Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhisida Ciidan Qaran oo durdaba dardar lagaliyay

Ceegaag Oct 01, 2015: Soomaaliya. Kadib markii taliye cusub uu la wareegay hogaanka CXDS ayaa Dowladda Dhexe ee  Soomaaliya gaar ahaan Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Dhexe ayaa dadaalka ugu xoogan ugu jirta in la helo Ciidan matala qaranka Soomaaliyeed ee isku dhaf ah.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa xilligii la doortay waxa uu sheegay in Muhiimaddiisa Koowaad ay ka mid noqon doonto in dalku uu yeesho Ciidan qalabeysan oo awood u yeesha difaaca dhulka umadda Soomaaliyeed. Dalka ayaa dhanka Milatariga iyo arrimaha Ciidanka dalka u badan kuwa Dariska oo inta badan xilligii dowladda dhexe ay jirtay tayo iyo tiro ahaan intaba aan aad  uga horreynay, balse bur  burkii dalka uu galay ayaa keenay in ay bur buraan Ciidankii Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply