUR ALBAABKA DADKA BAAHIYAHA GAARKA AH QABA EE (NAAFADDA).

Maxamed Cali Faarax “ Madaxweynha waa uu naga aqabley in uu saixiixi doono Sharciga Caalamiga ah ee Naafada” Ing Saalax Shiikh Cismaan “ Waxaan Hortiia ka balan qaadayaa in aan…

Wariyihii u shaqeynayay Telefishinka Al-Jazeera Ahmed Mansour oo xoriyadiisii dib uhellay

Wariyihii u shaqeynayay Telefishinka Al-Jazeera Ahmed Mansour oo xoriyadiisii dib uhellay

June 23 (ceegaag)— Wariyihii Al-Jazeera Ahmed Mansour oo maalin ka hor lagu xiray garoonka diyaaradaha magaalada Berlin ee dalka Jarmalka ayaa la sii daayay. Xeer Ilaaliyeyaasha ayaa xaqiijiyay in Mr…

Ciidamada Maraykanka oo saldhig milateri ka sameystay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose

Ciidamada Maraykanka oo saldhig milateri ka sameystay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose

Ciidamada Maraykanka oo saldhig milateri ka sameystay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada hoose Wargeyska The Standard ee ka soo baxa magaalladda Nairobi ayaa maanta qoray in ciidamada Maraykanka ay Saldhigga…

Xaaska Wasiir Yahuud ah oo u Gaftay Obama kana cabsi qabta in Gefkaasi owgeed loo furo !!!

Xaaska Wasiir Yahuud ah oo u Gaftay Obama kana cabsi qabta in Gefkaasi owgeed loo furo !!!

Warbaahinta Caalamka ayaa si weyn u faaqiday Gef ay Madaxweynaha Dalka Mareykanka Brack Obama ay u geysatayXaaska Wasiirka Arimaha Gudaha Yahuuda Israa’iil , waxaana Gefkaasi laga cabsi qabaa in Haweeneydaasi…

GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA FEDERAALKASOOMAALIYA PROF-JAWAARI OO GAARAY CADAADO

GUDOOMIYAHA BAARLAMAANKA FEDERAALKASOOMAALIYA PROF-JAWAARI OO GAARAY CADAADO

June 22 (Ceegag)— Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa saaka gaaray degmada cadaado si,uu goob joog ugu noqdo dhaarinta xildhibaanada gal mudug state. Guddoomiye…