Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xaflad lagu gunaanaday wakhtiga Xagaaga oo USY ku qabatay magaalada Boston(Daawo)

Xafladan oo ahayd tii ugu wayneed ee abid ay Soomaali soo agaasinto ayaa waxay isugu jirtay layli la laylinayay ubadka si loogu diyaariyo Hagaanka mustaqbalka Soomaaliya iyo kan Maraykanba. Waxaa kale oo garab socday Musharixiinta duqa magaalada Boston oo nid nid u imanayay si ay fariimahooda ugu gudbiyaan Soomaalida oo baryahan dhinaca siyaasada kuyara baraarugay.

Doorashooyinka Duqamagaalada Boston ayaana dadku aad usoo bixin si ay u codeeyaan balse Soomaalida oo had iyo goor codeeya ayaa waxa ay noqdeen snadkan kuwo codkooda loo arka inuu yahay lagamamaarmaan.

Usurka mideenta Soomaalida oo uu haatan majaraha u hayo orodyahanka caanka ah ee Siciid Axmed, Hadaba idinka oo kaga bogan doona xafladaa Naqal iyo Muqaalba TVga caalamiga ah SOMSAT barito 8:00PM siidaawada sawirada ..

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag