Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
July 21 (Ceegaag)—- Wasiiru dowlaha Maaliyada Xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Maxamed Nuur ayaa ka warbixiyay qaabka loo dhimayo mushaaraadka madaxda iyo shaqaalaha dowladda, kadib markii Golaha Wasiirada ay ka doodeen qorshaha…
July 21 (Ceegaag)— Wararka ka imaanaya degmada Dhuusa Mareeb ee gobalka galgaduud ayaa sheegaya in wafdi ka socda Urur goboleedka IGAD ay maanta ku wajahan yihiin degmadaas. Sida ay sheegayaan…
Hadaba cajaladan oo Abwaanka lagaga duubay magaalada Edminton ee dalka Kanada waatan ee daawo. Abwaanka ayaa kula hadlay shacabka Maamulka Khaatumo isaga oo hoga tusaaleeyay in ay lagama maarmaan tahay…
July 20 (Ceegaag)—Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada kaga guddoomay waraaqaha aqoonsiga Danjiraha cusub ee Boqortooyada UK (United Kingdom) wakiilka uga noqon doonta Soomaaliya, Ms Harriet Mathews.…
July 20, 2015 (Ceegaag) — Ururka dhakhaatiirta dalka Jabbaan ayaa soo saaray warbixin ay ku sheegeen in cabista biyaha caadiga ah xilliga aroortii hore ah ay daweeyaan cudurro badan oo…
July 20, 2015 (Ceegaag) — Inta la ogyahay Shan Ruux ayaa ku Dhintay Dagaal ku dhexmaray maanta Ciidamada Dowladda Somalia iyo xoogag ka tirsan Ahlusunna deegaan lagu magacaabo Laandheer oo…
July 19 (Ceegaag)—United Somali Youth oo ah uruka dhalinta reer Boston ku bohoobeen lixdii sano ee tagay ayaa qabtay isku soo bax wayn oo loogu dabaal dagayay Ciidul fidriyada waana…
July 19 (Ceegaag)—Ciyaarta ayaa wali laysku hirdinayaa kooxaha kala ah New Ceegaag iyo Heegan iyaga oo ay guushu raacday oo koobka sanadka 2016 hantiyay kooxda New Ceegaag. Daawo Cabdi Casiis…
Warqadan oo Obama u diray Malik Obongo oo uu markaa Saaxiib dhaw la ahaa warqadana u sii marinayay walaalkiisa ay isku aabaha ahaayeen ayaa waxay muujinasaa madaxwaynahu inuu markaa aad…
July 19 (Ceegaag)— War murtiyeed ka kooban afar qodob ayaa laga soo saaray shirkii maalmihii la soo dhaafay ku dhex maray magaalada Garowe Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid, Madaxweynaha Puntland…
july 19, 2015 (Ceegaag) —Xaaladda magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa saaka ah mid aad u kacsan, iyadoo ay gabi ahaanba xiranyihiin adeegyadii bulshada, sida waxbarashadii, goobihii caafimaadka iyo weliba…
July 19 (Ceegaag)— Wararka ka imanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in la sii daayay labo weriye iyo dhalinyaro aan tiradooda la shaacin oo loo qabqabtay maanta banaanbax ka dhacay magaalada…
July 18 (Ceegaag)—Dowlada Itoobiya ayaa la sheegay inay xabsi guri gelisay Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo dhawaan Magaalada Guriceel loogu doortay inuu Madaxweyne u yahay gobolada dhexe ee dalka.…
July 18 (Ceegaag)—Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi ayaa Laascaanood kula ciiday Shacabka. Wasiirka ayaa ka hadlay arimo badan oo khuseeya muhiimada amaanka iyada oo ay dawladiisu xoog ku haysata caasimada maamulaka…
July 18 (Ceegaag)—Iyada oo in dhawaale ah uu ku sugnaa Madaxwaynaha maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa Shalay Ciidii uu kala ciiday dawaynaha reer Khaatumo…
July 18 (Ceegaag)—Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kumanaan shacab ah kula ciiday goobo ku yaalla magaalada Muqdisho. Madaxweynaha ayaa ugu horeyn booqdey xeebta Liido…
Eid-ul-Fitr 2015 Date Mosque Based On EID Prayer Time CANNING VALE – Perth Lighthouse (Canning Vale Community Centre) Moon Sighting Sat 18th Jul 2015 at 7:30am CANNINGTON DAWA (Cannington Exhibition Centre) Moon Sighted in…
Suuqyada waaweyn ee ku yaala magaalada Muqdisho ayaa waxaa saameyn xoogan ku yeeshay diyaar garowga loogu jiro ciida Soonfur oo ay naga xigaan wax ka yar maalin. Kumanaan dadweynaha magaalada…
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, ayaa maanta kormeer ku tagey xarumo dhowr ah oo leeyihiin Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyed, waxana uu halkaas kula hadlay Ciidankii joogay, iyadoo…
Sida ay noo xaqiijiyeen qaar kamida hawlwadeenada Masjidka Altaqwaa ayaa ay sheegeen in ay ciidan hogaanka u hayaan Soomaalida, Imaamka magaaladuna Sh. Yuusuf uu ciida hogaamin doono. Ceegaag.com…
Figradihiina