Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2015 (Page 15)

Nicholas Kay oo walaac ka muujiyay Xariga Wariyeyaasha Telefishinka Universal TV

Nicholas Kay oo walaac ka muujiyay Xariga Wariyeyaasha Telefishinka Universal TV

October 5 (Ceegaag)— Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Nicholas Kay ayaa walaac ka muujiyay xariga Agaasimaha Bariga Afrika ee Telefishinka Universal C/llaahi Xirsi Kulmiye iyo Wariye…

Wasiirka Warfaafinta Maareeye oo sheegay in saxafiyiinta Universal ay heli doonaan xuquuqdooda dastuuriga

Wasiirka Warfaafinta Maareeye oo sheegay in saxafiyiinta Universal ay heli doonaan xuquuqdooda dastuuriga

October 5 (Ceegaag)— Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu booqasho ku tegey magaalada Nairobi…

Maxaa Hortaagan Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe (Warbixin Gaar ah)

Maxaa Hortaagan Maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe (Warbixin Gaar ah)

(Maqaal) ceegaag- Burburkii Dowladdii dhexe kadib Somaliya waxa ay soo martay marxalado kaladuwan kuwaasi oo saameyntooda lahaa,waxa ayna dalka u horseedeen in ay dhacaan dagaalo sokeeye oo dadbadani ku dhintaaan…

Kooxda Daacish oo mar kale ugu baaqday Al-Shabaab inay ku soo biiraan.

Kooxda Daacish oo mar kale ugu baaqday Al-Shabaab inay ku soo biiraan.

October 4 (Ceegaag)— Kooxda la magac baxday Khilaafada Islaamka ee Daacish ayaa mar kale ugu baaqday Xarakada Al-Shabaab ee Soomaaliya inay ku soo biiraan, ayna adeecaan Hogaamiyaha Daacish Abuubakar Al-Baqdaadi.…

Dowlada Somalia oo sheegtay inaysan Kaalmo u baahnayn, balse ay u baahan tahay MAAL-GELIN

Dowlada Somalia oo sheegtay inaysan Kaalmo u baahnayn, balse ay u baahan tahay MAAL-GELIN

Oktoobar 04 (Ceegaag) — Ra’iisul Wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali ayaa sheegay in Dowladda Somalia aysan u baahnayn Gar-gaar, laakiin ay u baahan yihiin maal-gelin toos ah, isagoo xusay inay…

Farmaajo “Ma ahan in dowladdu caburiso Saxaafada madaxa banaan”

Farmaajo “Ma ahan in dowladdu caburiso Saxaafada madaxa banaan”

October 4 (Ceegaag)— Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu aad uga xun yahay xarigii Ciidamada Ammaanka ay xireen Xafiiskii telefishinka Universal, Agaasimihii Bariga Afrika ee…

Xildhibaan Cabdi Xaashi “Wax sharci ah oo ay ku xiran yihiin ma jirto Wariyeyaasha Unversal TV

Xildhibaan Cabdi Xaashi “Wax sharci ah oo ay ku xiran yihiin ma jirto Wariyeyaasha Unversal TV

” October 4 (Ceegaag)— Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ah Guddoomiyaha Guddiga Warfaafinta Baarlamaanka ayaa sharci darro ku tilmaamay xariga Agaasimihii Telefishinka Universal ee Bariga Afrika Wariye Cawil Dahir Salaad…

Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay dhismaha Ciidamo qaran oo hanta ammaanka dalka

Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay dhismaha Ciidamo qaran oo hanta ammaanka dalka

October 3 (Ceegaag)— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in ay xoogga saarayaan Dhismaha Ciidamo Qaran oo awood u leh inay hantaan awooda Dalka, iyaga oo kaashanaya dowladaha taageera…

Wasiiraddii hore ee Batroolka Nigeria oo lagu xiray magaalada London

Wasiiraddii hore ee Batroolka Nigeria oo lagu xiray magaalada London

October 3 (Ceegaag)— Wasiiraddii hore ee Batroolka Nigeria Alison-Madueke ayaa lagu xiray magaalada London ee dalka Ingiriiska, iyadoo xarigan loo sababeeyay arrimo musuq maasuq ah oo hey’ad caalami ah oo…

NUSOJ oo cambeereysay shaqo joojinta Xafiiska Telefishinka Universal ee Muqdisho iyo xariga wariyeyaal

NUSOJ oo cambeereysay shaqo joojinta Xafiiska Telefishinka Universal ee Muqdisho iyo xariga wariyeyaal

October 3 (Ceegaag)— Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa cambaareeyay xarigga qaar ka mid ah maamulka sare ee Telefishinka Universal iyo shaqo ka joojinta lagu sameeyay xafiiska telefishinka ee Muqdisho,…

Bangiga Adduunka oo oggolaaday in uu bixiyo mushaarka shaqaalaha dowlada dhexe iyo maamul goboleedyada

Bangiga Adduunka oo oggolaaday in uu bixiyo mushaarka shaqaalaha dowlada dhexe iyo maamul goboleedyada

October 3 (Ceegaag)— Dowladda Soomaaliya iyo Bangiga Aduunka ayaa maanta magaalada Nairobi ku kala saxiixday heshiis mudo shan sano ah soconayo oo ay ku baxeyso lacag dhan 144 milyan oo…

PM Sharmarke Speech at the UN General Assembly 2015

PM Sharmarke Speech at the UN General Assembly 2015

Ceegaag Oct 02, 2015: New York. Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmarke oo xalay Khudbad ka jeediyay Shirka loo dhan yahay ee Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa inta…

Jabuuti iyo Itoobiya oo Kala Saxiixday Heshiis Lagu Dhisayo Dhuumo Shidaal u Qaada Itoobiya

Jabuuti iyo Itoobiya oo Kala Saxiixday Heshiis Lagu Dhisayo Dhuumo Shidaal u Qaada Itoobiya

Ceegaag Oct 02, 2015: Djabuuti Dowladdaha Ethiopia iyo Djibouti ayaa isla meel dhigay heshiis ku kacaya $1.55 billion oo dhuumaha shidaalka ka soo qaada dekedda Jabuti isla markaana geeynayana gudaha dalka…

Xil. Fawsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo Xisbigeedii Wadani marlabaad kaga dhawaaqday Muqdisho

Xil. Fawsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo Xisbigeedii Wadani marlabaad kaga dhawaaqday Muqdisho

Xildhibaan Fawsiyo Yuusuf Xaaji Aadan  oo ah gabdhii ugu horaysay ee noqota wasiirka arimaha dibada Soomaaliya ayaa xisbigeedii ay kala soo diga rogatay Maamulka Somaliland kaga dhawaaqday Magaalo Madaxda Muqdisho.…

Soma Oil Lobbies U.K. to Oppose Proposed Somalia Moratorium

Soma Oil Lobbies U.K. to Oppose Proposed Somalia Moratorium

Soma Oil and Gas Holdings Ltd., the U.K.-based explorer under investigation by the Serious Fraud Office, asked the British government to help block a United Nations proposal that a moratorium…

Somali who swam river to enter Canada granted refugee status

Somali who swam river to enter Canada granted refugee status

A Somali man who fled kidnappers in his home country and crossed three continents before arriving in Winnipeg has learned he will be allowed to make a new home in…

Dhisida Ciidan Qaran oo durdaba dardar lagaliyay

Dhisida Ciidan Qaran oo durdaba dardar lagaliyay

Ceegaag Oct 01, 2015: Soomaaliya. Kadib markii taliye cusub uu la wareegay hogaanka CXDS ayaa Dowladda Dhexe ee  Soomaaliya gaar ahaan Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Dhexe ayaa dadaalka ugu xoogan ugu jirta in…

Somaliland’s British-educated president urged to save mentally-ill man from death row

Somaliland’s British-educated president urged to save mentally-ill man from death row

Faisa Ali, from west London, says court ignored evidence of her brother’s long history of psychosis. The sister of a mentally-ill man who faces execution by firing squad in Somalilandhas…

AMISOM oo lagu badalayo UNISOM sanadka 2016

AMISOM oo lagu badalayo UNISOM  sanadka 2016

Ceegaag Oct 01 , 2015: Aduunwaynaha waxay go’aan ku gaareen in ciidamada Africaanka ah AMISON ee jooga Soomaaliya lagu badalo Ciidan Nabad Ilaalin ee Qaramada Midoobay ( UN peacekeeping) sida ku…

Ciidamada Afghanistan oo ka diiday Talaba-aniyiinta inay dib ugu soo noqdaan Magaaladii ugu danbaysay Taliskooda ‘Kunduz’

Ciidamada Afghanistan oo ka diiday Talaba-aniyiinta inay dib ugu soo noqdaan Magaaladii ugu danbaysay Taliskooda ‘Kunduz’

Ceegaag Oct 01 , 2015: Afgaanistaan. Magaalada Kunduz oo ah magaaladii ugu danbaysay ee laga riixay xoogaga Talabaaniyinta Afgaanistaan sanadkii 2001 da ayay dib u qabsadeen Maalin nimadii Isniinta, iyada oo…