Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xuska maalinta qawmiyadaha iyo shucuubta Ethiopia oo maanta si weyn looga xusay Jigjiga

Waxaa maanta magaalada Jigjiga ka dhacay xuskii maalinta qawmiyadaha iyo shucuubta Ethiopia oo ay kasoo qeyb galeen marti sharaf aad utira badan.Marti sharaftii maanta xuska kasoo qeyb gashay waxaa kamida ah Ra’iisulwasaaraha dalka Ethiopia Hailamariam Desalegn, madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele, wafuud ka kala socotay Uganda,Kenya safiiradha dalalka caalamka, wafdi ka socday DFS iyo madaxda maamulada kajira Somalia.

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag