Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Abwaan Xuseen Shire Ciyaar Jecel oo laga waraystay Madasha 60ka Heesta GABRA ee ay dhawaan ku dhibaxeen Dawlada Itoobiya

Iyada oo ay jiraan dhibaatooyin badan oo shacabka Soomaaliyeed isku hayaan ayaa hada ay muhim tahay in dadka loo iftiimiyo hadba meesha dhibku ka jiro, hadaba iyada oo ay marag madoontahay sida ay Itoobiya uga faa’ideesatay siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee isu tanaasuli waayay, halkaana ay ka qaniintay dalka Soomaaliyeed  abeesada Itoobiya. Dhagayso Ismahaan Cabdiraxmaan Bootaan oo ku waraysanaysa barnaamijka madasha 60ka ee ka faa’iidayso fanaankaaga Xuseen Ciyaar Jecel,  iyada oo ka warasatay heesta ay dhawaan ku dhirbaaxeen dhergiga GABRA.   Dhagayso Waraysigii 60ka ee abwaab Ciyaar Jecel heestooda GABRE

Waatan heesta Daawo…

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply