Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Waxaa Galabnimadii Sabtidan Dec 06, 2014 Gaadhay magaalada London ee caasimada Boqortooyada Ingiriiska Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Pro. Cali Khaliif Galaydh waxaana halkaa ku soo dhaweeyay qaar kamida Madaxda maamulka Khaatumo…
Talaabadan uu Baarlamaanku kuriday Xukuumada Raysalwasaare Cabdiwali Kheekh ayaa imanasa kadib markii la’iibsaday Xildhibaano badan codkooda. Kooxda Damuljadiid ayaa ku adkaatay loolankii siyaasadeed ee uu Raysalwasare Cabdiwali Sheekh lagalay taasoo…
KANSAS CITY, Mo. — A 15-year-old boy died after losing too much blood when his legs were severed in what police believe was an intentional attack outside the Somali Center of…
Ka dib Beesha Gudabiirsi oo dulqaadkii ka idlaaday ayaa bilaabaya dagaal ay dhulkooda kaga saarayaan Maleeshiyaadka Burco iyo Hargaysa. Dhinaca kale Khaatumo ayaa laga sugayaa wali waxa ay kayeelaso Maleeshiyaadka…
Kudhowaad 100 boqol askari oo katirsan ciidanka XDS ayaa maanta tababar loogu soo gaba xiray xerada tababarka ee Jaziira ee magaalada Muqdisho. Ceegaag.com…
Xili uu Dar dar Xoog leh ku Soconayo Dawladda Khaatumo Dal iyo Debadba ayaa Waxaa Magaalada Dubai ee isutaga Dalka Imaaraadka Carabta lagu Soo Dhoweeyey Gudoomiyaha Jaaliyadaha Khaatumo Ibraahim Axmed…
Joseph Ole Nkaissery ayaa laga dhigay Wasiirka Arimaha Gudaha kadib markii weeraro isdabajooga ay ku qaadeen kooxaha xagjirka Al-shabaab wadanka kenya iyaga oo gumaaday dad rayida oo aan waxba gaysan…
Qormadani waa cabir kooban ku odorosayasa sida Soomaalidu xisbiyo aan qabiilooyin ku dhisnayn ay isula samaysan doonnaan. XISBIGA JAMHUURIGA (FEDERAL, HORUMAR & NABAD): Xisbigani wuxuu aamini doonnaa in Soomaalidu ay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xaruunta gobolka Baay, halkaasi oo lagu qabtay Xafladda caleema saarka Madaxweynaha…
Ra’iisul Wasaare Cabdiweli Shiikh Axmed “Xukuumadu waxay Dooneysaa in Dadka Naafada ah ay helaan Dhamaan Xaquuqahooda” 3-da Bisha December ee Sanad kasta oo ah maalin loo asteeyey dadka naafadda ah ee…
Guddoomiye ku-xigeenka siyaasadda ee gobolka Benaadir Maxamed Aadan Guuleed “Caano geel” oo hadal soo dhaweyn ah ka jeediyay kulanka ayaa sheegay in Maamulka Gobolku ay farxad u tahay inay soo…
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho waxaa loogu qeybiyey Mooshinka Kalsooni kala noqoshada Xukumadda Ra’iisul wasaare Cabdiweli, ayadoo dhanka kalena xildhibaannada loo qeybiyey Miisaaniyadda…
Wasaaradda Hidaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ardayda deeqda waxbarasho ka helay dalka suudaan ay gaarayan 150-arday oo ka kala yimid qaar ka mid ha gobollada…
Wafdi balaadhan oo ay hogaaminayaan Madaxweyne k/xigeenka maamulka KHaatumo Cabdalle Cagalulle iyo Garaadka Guud ee Khaatumo Garaad Jaamac Garaad Cali ayna ka mid ahaayeen Wasiirka Arimaha bulshada Khaatumo iyo Isimada…
” Xeerka Soomaalidii Hore iyo Qaanuunka Soomaaliya” ayuu ahaa mawduuca bishan ee barnaamijka aqoonisweydaarsiga cilmiwadaag platform ee uu qabanqaabiyo Machadka Daraasaadka Soomaalida (ISOS); waxaana soo jeediyay mudane Axmed Sheekh Cali…
“BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR” Waxaa maanta oo ay bisha November tahay 29, sanadka 2014 Meher koodu ka dhacay dalka Jarmalka, Gudoomiyaha ururka Dhalinyarada Horumarinta Ceegaag Mudane Abdihakim…
Madaxweynihii hore ee maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel) ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalo madaxda gobolka Alberta ee Edmonton. Madaxweyne Indhosheel oo booqasho ku maraya qaarada North America…
Waxaan idiin doorbidnay ina aad ku nasataan sabtidan Dhagayso: Heesta Guul-u-Socod Ceegaagcom…
Guddoomiyaha degmada Warta nabadda oo ay wehliyaan mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmadaas ayaa maanta howllo kormeer ah ku tagay qaybo ka mid ah wadooyinka dhexmara degmada warta Nabadda ee magaalada…
Figradihiina