Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxwaynaha Khaatumo Mudane Cali Khaliif oo Gaadhay London

Waxaa Galabnimadii Sabtidan Dec 06, 2014 Gaadhay magaalada London ee caasimada Boqortooyada Ingiriiska Madaxwaynaha Maamulka Khaatumo Pro. Cali Khaliif Galaydh waxaana halkaa ku soo dhaweeyay qaar kamida Madaxda maamulka Khaatumo 00 Safarshaqo ku jooga London iyo Dadwaynaha reer Khaatumo ee degan London, soodhawyntiisuna waxay u dhacday sidatan daawo Kalsan.tv iyo Maxamuud  Boocame

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply