Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Waxgaradka beesha Hayaag oo dibad iyo gudaba tacsi u diraya qoyskii iyo qaraabdii ninkii dhawaan lagu dilay Habari-Heshay

Shir dinaca isgaadhsiinta ah oo u sacday waxgaradka beesha Xuseen Siciid ayaa waxaa si cad looga horyimid faldanbiyeed ay dhawaan ka fuliyeen maleeshiyaad asal ahaan kasoo jeeda Ceegaag meel u dhaw tuulada Habari-Heshay faldanbiyeedkan oo lagu dilay nin aan cidna wax u dhimin iyada oo loo dilay aano qabiil arintan oo caado u ah Soomaalida balse aad uga fog Xadaarada, iyo dhaqanka dadka Islaamka u nasabsheegta.

Waxaaa kale oo waxgaradkan dusha  nacalad kaga tureen dadka iyagu garabka u noqday nin labo nin oo reer Ceegaag ah ku dilay magaalada OOG. Dadkan oo dan iyo miciin biday inay colaad ka dhex huriyaan dad walaalo ah oo isku deegaan ah. Ugu danbay waxaan ugu baaqanaa dadka deegaanadan inay nabadooda xejistaan nabadana aan layska carqaladayn.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag