Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xaflad lagu taageerayo musharaxnimada MJFS ee Bashiir Xaaji Cali oo lagu qabtay Muqdisho

Muqdisho. Arbaco, 03-02-2022. Waxaa magaalada Muqdisho ka dhacday xaflad agaasinkeedu sareeyo oo lagu taageerayo musharaxnimada Bashiir Xaaji Cali Jamaal uu u sharaxan yahay jagada madaxwaynenimo ee dalka Soomaaliya.

Xafladan oo ay iskusoo duba rideen mushtamaca ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa ahayd mid si’aada loogusoo bandhigay xaalada dalka siiba tan gobolada SSC.

hadaba nala daawo sidii ay u dhacday xafladaasi

Kalsan TV

Universal TV.

Horn Cable TV

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply