Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » 2014 » May

Wafdigii Qayaad oo soo gaadhay Shirka Khaatumo 3 ‘Taleex’

Wafdigii Qayaad oo soo gaadhay Shirka Khaatumo 3 ‘Taleex’

Ergooyinkii Beesha QAYAAD oo Gaadhay Taleex “Hadii Aanu Shimbiro ka Baqayno Hadhuudh Maanu Beeraneen” Shirka Taleex oo haatan furmaya ayaa waxaahada gaadhay ergooyinkii ku bohoobay nidaamka ama mabda’a Khaatumo iyada…

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun… Abwaan Xine Xiiray oo geeryooday.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun… Abwaan Xine Xiiray oo geeryooday.

Waxaa magaalada Buuhoodle maanta ku geeryooday ALLE ha u naxariistee Abwaan Xine Xiiray oo si weyn looga  yaqaannay loogana tixgalinjiray Gobolada Waqooyi gaar ahaan deegaanada Khaatumo. Hadaba anaga oo ah bahda Ceegaag.com…

Qaar kamid ah Barakacayasha Ku Nool Kismaayo oo maanta Deeq Raashin ah Lagaarsiiyay (DAAWO SAWIRRADA)

Qaar kamid ah Barakacayasha Ku Nool Kismaayo oo maanta Deeq Raashin ah Lagaarsiiyay (DAAWO SAWIRRADA)

Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay ay dhibaatooyin nolol xumo ka cabanayeen dadka barakacayaasha ah ee ku dhaqan magaalada Kismaayo, dhibaatooyinka oo ka dhashay roobab maalmihii u danbeeyay ka da’ayay gobolka J/hoose…

Khalkhal Siyaasadeed oo fashiliyay nidaamka Maamulka Somaliland

Khalkhal Siyaasadeed oo fashiliyay nidaamka Maamulka Somaliland

Khalkhal siyaasadeed oo hadheeyay xisbiga talada haya ee Kulmiye oo la moodayay in lagu xaliyay shirwaynihii urukaa ee lasoo afmeeray horaantii bisihan ayaa waxa uu isku badalay in xukuumadu cagajuglayn…

Jaamacadda Plasma Oo Bur Burkii Kadib Si Rasmi Ah Maanta U Furtay Tartanka Kubadda Cagta Iskuullada

Jaamacadda Plasma Oo Bur Burkii Kadib Si Rasmi Ah Maanta U Furtay Tartanka Kubadda Cagta Iskuullada

Tartankan Kubadda Cagta ah waxaa ka qeyb qaadanaya 128 Iskuul Arday ka kala socota, tirada ciyaaryahannada ka qeyb qaadaneysa waa 2,304 (Laba Kun, Seddex Boqol iyo Afar) Ciyaaryahan waxaana soo…

Tartanka Koobka ee New England oo lasoo gabogabeeyay iyo Lewiston oo 3 :0…

Tartanka Koobka ee New England oo lasoo gabogabeeyay iyo Lewiston oo 3 :0…

Koobkii kubada cagta ee gobolada New England oo lasoo gabo gabeeyay axadii dhawayd ayaa waxaa 3: 0 koobkii kula caraabay kooxda Libaaxyada Lewiston iyaga oo ciyaartii Gabgabada kaga adkaaday kooxda…

Kulan lagu soo bandhigay Horumarka TV ga SOMSAT iyo kobaca wayn ee uu gaadhay oo lagu qabtay Dubia

Kulan lagu soo bandhigay Horumarka TV ga SOMSAT iyo kobaca wayn ee uu gaadhay oo lagu qabtay Dubia

Horumarka Somsat tv  iyo Kulankii Dubia iyo warbixintii madaxa SOMSAT.tv Maxamed Axmed iyo dadkii halkaa ka hadlay. Ceegaag.com…

Jabartiyiinta Eretariya oo sheegat in Daaroodka Soomaaliya ay qaraabo yihiin.

Jabartiyiinta Eretariya oo sheegat in Daaroodka Soomaaliya ay qaraabo yihiin.

Daawo Ceegaag.com…

Godoomisada Haweynka ee Dagmada Kismaayo oo maanta Barakacayaasha gaarsiisay Bacaha Guryaha La saarto (DAAWO SAWIRRADA)

Godoomisada Haweynka ee Dagmada Kismaayo oo maanta Barakacayaasha gaarsiisay Bacaha Guryaha La saarto (DAAWO SAWIRRADA)

Roobab xooggan oo maalmihii ugu danbeeyay ka da’ayay magaalada Kismaayo ayaa saameyn ballaaran ku yeeshay nolosha dadka, gaar ahaan dadka barakacayaasha ee ku dhaqan magaalada Kismaayo. Roobabkan ayaa waxay sababeen…

War Saxaafadeed: Dabaaldegga Maalinta Dawlad Goboleedka Jubaland

War Saxaafadeed: Dabaaldegga Maalinta Dawlad Goboleedka Jubaland

May 27, 2014 Mac-hadka Harumarinta Jubaland, Jubaland Development Institute (JDI), ayaa qabtay  shir-telefoon balaaran (teleconference) maalintii Sabtida ee bisha May 24keedii. Shirka waxaa gudoominiyay Madaxwayne  ku xigeenka koowaad ee Dawlad…

Maxaa ka soo baxay kulankii Albaabada u xirnaa eewada qaateen IGAD iyo Jubbaland ee Kismaayo?

Maxaa ka soo baxay kulankii Albaabada u xirnaa eewada qaateen IGAD iyo Jubbaland ee Kismaayo?

Wararka aan ka helayno xarunta madaxtooyada Jubbaland ee magaalada Kismaayo ayaa sheegaaya in xubnihii ka socday urur-goboleedka IGAD ee Isniintii shalay soo gaaray magaalada Kismaayo iyo guddiga soo xulista xubnaha…

Ugaas cusub oo lagu caleemosaaray Kismaayo [DAAWO]

Ugaas cusub oo lagu caleemosaaray Kismaayo [DAAWO]

Xaflad si heersare loo soo agaasimay islamarkaana ay kasoo qeybgaleen, Masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubba, Ugaasyo, Nabadoonno, Aqoonyahanno, Haween iyo guud ahaan qeybaha kala duwan ee bulshada islamarkaana ka dhacday…

Xafladii Shirsanadeedka Jaaliyada DDSI ee New England 2014

Xafladii Shirsanadeedka Jaaliyada DDSI ee New England 2014

Waxaa Magaalada Boston lagu qabtay wiigan shir baaladan oo sanadla’ah oo ay qabsadeen Jaaliyada DDSI shirkan oo ka dhacay xarunta New England ee  magaalada Boston. Daawo Xafladii oo lagasii daayay…

Roobab muddo 24 saac ka da’ay Kismaayo iyo Khasaare ay geysteen (DAAWO SAWIRADA)

Roobab muddo 24 saac ka da’ay Kismaayo iyo Khasaare ay geysteen (DAAWO SAWIRADA)

Roobab mahiigaan ah oo 24-tii saac ee lasoo dhaafay si xiriir ah uga da’aayey magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa sababay in uu gebi ahaanba istaago dhaqdhaqaaqa guud…

At least 10 dead in attack on Somalia’s parliament building

At least 10 dead in attack on Somalia’s parliament building

Mogadishu, Somalia : Al-Shabaab militants launched an attack Somalia’s parliament headquarters Saturday, leaving at least 10 people dead and more than 11 others wounded, witnesses and officials said. Members of…

Puntland oo siyaasadeesay Caleemo Saarkii Boqorka Daarood

Puntland oo siyaasadeesay Caleemo Saarkii Boqorka Daarood

Maamulka Puntland oo gacanta ku haya magaalada Madaxtooyada Daarood ee Qardho ayaa si ula kac ah ugu qasbay gudiga caleemo saarka in waftigii reer Khaatumo ee boqorkoodu casuumay laga dhigo…

Godwaraabe ninkujira ninkii ugu galay godka isgaa og’ waxa uu doonayo’Caaqil Hoolif”

Godwaraabe ninkujira ninkii ugu galay godka isgaa og’ waxa uu doonayo’Caaqil Hoolif”

Caaqil Axmed cabdi Gaas Cawil  (Hoolif) ayaa wiigii hore shir jaraa’id ooay beesha Jaamac Siyaad ku qabsatay Laascaanood soo qaatay Heestii Cumarshooli isaga oo ugu duur xulayay rag  hagardaamo wayn beesha…

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo booqday dhaawacyadii la dhigay Cisbitaal Madiina

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo booqday dhaawacyadii la dhigay Cisbitaal Madiina

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali Sheekh Axmed iyo qaar kamid ah golaha Wasiirada ayaa Saaka booqday Isbitaal Madiina oo ku jiraan qaar kamid ah dhaawacyada dadkii ku waxyeeloobay…

Boqorka Daarood ee 34aad oo lagu caleemo saaray magaalada boqortooyada ee Qardho

Boqorka Daarood ee 34aad oo lagu caleemo saaray magaalada boqortooyada ee Qardho

 Daawo Qudbadii Boqorka Daarood ceegaag.com  …

Ergadii Beesha Hayaag oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Taariikhiga ah ee Taleex

Ergadii Beesha Hayaag oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Taariikhiga ah ee Taleex

Waftigan oo kasoo anbabaxay bisha 21keedii degmada Ceegaag ayaa sedexdii cisho ee u danbaysay ugu xayirnaa roobab mahiigaana oo ka da’ay deegaanada Karin Dabaylwayn iyo Boocame. Waftigan oo ka koobnaa…

Page 1 of 41234