Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xaflad aad loo agaasimay oo lagu soo dhaweenayay Ra’iisalwasare Cabdiwali Gaas oo ka dhacday Harvard University ee magaalda Cambridge, Boston

Waxaa xalay ka dhacday Jaamacada Harvard University ee magaalda Cambridge, Boston xaflad aad u balaadhan oo lagu soo dhaweenayay Ra’iisalwasaarihii hore ee Soomaaliya ahna musharax u taagan jagada madaxwaynenimo ee maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Gaas. Xaflada ayaa waxaa ka soo qaybgalay Aqoonyahan Faysal Rooble oo isna Booqsho ku jooga magaalada Boston. Xafladan oo dhamaystiran goordhaw ka daawada Tv ga Caalamiga ahee SOMSAT.

Daawo Sawiradii Xaflada

 

 

 

ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag