Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cawil Cali Tarabi “Oday Khaatumo” oo Tix guubaabo iyo dardaaran isugu jira usoo jeediyay ummada Soomaaliyeed gaar ahaan madaxda Soomaalida.

Hadaba cajaladan oo Abwaanka lagaga duubay magaalada Edminton ee dalka Kanada waatan ee daawo. Abwaanka ayaa kula hadlay shacabka Maamulka Khaatumo isaga oo hoga tusaaleeyay in ay lagama maarmaan tahay in biyaha gacmahaaga lagaga dhargo ood kaa dheerina aysan ku dhaxan tirin. Abwaanka ayaa si toos ah ula hadlay madaxda dalka waxaa kale oo uu ka hadlay sida lagu sixi karo qaladaadka jira.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply