Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xaliimo Cali Axmed oo ku geer yootay Gaarisa

“Innaa Lillaah Wa innaa Ileyhi Raajicuun,  Jaaliyada reer Boston siiba Marwooyinka Is Jecel dhamaantood  iyo Mudanayaasha kala ah Dr. Faysal Warfaa, iyo Gen. Maxamed Axmed Jaamac (Shaale), Cabdilaahi Gurxan, Aqoonyahan-Siyaasi: Xarbi Yuusuf Cismaan (Liibaan Bardocad), madaxa USY Siciid Axmed, Ismaaciil Saleebaan iyo Xussen Fiin ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Nimco Sheekh Yuusuf oo hooyadeed Xaliimo Cali Axmed AHUN  ku geeriyootay magaalada Gaarisa allah ha-u- naxariistee Marxuumada ayaa lagu aasay isla Gaarisa. Akhyaartan ayaa Marxuumada ILLAAHAY uga baryaya inuu u danbi dhaafo, Janada Fardowso ka waraabiyo qoyska iyo qaraabadana Samir iyo iimaan ka siiyo. AAMMIINN.AAMMIINN.AAMMIINN.

Sidoo kale hawlwadeenana shabakadan Ceegaag ayaa tacsi u diraye reer Sheekh Yuusuf  Cali Axmed AHUN  Marxuumadana waxaan ilaahay uga baryanaa inuu Janada Fardowso ka waraabiyo AAMMIINN.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply