Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ciidamo isku dhaf ah oo ah Amaanka Rayidka oo Soomaaliya ooTababar loo geeyay Jabuuti

Ceegaag Oct 17, 2015: DJabuuti. Ciidamada Booliska Soomaaliya oo gaadhaya 100 Askari lagana keenay gobolda Soomaaliya ayaa tababar loo geeyay magaalada Jabuuti ee Xeebta Soomaaliya si loogu tababaro, talaabadan ayaa ah tii uGu horaysay ee ciidamo isku dhaf ah tababar hal mar lawada siiyo.

Siyaasada Federaalaynta Soomaaliya ayaa noqotay mid lamida tii 4.5 ka, tasoo hada noqotay mid uu dalku doonayo inuu ka ruqaansado iyada oo lafilayo in dalku yeelanayo dawlad dhexe oo xoogbadan awooda siyaasadana loo baahiyo heer degmo iyo tuulo.

Daawo TVga hada ku magacaaban qaranka oo soo tabiyay warkaa Booliska isku dhafka ah ee lagu tababarayo.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply