Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xildhibaan Sandheere oo si aada laagu soo dhaweeyay Magaaladisii Boston

Waxaa magaalada Boston  ka dhacay Xaflad aad loo agaasimay oo lagu soo dhaweenayay Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Aadan Sandheere, Xafladan ayaa waxaa isku soo duba riday Jaaliyada Boston oo si ayna u kala hadhin u soo dhaweeyay Xildhibaankooda oo kamida Raga Fara kutiriska ah ee deganaa Boston ilaa Qixii ee dib ugu noqday dalka si ay uga qayb qaataan dib udhiska dalka dhinacyadiisa kala duwan. Waxaa mahad gaara loo celinayaa Abaabulayaashii sida wayn uga qayb qaatay xafladan. Xasan Axmed Aadan Guray, Cabdiraxmaan Idho, iyo Xaaskiisa Armiyo Nuur.

Xafladan ayaa waxa ay ka dhacday Guriga marti sharafta ee Lambartos Waxaana ka mid ahaa dadkii iyagu soo qabsaday Microphone ka kuwa codkoodu soo gaadhay Ceegaag.( Ku dhufo magaca si aad codka u maqashid) 1. Cabdideeq Aadan Yuusuf, 2. Cabdiraxmaan Caydiid 3. Cabdiraxmaan Hiiraamoow, 4. Cabdulqaadir Yaasiin, 5. Murshid, 6. Shaale, 7.Wasiir Cali Faysal, 8. Xil Faadumo Daahir Aadan, 9.  Xuseen Fiin

Xildhibaan Sandheere ayaa aad ugu dheeraaday waxyaabaha uu qabtay ilaa intii uu Qaranka xilka Xildhibaanimo u hayay, Waxa uu ka xog waramay Codkiisii Baarlamaanka iyo waxa uu ku salayn jiray codayntiisa. Dhagayso Qudbadii Xildhibaanka iyada oo Soomaalia ah. Qudbadii Xildhibaan Sandheere Dhagayso iyada oo Engiriis ah oo uu Aqrinayo Asad Cabdirisaaq Aadan Asad Cabdirisaaq Aadan.

 

Cabdiraxmaan Indho Maleh

Ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply