Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tartanka Koobka ee New England oo lasoo gabogabeeyay iyo Lewiston oo 3 :0…

Koobkii kubada cagta ee gobolada New England oo lasoo gabo gabeeyay axadii dhawayd ayaa waxaa 3: 0 koobkii kula caraabay kooxda Libaaxyada Lewiston iyaga oo ciyaartii Gabgabada kaga adkaaday kooxda reer Boston ee Boston-Strong  Ciyaarahan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay uruka Ciyaaraha ee Boston iyada oo dhamaan Gobolada New England Labolabo kooxood kayimaadeen.

Maraanu ka waraysanay Orodyahan Siciid Axmed oo ah Madaxa Gudi dhalinyareedka Soomaalida Boston ee loosoo gaabiyo USY, ayuu noo sheegay in ciyaaarahaasi u dheceen sidii ay uGu talo galeen haatana ay doonayaan inay sameeyaan Xul Qaran oo matala New England Ciyaaraha wadanka mareekanka iyo Canada.

Daawo Sawirada Kooxihii koonka Boston  ku hirdamay sanadkan.

 

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply