Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2015 (Page 13)

Madaxweynaha oo furay shirka Madasha wada tashiga Qaran ee doorashada 2016

Madaxweynaha oo furay shirka Madasha wada tashiga Qaran ee doorashada 2016

October 19 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmi ah u furay shirka madasha wada rashiga qaran ee doorashada sanadka 2016, iyadoo shirkan uu soconayo muddo labo maalmood…

Madaxweynaha Sudan oo La Kulmay Wiilkii Yaraa ee Sameeyay Saacada Ee Lagu Xiray Mareykanka

Madaxweynaha Sudan oo La Kulmay Wiilkii Yaraa ee Sameeyay Saacada Ee Lagu Xiray Mareykanka

October 19 (Ceegaag)—Madaxweyne Omar Hassan Albashiir waxa uu dhawaan Qasriga Madaxtooyadda ee magaalladda Khartoum ku qaabilay Ahmed Mohamed Al-hassan oo ah Wiilkii Ardayga ee lagu xiray Maraykanka, kadib, markii uu…

Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Puntland oo soo gaaray magaalada Muqdisho

October 19 (Ceegaag)—Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo ka soo dhoofay garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo ayaa soo gaaray Muqdisho, si…

Wararkii ugu danbeeyay nabadaynta beelaha dega Qorilay iyo Magaclay ee deegaanka Xoore

Wararkii ugu danbeeyay nabadaynta beelaha dega Qorilay iyo Magaclay ee deegaanka Xoore

Ceegaag. Oct 19,2015 Sool: Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Xoore oo ay taalay gogosha nabadaynta beelaha walaalaha ah ee ku diriray halkaa ayaa waxaa la baahiyay  qodonadan soo socda 1:…

Madasha 60ka oo lagu waraystay xoghayaha xaga siyaasada maamulka Khaatumo Maxamed yuusuf jaaamac Indho-Sheel

Madasha 60ka oo lagu waraystay xoghayaha xaga siyaasada maamulka Khaatumo Maxamed yuusuf jaaamac Indho-Sheel

Ceegaag: Oct 19, 2015 . Boston/ Iyada oo ay baryahan jireen shirar kakala dhacayay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho iyo daafaha aduunka shirarkan oo loogu gogol xaadhayo in maamul goboleed buuxa…

Guddoomiye Muungaab oo Mar Kale is Hortaagay Amar uu Bixiyey Wasiirka Amniga

Guddoomiye Muungaab oo Mar Kale is Hortaagay Amar uu Bixiyey Wasiirka Amniga

Maamulka gobolka banaadir ayaa mar kale is hortaagay amar uu mar Kale bixiyey wasiirka Amniga Qaranka Kaas oo ahaa In La xiro wadadda u dhaxeysay K4 iyo Hotelka jaziira Ee…

Maamulka Puntland oo soo bandhigay Doonyo iyo kalluumeysato ajaanib ah

Maamulka Puntland oo soo bandhigay Doonyo iyo kalluumeysato ajaanib ah

October 18 (Ceegaag)—Ciidanka badda ee Maamulka Puntland ayaa maanta soo bandhigay doonyo ay ku soo qabqabteen hawlgallo ay dhawaan ka sameeyeen xeebaha Puntland. Doomahan la soo bandhigay oo gaarayay illaa…

Guddoomiye Jawaari “Dib ayaa loo dhigay furitaanka kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka”

Guddoomiye Jawaari “Dib ayaa loo dhigay furitaanka kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka”

18-oktoobar(Ceegaag)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa shaaciyey in dib loo dhigay furitaanka kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka oo markii hore loo asteeyey 21ka bishan October.…

Abwaan Xuseen Shire Ciyaar Jecel oo laga waraystay Madasha 60ka Heesta GABRA ee ay dhawaan ku dhibaxeen Dawlada Itoobiya

Abwaan Xuseen Shire Ciyaar Jecel oo laga waraystay Madasha 60ka Heesta GABRA ee ay dhawaan ku dhibaxeen Dawlada Itoobiya

Iyada oo ay jiraan dhibaatooyin badan oo shacabka Soomaaliyeed isku hayaan ayaa hada ay muhim tahay in dadka loo iftiimiyo hadba meesha dhibku ka jiro, hadaba iyada oo ay marag…

Ciidamo isku dhaf ah oo ah Amaanka Rayidka oo Soomaaliya ooTababar loo geeyay Jabuuti

Ciidamo isku dhaf ah oo ah Amaanka Rayidka oo Soomaaliya ooTababar loo geeyay Jabuuti

Ceegaag Oct 17, 2015: DJabuuti. Ciidamada Booliska Soomaaliya oo gaadhaya 100 Askari lagana keenay gobolda Soomaaliya ayaa tababar loo geeyay magaalada Jabuuti ee Xeebta Soomaaliya si loogu tababaro, talaabadan ayaa…

R/wasaare Sharma’arke oo booqday mowlaca Sheekh Muxudiin Celi

R/wasaare Sharma’arke oo booqday mowlaca Sheekh Muxudiin Celi

October 17 (Ceegaag)—R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta booqday Masjidka iyo mowlaca Sheekh Muxiyadiin Celi. R/wasaaraha waxaa booqashidiisa ku wehliyay Taliyaha hey’adda Nabad sugidda iyo…

Mombasa oo looga Dabaal-dagay Dhalashada Sannadka Cusub ee Islaamka 1437

Mombasa oo looga Dabaal-dagay Dhalashada Sannadka Cusub ee Islaamka 1437

Oktoobar 15, 2015 (Ceegaag) — Xaflad loogu talo-galay xuska sannadka cusub ee Hijriyada oo hada bilowday, ayaa shalay Muslimiinta wadanka Kenya waxey ku qabteen magaalada Mombasa ee xarunta gobalka xeebta…

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Baydhabo

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Baydhabo

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray magaalada Baydhabo October 15 (Ceegaag)—Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo xarunta gobolka Bay. Madaxweynaha…

Madaxweynaha “Dowlad ay niman Dam-Jadiid leeyihiin ama ay lahaan karaan dalkan kama jirto”

Madaxweynaha “Dowlad ay niman Dam-Jadiid leeyihiin ama ay lahaan karaan dalkan kama jirto”

October 14 (Ceegaag)— Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in awooda dalka ay leeyihiin urur gaar ah, isagoo cadeeyay inuusan ka mid aheyn, waligiisna ka…

Roobabka deyrta oo ka curtay qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya

Roobabka deyrta oo ka curtay qaar ka mid ah gobolada dalka Soomaaliya

October 13 (Ceegaag)—Roobabka deyrta ayaa ka curtay gobolo badan oo dalka Soomaaliya ah iyadoo laga cabsi qabo in roobabka sanadkan ay ka dhashaan daadad iyo fatahaado. Gobolada Sh/dhexe iyo Hiiraan…

Xildh. Goodax: “Guddoomiyaha Baarlamaanka dhexdhexaad kama aha mooshinka lagu saxayo hoggaanka dalka

Xildh. Goodax: “Guddoomiyaha Baarlamaanka dhexdhexaad kama aha mooshinka lagu saxayo hoggaanka dalka

Oktoobar 13, 2015 (Ceegaag) —Xildhibaanada C/llaahi Goodax Barre oo ka mid ah xildhibaanada ugu cadcad ee guddoonka Baarlamaanka farta ka saaray mooshinka madaxweynaha ka dhanka ah ayaa mar kale hadlay,…

Hay’ada SWDC oo Maanta daah-furtay barnaamij lagu Caawinayo Haweenka Soomaaliyeed –

Hay’ada SWDC oo Maanta daah-furtay barnaamij lagu Caawinayo Haweenka Soomaaliyeed –

Oktoobar 13, 2015 (Ceegaag) — Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu Daah-furay barnaamij is-gaarsiineed lagu caawinayo haweenka loo geysto xad-gudbyada, kaasoo loogu magac-daray CEEBLA, iyadoo munaasabaddii lagu daah-furayay ay ka…

Faahfaahin ku saabsan diyaarad xalay ku soo dhacday deegaanka Carbiska

Faahfaahin ku saabsan diyaarad xalay ku soo dhacday deegaanka Carbiska

October 13 (Ceegaag)—Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan diyaarad u suurtogeli weyday inay ku soo degto garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ugu dambeyntiina ku dhacday deegaanka Carbiska ee gobolka Sh/hoose. Diyaaradan…

Xisbiga ANC oo ugu baaqay Dowladda K/Afrika inay ka laabato Xubinnimada Maxkamadda ICC

Xisbiga ANC oo ugu baaqay Dowladda K/Afrika inay ka laabato Xubinnimada Maxkamadda ICC

Oktoobar 12, 2015 (Ceegaag) — Xisbiga muxaafadka ah ee dalka Koonfur Afrika ayaa ugu baaqay xukuumadda inay ka laabato xubinnimadeeda maxkamadda caalamiga ah ee dambiyada dagaalka [ICC]. Hadal uu ka…

Raxmaadka Eebe ee ka da’ay Cayn waa fursad lagu adkayn karo nabadgalyada mandaqada

Raxmaadka Eebe ee ka da’ay Cayn waa fursad lagu adkayn karo nabadgalyada mandaqada

Raabaab aad ubadan ayaa ka da’ay Gobolka Cayn ee maamulka Khaatumo, Taasoo keentay in sanadkan reer guuraaga Deegaandan ay isugu yimaadaan Gobolkaa iyaga oo ka imanaya qaybo ka mida Gobolka…