Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xaflad lagu muujinayay taageera Somali Americanka reer Boston u hayaan Musharax John Connolly oo ka dhacday Boston.

Xafladan ayaa si aada Soomaalidu isugu lugo duwatay inay taageeraan musharax qudha musharaxaas oo noqday John Connolly. Dhamaan hogaamiyaasha bulshada sida Sheekha magaalada SH. Yuusuf Cabdala ayaa isaga oo magaciisa ku hadlaya ku booriyay inay dadku taageeraan meesha loo badan yahay oo lamuujiyo midnimo.

Sidoo kale waxaa dadka la hadlay una sheegay inay ku faraxsan tahay meesha lamarayo Godoomiyaha RIAC Maryan Gaas. Sidoo kale Gudoomiyaha ururka YSU Siciid Axmed ayaa ina akhriyay qoraal uu soo diyaarsaday oo uu dadka waxay rabaan kusoo koobay. Cabdiraxmaan Hiiraamoo ayaa isna sheegay sida Shacabku Soomaalidu ugu hanwayn yihiin magaaladan Boston. Ugu danbayn Siyaasiyad Deeqo Jibriil ayaa ku tirtir siisay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaaladan inay dantooda iyo danta ubadkoodu ku jirto inay u codeeyaan John Connolly maadaama uu aamin san yahay in furaha horumarku yahay Waxbarashada ee uu san ahayn in dadka la dajiyo Guryo Dawladeed figradaa oo uu aamin san yahay ninka kula tartamaya jaga duqa magaalanimo ee Boston John Connolly oo magaciisa la yidhaahdo Martin Walsh.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag