Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ururka Midnimada Dhalinta Soomaaliyeed oo si wayn ugu dabaal degay Iidul fidriyadii Boston

July 19 (Ceegaag)—United Somali Youth oo ah uruka dhalinta reer Boston ku bohoobeen lixdii sano ee tagay ayaa qabtay isku soo bax wayn oo loogu dabaal dagayay Ciidul fidriyada waana markii ugu horaysay ee isla maalinta ciida la qabto isku soo bax wayn oo lagu waynanayo maalmaha barakaysan ee Islamaaka. Ciidan ayaa ku soo hagaagtay ciidyarada Jimcaha iyada oo noqotay laba Islaam  ciidood oo isa saaran.

Xuseen Fiin

Boston

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply