Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Raxmaadka Eebe ee ka da’ay Cayn waa fursad lagu adkayn karo nabadgalyada mandaqada

Raabaab aad ubadan ayaa ka da’ay Gobolka Cayn ee maamulka Khaatumo, Taasoo keentay in sanadkan reer guuraaga Deegaandan ay isugu yimaadaan Gobolkaa iyaga oo ka imanaya qaybo ka mida Gobolka Togdheer. Hadaba dadka deegaanadan ayaa gabi ahaanba iska laabay Bogii colaada sidii caadada u ahayd. nala daawo Cali dhagjar oo TV ga Somalichannel warbixin ugasoo diyaariyay xaalada deegaanada.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply