Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xil. Fawsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo Xisbigeedii Wadani marlabaad kaga dhawaaqday Muqdisho

Xildhibaan Fawsiyo Yuusuf Xaaji Aadan  oo ah gabdhii ugu horaysay ee noqota wasiirka arimaha dibada Soomaaliya ayaa xisbigeedii ay kala soo diga rogatay Maamulka Somaliland kaga dhawaaqday Magaalo Madaxda Muqdisho. Xisbaigan oo ah xisbiga Wadani ayaa u muuqda mid mugdiga ka saaraya siyaasadii goosashada ee gobolada waqooyi oo isugu soo ururtay dhalanteedka dhaan dabagaale, iyada oo lasoo gaadhay casar gaaban.

Ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply